Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Kooxaha xadgudbay ma aqbali doonaan ku dhaqanka Shareecada Islaamka Posted to the Web Mar 11, 01:20

Kooxaha xadgudbay ee fasaadka wada kuna gambanaya magaca diinta, gaalaysiinaya dadka muslimiinta ah, marwalba marmarsiyo cusub ma waayaan.


Dad badan baa islahaa waa mujaahidiin Allah dartii u dagaalamaya, danta kaliya oo ay leeyihiin waa in cadowgu baxo, Allah mahadii cadowgii waa baxay, dagaalkiina waa sii wadeen, ayaga oo marmarsiyo ka dhiganaya waa in diinta Islaamka lagu xukumaa dalka, Sh Shariif waa ku dhawaaqay in shareecda Islaamka la isku xukumayo.


Shalay oo ay taariikhdu ahayd 10maarso,2009ka, golaha wasiirada ayaa isla gartay in shareecada Islaamka la isku xukumo, insha allah baarlamaankuna dhinacooda ayay ka ansixin doonaan.


Suaashu waa, kooxaha muqaawamada sheegta hubka ma dhigi doonaan maadaama la ogolaaday arimihii ay marmarsiyaha ka dhigan jireen, dhiiga muslimiintana ku baneesan jireen?    jawaabtu waa maya maya maya.


Qof walba oo garanaya kooxahaan aan marmarsiyahooda dhamaanayn, meesha ay salka ku hayaan iyo faraca ay ka soo jeedaan, jawaabtaas oo kale buu helayaa, waxaana usoo baxaysa Dowlada Sh Shariif xataa haday malaaig noqdaan xabada laga dhaafi mayo, marmarsiyo lagu gaalaysiiyo dhiigoodana lagu baneestana la weyn mayo.


Faracooda iyo meesha ay ka soo jeedaan ayaa keensanaysa in aan la qancin karin, waxay ka soo jeedaan ragii Saxaabada rasuulka SCW gaalaysiiyay, oo dilay Cali Bin abii Daalib Allah haka raali noqdee, wiliba midkii dilay uu u arkayay in uu janada ku galayo.


 Cali oo fadligiisa aan la soo koobi karin, ayna ku filan tahay in janada loogu bishaareeyay ayaan ka badbaadin, marmarsiyaha ay saxaabada kula dagaaleen ayay maantana dadka kula dagaalaan, oo ay kamid tahay isku xukunka shareecada Islaamka.


Walaalayaal haku sirminina isku xukunka shareecada Islaamka oo ay la qaylinayaan, waa hadal sax ah oo ay baadil ka hoos wataan, kuwa ay ku abtirsadaana saas ayay ula qaylin jireen isku xukumka shareecada Islaamka.


Aabaha ay ku abtirsadaan ayaa Rasuulka SCW cadaalad xumo ku sifeeyay.


Ragu waa ragaas, 100% hadii diinta loo qaatana laga badbaadi mayo, Dowlada cusubna goaan kasta oo wanaagsan oo ay qaadato soo dhaweyn mayaan, irid fitno markii la xiro mid kale ayay furayaan. Allah shartooda umada haka qabto.


Cumar Wehliye.   cumarwehliye@gmail.com


Miisaanka.com    Email: miisaanka@gmail.com


 


 


 


 

No comments have been provided.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.