|
|
| Waraysiyo |
|
|
Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab Sh Cali Dheere ayaa 28dii Disembar shaaca ka qaaday in Shacabka Muqdisho ay la mid yihiin Dowlada uu ku tilmaamay Ridada hadii ay dhageystaan Radio Muqdisho.
Sh Cali Dheere ayaa hadalkiisa u cuskaday Aayada 140 ee Suuradda An-Nisaa.
30 Dec 2009 |
|
|
|
|
Mujaahidka dhabta ah malagu yaqaanaa in uu Wajiga qarsado? Mujaahidiintii hore ee gaalada la dagaalamay malagu yaqaanay Waji qarsashada ama duubashada?
Wajiga oo la duubto ma Calaamad Mujrimbaa? Masa Mid Mujaahid?
Baahida oo wili taagan iyo dalabaad jira darteed ayaa dib loo soo daabacay qoraalkan oo ah mid mar hore lagu soo saaray webkan. 28 Dec 2009 |
|
|
|
|
Aabaha dhalay wiilka sida aadka ah loogu tuhunsanyahay in uu 3dii December isku qarxiyay Hotel Shaamow iyo dad kale ayaa muran ka keenay in wiilkaas ka dambeeyay qaraxaas.
Hadaba Aabaha iyo dadka muranka ka keenay arrintaas maxey ku doodayaan? Ma wiilka ayaa la bari yeelayaa masa Al-Shabaab? Mase Arrimo kale ayaa jira? 25 Dec 2009 |
|
|
|
|
Waxaa wili la isla dhexmarayaa khilaaf xoogan iyo kala jab ku habsaday kooxda Al-Shabaab.
Arrimaha ugu buuran ee khilaafkaas keenay ayaa sida la sheegay ah Qarixii Shaamow maadaama qeyb Shababaka kamid ah ay ka xumaadeen in aan la sheegan oo lagu faanin nasiib laawihii isku qarxiyay Hotel Shaamow. 24 Dec 2009 |
|
|
|
|
|
|
|
|