Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Maqaal (mudaharaadka ama banaanbaxa) Posted to the Web Jan 20, 22:57

Maxay Diinta ka qabtaa banaanbaxa ama mudaharaadka?


Kama qarsoonna arday kasta ee runta doona inaysan bannaaneen mudaharaadyada, maxaa yeelay culimada waaweyn ee Islaamka waxay yiraahdeen ma bannaana, sidaas darteed waxaan u arkay inay waajib tahay inaan soo uruuriyo, aniga oo aad u soo koobayo fataawaha culimada waxay ka yiraahdeen banaanbaxa, si ay u ogaadaan Muslimiinta arinkaas aan la socon.



Sheekh al-callaama Maxamed Naasirud-diin al-Albaani –Eebbe ha u naxariistee- wuxuu yiri:


Mudaharaadka waa wax nooga yimid dibadda oo waddamada reer Galbeedka ee Gaalada ah iyaga ayaa lagu yaqaanay inay banaanbaxaan, sidaas darteed mudaharaadka wuxuu ka mid yahay waxyaabaha Diinteena noo diidday inaan uga dayano Gaalada.



Sheekh al-callaama CabdiCaziiz ina Baaz –Eebbe ha u naxariistee- wuxuu yiri:


Nebi Maxamed naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee iyo Asxaabtiisa Eebbe ha ka raali ahaadee weligood ma aysan banaanbixin ama ma aysan mudaharaadin.



Sheekh al-callaama Muqbil al-Waadici –Eebbe ha u naxariistee- wuxuu yiri:


Waxaan Muslimiinta uga digayaa inay mudaharaadaan ama ay ka qaybqaataan banaanbax.



Sheekh al-callaama Maxamed ina Saalix al-Cutheymiin –Eebbe ha u naxariistee- wuxuu yiri:


Mudaharaadyada waa wax bidco ah, oo lama aqoon xiligii Nebiga n.n.k., xiligii Khulafada Raashidiinta iyo xiligii Asxaabta Eebbe ha ka raali ahaadee.


Wuxuu sidoo kale yiri: Haddii cidda lagu mudaharaadayo Muslimiin yihiin, Muslimiintaas waxaa ku filan in lagu waaniyo Kitaabka Eebbe iyo Sunnada Rasuulkiis n.n.k. sidaas ayaa wanaag ugu jirto Muslimiinta, haddiise cidda lagu mudaharaadayo gaalo yihiin, Gaaladaas ma kala jecla haddii lagu mudaharaado iyo haddii kaleba, Mudaharaadkana wax uu soo kordhinayo ma jiro oo xaaladda wax uu ka beddelayo ma jiraan, sidaas darteed waxaanu u aragnaa inuu mudaharaadku yahay waxaan bannaaneen.




Sheekh Saalax al-Fowzaan -Eebbe ha dhowree- wuxuu yiri:


Mudaharaadka ka mid ma aha waxyaabaha Muslimiinta ay sameeyaan mana aysan garan jirin Muslimiinta waagii hore.



Sheekh al-callaama Axmed ina Yaxye an-Najmi –Eebbe ha dhowree- wuxuu yiri:


Mudaharaadka ama banaanbaxa ma aha wax Islaamka uu garanayo mana qirayo ee waa wax bidco ah oo ka mid ah waxyaabaha Gaalada ay sameeyaan, iyaga ayuuna nooga yimid oo Gaalada wixii ay sameeyaanba ma ku dabadayannaa?.


Wuxuu sidoo kale yiri: Islaamka kuma guuleysto in la mudaharaado ama la banaanbaxo ee Islaamku wuxuu ku guuleystaa Jihaadka ku dhisan Caqiidada saxda ah iyo siduu jideeyay Maxamed ina Cabdullaahi nabadgelyada Eebbe iyo naxariistiisa korkiisa ha ahaatee. Rususha iyo dadkii raacay waxaa lagu imtixaanay dhibaatooyin badan lamana farin inay dulqaataan mooyee yacni sabar, siduu Eebbe Qur’aankiisa ku leeyahay:



{استعينوا بالله واصبروا إنّ الأرض لله يورثها من يشاء من عباده والعاقبة للمتقين} [ سورة الأعراف : 128] .





Sheekh CabdiCaziiz ar-Raajixi –Eebbe ha dhowree- wuxuu yiri:


Mudaharaadka ka mid ma aha waxyaabaha ay Muslimiinta sameeyaan ee waa wax dibadda nooga yimid, waxaana mudaharaadka laga yaqaanay waddamada reer Galbeedka ee Gaalada ah.



Waxaa soo diyaariyay


CabdiRisaaq Maxamed Cilmi

”ina Warfaa”


ina_warfaa@hotmail.com


No comments have been provided.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.