Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Maqaal: Xalka xageen ka raadinaa? Posted to the Web Feb 11, 18:03

Waxaan aad u dhagaystay qudbadihii ay soo jeediyeen murashaxiintii u taagnaa jagada madaxweyne nimada dalka, habeenkii ay taariikhdu ahayd 30-01-09. Runtii, kow iyo tobana qofood ee Madaxweynenimada u sharraxnaa  waxaad moodaysay dhammantood inay ahaayeen rag dhibaatada soomaaliyeed bilowgeedii mogaa waayo qodobada ay aadka ugu dadaaleen inay ka hadlaan iyo waxaa aad u kala fogaa waaqaca rasmiga ah ee dalka ka jira waqtigan xaadirka ah.


Su'aasha aad ka u muhiimka ah  ee la doonayo in loo helo jawaab waxa ay tahay goormee ayaa qaranimada soomaaliyeed burburtay,maxaase saldhig u ahaa. Haddii amuurta halkaas laga abaaro waxaa la gaarayaa xal, laakiin hadii layska indha tiro, xaalku waxba iskama badeli doonaan oo sida uu yahay hada ama kas ii xun ayuu ahaanayaa.
Run ahaantii soomaaliya waxa ay qaranimadeedii burburtay 1991. Waxay kas ii dartay markii cumar carte qaalib ku dhawaqay in ciidamada qaranku ay tahay inay isu dhibaan kooxaha hubaysan ee jabhadaha ah in kastoo ay ciidammada laftoodu ahaayeen kuwa maamulkoodu aad u kharriban yahay wixii ka dambeeyay dagaalladiii 1977dii ee aan Etiobiya la galnay. Wixii maalintaas ka danbeeyay waxaa sii badanayay qaska iyo jahawareerka siyaasadeed, heer la ilaaway sababta loo dowlad la' yahay oo dowladii la keenaba caguhu dhulka u qaban waayaan,oo laagu rafanayo dib u heshiisiin aan dhamaanayn.
Somaaliya waa dad isku diin, isku af iyo isku dhaqan ah, waana dad is jecel oo taas waxaad ku garanay saa 20 sano oo dagaalo sokeeya ah kadib iyo intii lagu jirayba markii aad tahay qof rayid ah waxaad mari kartaa gobol walba,  waxaad degi kartaa gobolkasta, waxaad ka guursan kartaa qabiil kasta ee soomaaliyeed. Hadaba see wax u jiraan?


In kastoo maamulxumadii sababtay burburka iyo nadaam kala dambeyn la’aantii ka dambeysay ay bulshaweynta soomaaliyeed dhibaatooyin waaweyn u geysteen haddana runtu waxay tahay in dadka is haysta ee dib u heshiisiinta u baahan aysan ahayn bulshaweynta somaliyeed ee ay yihiin kooxaha damaca siyaaasadeed indha tiray, kuwaas oo sabab u ah qilaafaadka iyo dagaalada dhexmara shacabka.  Iyaga ayaa runtii u baahan inay ku heshiiyaan kursiga ka samaysan lafaha dadka ee dulsaaran badweynta dhiiga ah, kaas oo ay dartiis dalka iyo dadkaba uga reebeen asaagood.


 


Waxaan ku soo bandhigayaa halkan tusaale ayidaya ra'yigayga ah in loobaahan yahay ciidan qaran, xalkuna uusan ka sokayn ilaa laga helo, hadii la helana loga gudbaayo dowlad la'aanta, sababtuna waxa ay tahay dowlad la'aanta iyo qilaafka aan dhamaanba waxaa u sabab ah ciidan la'aanta.
Sida aad ogtihiin ama aan la inkiri karin waxaa jira dowlado badan oo Afrika ah ama Bariga Dhexe oo xukumadahooda ay ku dhisan yihiin nidaam boqortooyo,ama jamhuuriyado layska dhaxlo, kuwaasoo uusan shacabkodu ku qanacsanayn. Waxyaabaha u diidaya inay kala daataan waa in ay ka jiraan ciidamo qaran kuwaasoo u dhaartay inay ilaaliyaan midnimada qarankooda, marnabana aan ogolaanayn in cid walba ay samayso wixii ay doonto.
Ujeedadaydu ma aha in dadka la caburiyo laakiin ciidan la'aan waa dowlad la'aan,xataa wadamada horay u maray waxa ay ku faanaan kuna tiirsan yihiin awoodda ciidankooda, iyo kala danbaynta iyo isku xirnaantooda.
Hadaba Somaaliya inta madaxweynuha ay ciidan u yihiin reerkiisa dib u heshiisiin iyo baryo waxba laguma keenayo, Taasoo dhibkeedu yahay markii Madaxweynuhu meesha ka baxo in wax walba ay noqonayaan koow iyo dib u unkiid cusub. ka soo bilow cali mahdi, C/qaasin, c/hi yuusuf, intaba lagama dhaxlin awood ciidan oo ilaalisa dalka iyo dadka.
hadaba xalku waxa uu yahay in la helo labo sheey kuwaas oo u taagnaan doona ilaalinna doona jiritaanka qarannimada.
1) Kan hore waa in la helo garsoor madaxbanaan kana caafimaad qaba jahli iyo qabiil;
 2) Kan labaad waa in la dhiso ciidamo qaran,kuwaasoo laga soo kala xulyo gobolada dalka,si ay u ilaaliyaan aminiga iyo kala danbaynta hadii uu joogo Madaxweyne iyo hadii uu dhacaba. Waa in ay yeeshaan nadaam dawladeed  si ay u ahaadaan ciidamo qaran oo aysan u ahaa cidammo madaxweyne sameystay.


Anigu ciidan ma noqon weligeey iminkana in aan noqdo ma aha qorsheygu. Waxaan ahay aqoonyahan ummadda wax u bartay, waxaan aamin sanahay kharashayada lagu bixinaayo kala laaluushka ragga kursigu madax maray,hadii loo weecinlahaa dhan kaan in iygana amaan laga heli heli lahaa dalkuna yeelanlahaa ugu yaraan tiir aan dumin.
qore c/casiis xoogsade


aziizxg@hotmail.com

No comments have been provided.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.