|
|
| Maqaallo |
|
|
Waxaan ka aqriyey Bogga Wardheernews.com qormo si gaar ah ii soo jiidatey oo uu qoruhu uga hadlayey asbaabta ka danbeysey ka wareejinta Prof.Gaandi wasiirnimadii Gaashaandhiga, asagoo cuskadey hadalo fadhi ku dirir ah oo xaqiiqda ka durugsan, dhamaantoodna ku biyo shubanaya difaac indha la’aan ah oo heyb ku saleysan.
08 Sep 2009 |
|
|
|
|
Qeyla dhaan isdaba joog ah ayaa ka soo yeeraysa kooxaha islaamiyiinta ee dagaalka kula jira Dowlada Soomaaliya, ayagoo adeegsanaya erayo lagu kicinayo dareenka dadka oo ay kamid tahay (Itoobiya baa wadankii qabsaneysa) (Shareecada Islaamka baa duulaan lagu yahay).
01 Sep 2009 |
|
|
|
|
Maalintii Jimcaha ee taariikhdu aheyd 21 Ogoosto, 2009ka kuna beegnayd shalay ayaa laga iclaamiyay Masjidka Nasrudiin ee Muqdisho in aan Salaad iyo Soon laga aqbaleyn cid walba oo aan u arag waajib sharci ah dagaalka lagula jiro Dowlada Soomaaliya.
Hadalkan ayaa ka soo baxay wadaad kamid ah raga wacyigalinta u qaabilsan Xarakada Al-Shabaab. 22 Aug 2009 |
|
|
|
|
Ha la yaabin cinwaankaan, ee waxaa mudan in lala yaabo hab dhaqanka xishoodka iyo diintaba ka murduxan ee kooxda khawaarijta ee loo yaqaan Al-Shabaab, waxey dhinac kasta nuxurkii ka rideen diinteenii qiimaha badneyd, waxeyna ku soo koobeen diintii mid wax lagu dilo, tu dadka loogu hanjabo laguna argagax galiyo, tu dadka xoolahooda lagu boobo, iyo mid ciqaab iyo caytan ah.
21 Aug 2009 |
|
|
|
|
Odayaasha Hawiye, Ganacsatada Muqdisho iyo dad badan oo ku diirsada dowlad la'aanta ayaa ka soo muuqan doona fagaaraha siyaasada marka ay dowladu ka faraxalato Kooxaha Nabada diidan. 19 Aug 2009 |
|
|
|
Waa Sheeko Xaqiiqo ah oo ka dhacday Gudaha Somaliya, Waxayna Noqon doontaa mid Taxane ah. 07 Aug 2009 |
|
|
|
Akhristayaal waxaan idiin fududeeynay inaad halkaan ka akhrisataan Dastuurka Cusub ee Dowladda Puntland. 07 Aug 2009 |
|
|
|
 Dadweynaha ku dhaqan Bay iyo Bakool ayaa tabay Afhayeenkii hore ee Xarakatu Shabaabil Mufsidiin Abuu Mansuur kadib dhibaatooyin joogto ah oo rukun ka noqday goboladaas sidii Mr.Mansuur xilka looga qaaday. 31 Jul 2009 |
|
|
|
|
Axmed Godane oo ah Mooryaanka madaxda ka ah Xarakatu Shabaabil Mufsidiin ayaa ku ceeboobay hadalkiisii ahaa in ciidamada dowlada hubkooda ku soo wareejiyaan 5maalmood.
Si ceebtaas loo qariyo ayay ku marmarsiyoodeen in dagaalku waji cusub galay, taas oo meesha ka saareysa 5tii Maalmood ay qabteen. 13 Jul 2009 |
|
|
|
|
Waa qormo lagu naqdinayo qoraalo ka soo baxay Dr.Maxamuud Maxamed Culusow, dibna loogu eegayo xaqiiqda dhabta ah ay Siyaasada Culusow xambaarsantahay.
WQ: C/qaadir Gutaale 22 Jun 2009 |
|
|
|
|
Soomaalidu waxaa dhici karta in aysan gebigeed mu’miniin ahayn oo aysan cibaadaadka, cilaaqaadka dhexdooda ah iyo mucaamalaadka Islaamku amray si fiican u garanayn ama u gudan. 22 Jun 2009 |
|
|
|
 Sida maalmahanba la maqlayay Waxaa isa soo taraya wax korka uga muuqda guulo ay gaareen Khawaarijta Xarakatu Shabaabil mufsidiin iyo Xisbul Fasaad, waxaase is weydiin mudan Guulahaas ma yihiin guulo dhab ah mise waa bilawgii jabka Kooxaha isku bahaystay daadinta dhiiga Shacabka Soomaalida? 20 Jun 2009 |
|
|
|
|
Waa qiso la yaab leh oo ku dhacday qoys carbeed, lagana qaadanayo cibro iyo waano.
WQ:Axmed Deeq Maxamed 13 Jun 2009 |
|
|
|
 Qoraal aan kol hore faafiyey oo cinwaankiisu ahaa “Aljazeera iyo reer Aala-thaani kee baa afuufaya aafada ? ayaan aqristayaal badan uga muteystey bogaadin iyo mahadcelin halka kuwa kale oo koobana ay iga soo gaartey dhaliilo ku aadan in saldhigga hadalkeygu yahey qabiil naceyb, anigoo ka sugayey in ay mawduuca aan ka hadley ay si xadaari ah u cabiraan dhaliisha ay ka qabaan fikirkeyga, ayna xusaan qodobada ay wax ka tabanayaan, taasoo noqotey nasiib darro mid aan dhicin.
Axmed Deeq Maxamed 31 May 2009 |
|
|
|
 sheeko soomaaliyeed ayaa waxay leedahay islaan baa wiilkeedii hadalkii ka dib dhacay markaas ayay ilaahay ka bariday inuu wiilku hadlo, laakiin ilaah kama aysan baryin in uu wax san sheego,wiilkii kalimadii ugu horaysay ee uu yiraahdo waxay naqatay mid aan islaantii cajabin oo ay ka xumaato markaas ayay hadana ku ilaah bariday oo tiri ilaahow shib iigu sii.
W/Q: Xasan Maxamed
16 May 2009 |
|
|
|
|
Waxaa ku bilabaayaa qoraalkayga magaca ilaahay subxaanuhu waa tacalaa .
Waxaa haboon in hadaan nahay soomali aan is xasuusino waxyaabo badan
Kolay waxaa ognahay nin kasta oo maanta xilkasa inuu ogyahay in muddo dheer 16 Mar 2009 |
|
|
|
|
Kooxaha xadgudbay ee fasaadka wada, kuna gambanaya magaca diinta, gaalaysiinaya dadka muslimiinta ah, marwalba marmarsiyo cusub ma waayaan. 11 Mar 2009 |
|
|
|
|
Waa qormo ka hadlaysa cawaanta Al-Shabaab iyo wixii la halmaala, kuwaas oo sabab u noqday in ay fuliyaan wajiga koowaad ee shirqoolka gaalada. 10 Mar 2009 |
|
|
|
|
Shacab badan ayaa soo dhaweeyay magacaabista golaha wasiirada cusub, hadana waxaa jira dad aan qancin sababtuna ay tahay beeshoodii oo aan helin wax u cuntama. 21 Feb 2009 |
|
|
|
|
|
|
|
|