Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
MAXAA GOBOLKA GEDO KA DHIGAY GODKII CADOWGA ? Posted to the Web Jan 17, 18:32

Waxaa maanta ilaah mahdii ahaa in kufaartii saliibiyiintii tigreega laga cayriyey dhulkii soomaliyeed, siiba caasimadii shacbiga soomaliyeed ee muqdisho, oo mudo laba sano ka hor shaqsiyaad ah cadowga  ummada soomaliyeed, isla markaana ah munaafaqiin murtadiin ahi ay ku soo hogaamiyeen cariga islaamka soomaliyeed, maanta xaqiiqadii waxay noqtay in ilaah ku guuleeyo muqaawamadii barkaysneyd ee jihaadka kala horyimid cadowga ilaahay iyo shacbigii soomaliyeed oo is kaashanaya cadowgii nabad iyo horumarka u diiday shacbiga soomaliyeed mudada dheer, isla markaana rucub iyo guuldaro u soo hoyatay murtadiidntii iyo munaafaqiintii axmaarada u ahaa jawaasiista
 
Mahdaa iyo axmadigaa alle ka dib, waxaa wax lala yaabo iyo yaqyaqsi ah in qurunkii iyo haraadigii xabashigii isku urursadeen gobalada gedo ee dhulka soomaliyeed, deegaanadaass oo ahaa meeshii ugu horeysay ee munaafaqiin iyo murtadiin degaankaa u dhashay oo u hogaaminyey murdad cumar xaaji masale uu ku soo hogaamiyo cadowga muslimiinta manadaqadas gedo sanadkii 1996, waqtigaas oo xukun islaami ahi uu degaankaas ka talinaayey, waqtigaas murtadaka weyn ee cumar xaaji masale waxaa u dhulkaa ka bilaabay dil, dhac, kufsi, iyo barakicin ummadii muslinka aheyd ee degaankaas sida nabad ah ugu nooleyd, aakhirkii ilaah uma gargaarin munaafaqaas, maanta wax uu qaxooti ku yahay oo uu wareegaa wadanka dibadiisa, isagoo  ah danbiile mujrim ah, ilaahayna aan ka rajeyneyno inuu sahalo in dhawaan isaga iyo murtadiin badan in maxkamada lagaga gooyo danbiyadii ay ummada ka galeen la horkeeno
 
Taariikhda mujrimiintu iyo munaafaqiintu waa mid isku mid ah soona noqnoqta inta cadowga muslimiintu u heelan yahay waxyeelada shacbiga muslinka ah, maanta gobolkii gedo waxaa isku uruursaday cadowgii ilaahay ee shacbiga iyo muqaawamada muqdisho xoogga iska cayriyeen, waxaan hor boodaya murtadiin iyo jawaasiis caana ah oo gobolkaas u dhashay oo uu hor jooge u yahay barre hiraale, waxay xasuuq iyo barakacin ka wadaan deganadaas oo mudooyinkan dambe nabad ahaa
 
Waxaa nasiib daro ah inay shacbiga soomaliyeed qaar ka mid ahi garashadii iyo diintoodiiba qabiil iyo qololo waxyeelo u geeysatay, maanta waxaad ku arkeysaa qaar ka mid ah warbaahinta qabaa'ilka qaar ka mid ah oo isxejinaya murtad barre hiiraale, isla markaana ku difaacaya cadaawada uu u qabo islaamka iyo shacbiga soomaliyeed, waxaase wax laga xishoodo ah maanta oo xabashi tabarteedii iyo awoodeediiba ay jabtay, oo shacbiga soomaliyeed iyo muqaawamadu ka guuleystay, in  weli dadka qaarkiis aaminsan yahay xabashi baa wax idin tari oo dhul iyo maamuul idiin sameyn!!!!!!!!!!!!!!!!!!!, waar miyaan lagu cibaaro qaadan in xabashi ay murtadkii cabdullahi yusuf waxba tari kari weyday, aakhirkiina uu naftiisa la baxsaday, waa maxay gargaarka iyo taageerada cadowga jabay ee xabashi maanta laga sugayo, ee jaajuuska loogu yahay, isla markaan lagu marti gelinayo, xoolahana loogu qalayo cadow soo jabay oo ilaah nacay
 
Sidoo kale waxaad arkeysaa shaqsiyaad badan oo markii hore muqaawamada muqdisho taageeri jiray, iskana dhigi jiray in ay yihiin muslimiin wadaniyiin ah oo cadowga xabashida neceb, isla markaana xitaa masaajiada caadifad iyo xamaasad la dhex joogay, maanta markay maqleen barre hiraale baa xabashi soo wata, dhamaantood wey iswada badaleen, oo waxay u sacab tumayaan munaafaaqaas cadowga xabashida ee jabtay nafta ka raadinaya, iyagoo ku riyoonaya xabashibaa dhul iyo kismaayo muqaawmada ka saari, oo idinka idinku wareejin si aad dekeda kismaayo canshuur uga qaadaan, xabashiduna kor bay idinka ilaalin,  aleylehe waa garasho khasaartay
 
Waqtigii cadowga ilaahay dagaalka lagula jiray waxaa xusid mudan in warbaahintu door libaax ka qaatay baraarujinta iyo geesinimo gelinta muqaawamada iyo shacbiga soomaliyeed, waxaan la iloobi karin warbaahintii baalka dahabka ah ka gashay taariikhda dibu xoreynta iyo la dagaalanka murtadadiintii axmaaro u shaqeynayey, waxaan halkan ka xusayaa warbaahinta  DAYNIILE, AMIIN ARTIS, QAADISIYA, DALKANEWS iyo kuwo kale oo badan oo aanan halkan ku  wada xusi karin magacooda
 
Waxaan talo u soo jeedinayaa warbaahinta GEDONET  qorayaashooda in ay ilaahay ka baqaan, kana toobad keenaan tageerida iyo sacab tumida mujrimkaa barre hiraale ee maanta xabashi oo ilaahay nacay,lagana cayriyey dalkii oo dhan maanta hoosta uga jira, ee wali wada waxyeelada shacbiga soomaliyeed ee muslimka ah. Waxaan idin leeyahay aamusnaanta iyo u il-jebinta mujimkaas barre hiraale ka baxa, isla markaana shacbigeena ku dhiiri galya , kuna baraarujiya in aan cadoga meel uga soo wadajeedsano xabashi iyo waxii u jaajuus ahba, kuna dayda warbaahinta caasimada ee dagaalka la gashay kuwii sheegeanyey islaam la dirika ee u dhashay muqdisho, hana ku difaacina barre hayb qabiil
 
Shacbiga gedo ilaah waa u gargaarayaa, guushiina wey dhowdahay, ee guntiga ha la adkeysto, hana la taageero walaalaha muqaawada ee dadaalka ugu jira in cadowga ilaahay ay ka sifeeyaan gododka cadowgu ku haray ee ku yaala degaankeena gedo
 
Guusha ingaa leh, guul darna murdadiinta iyo cadoga ilaah baa leh


SALAH ARTAN


mow15@hotmail.com
 

13 Comment(s)

Hodan   bari

5:29am on Sunday, August 29th, 2010

Wagar . Waar idinkaa tiinu idin cuslaysaye maxaad mid kale isu dul saareysaan , dadka ma diintaad ka xigtaan ma idinkaa dadka diinta soo galshay mase ka saari kartaan soow ma ogid in allah dadka quluubtooda uu gadgadiyo oo kuu doono hanuuniyo ma laga yaabaa kuwa aad murtadka ku leedihiin inay allah agtiisa idinkaga khayr badan yihiin oo idinku tihiin kuwa khalqiga ugu sharta badan allah ka baqa idinkuna allah u toobad keena khayrna ka doona qof kalana haku mashquulina nin walbaa tiisu cuslaysay

maya   denamark

9:04am on Monday, August 23rd, 2010

waxan salamaya dhamaan inta ka damqaneysa dhibka somali heysta waxana donaya in aan su aal uso jeediyo dadka meshaan ka hadla war waan diidaneyn itobiya su aal kama taagno in gaalo aanan rabin laakin ayadon gaalo joogin ayaan heshiin weynaye seen hada u heshiina mida kale dadka somalia waa wada muslim laakin waxan u jeedna in īdad gaar ah ay muslim yihiin dadka kalena ay gaalo yihiin maxa sababay su aashaas haleyagaso jawaabo bye

suheyb nuur maxamuud   soomalind

7:58am on Monday, August 23rd, 2010

asaamu calayku waraxmatulaahi wabaraakaatwaxaan walaalahay muslimata ah fariin ugu dirayaa ama uga baaqayaa inaan la jiijin jihaadka ka socda somalia ilaa laga saaro cadawga ilaahay iyo dabadhilif yaasha dawlada safiif murtad walaahay muslimaata ha gaar ahaan walaahay mujaahidiinta ah waxaan u baaqayaa inay qaataan ama nasri wa ima shahaada

suheyb nuur maxamuud   soomalind

7:55am on Monday, August 23rd, 2010

asaamu calayku waraxmatulaahi wabaraakaatwaxaan walaalahay muslimata ah fariin ugu dirayaa ama uga baaqayaa inaan la jiijin jihaadka ka socda somalia ilaa laga saaro cadawga ilaahay iyo dabadhilif yaasha dawlada safiif murtad walaahay muslimaata ha gaar ahaan walaahay mujaahidiinta ah waxaan u baaqayaa inay qaataan ama nasri wa ima shahaada

abuukar   filand

1:31pm on Sunday, August 15th, 2010

halkaan waxaan kasalaamayaa muslimiinta dhamaantooda meel waliba ee joogaan marka hore ramadaanka fadligiisa ilaahey haguga qaadaado somaali dhibaatada heysata manta

daljaceyl   Soomaaliya

4:57am on Sunday, April 25th, 2010

ASCW:
warka ninka qoray qoraalkan SAHAL ARTAN waxaad qortay waa been, waxaadna iska dhigeysaa nin muslina
Ma ee sheegi kartaa meesha aad qof muslin ah ku sheegtay GAAL ogow qofkii qof muslina ku sheega GAAL isagaa ka jawaabi aaqiro. Waxaa ku soo hartay arita GEDO, DAAHIR TUUG AMA DAAHIR AWEYS markii uu sanadkii 1992 uu weeraray BOOSAASO iyo sanadkii 1996 markii uu GEDO weeraray maxuu wax ugu qaban waayay MUQDISHO oo dadka Soomaliyeed lagu xasuuqayay oo gabdha muslinka MASAAJIDKA dhexdiisa lagu KUFSANAYAY markii jabhadii USC iyo caydiiday iyo HABARGIDIR dadka nool nool cunayeen muxuu u hadli waaay. waryaa hadba shaati ha soo xiranine ku joog shaatigii QABIILKA iyo MOORIYAANTA.

c/casiis   qardho

6:22pm on Monday, March 8th, 2010

waxaa weey fariinta aan iina soodirayo markahore inad kadabaysaan madxdiin qiimaha iyo qaayahaleh intaas kadib waxaan doonayaa siidas manadoo nayo inaan kusiidhee raado

sheikh abdirahman   jooga sweden

3:59pm on Sunday, February 21st, 2010

marka hore waxaan halkaan kasalaamayaaa dhammaan umadda muslinka ah meel kasta oo ay joogta gaar ahaaa shacabka soomaaliyeed ee muslinka ah haddii aan kahadlo qadiyada gobalka gedo . gobalka waxaa uu mid yahy gobalada dalka soomaaliya oo 18da ah muskiladiisa waxaa ay soo bilaabatay 12kii aug 1996 ayaa waxaa ku soo duulay cadowga soo jireenka ah ee soomaaliyeed oo ay hogaaminaysay wayaanade tigteeda waxaa cadowgaa hor waday mujrimka weyn ee lagumagac aabo cumar xaaji masale daalimkaas oo raadinahayey xukun iyo in uu qasa shacabka muslimka ah ee degan gobalka gedo duugana nuurka ALLE ayaa soo hogaamiyey tigreeda .kadib waxaa ay noqotay shaaricyada gobalka gedo in ay is daadiyaan maydadkooda kuwii uu watay ileen waa wax dulmi raadiahayee waxaa halkaas wixii ladhigay maydkooda ka mid ahaa ku xigeenkiisi mujrim cali nuur oo la dhigay kastamka belad-xaawo. kadib waxaa halkaa ka kacay canaasiir kale oo u jaajuusta wayaanada tigreed iyo nasab dhiman waxaa lakala oran jiray jaajuus GOOBE iyo nuur mataan biriq iwm. hadda waqtixaadirkaan waxaa raadkii kuwii kala hayo dijaal cawir hiiraale . jidaal hiraale waxaa uu soo qaribay jobbada hoose al xamdulilaah waa la soo dharbaxay hadda waxaa uu naf ka dayey wayaanada tigreeda. okey haddii aan u soo dhacaadhaco jawaabta ah maxaa sababay qaska in uu ka hariwaayo gobalka gedo waxaa jooga gobalka saraakiishii dowladii hore ee maxamed siyaad bare riday oo cunaysay daqliga yaalo raas-casayr iyo raas-kanbooni inta u dhaxayso daqligii asaga ahaa ayaa waxaaa ay ka raadinayaa gedo mana yaalo saaas ayaa keenayso qaska iyo in loo jaajuusa wayaanada tigreeda dadka gobalka u dhashayna waa diideen in hantidooda la booba oo waxaa ay qabsadeen xariga ilaah .ok waxa jooga dolow oo uu wato digaal hiiraale waxaa ay raadinahayaan boob iyo qalalaaso waxaan leeyahay nacasyada jooga dolow waxaad boobtaan mayaalo baled-xaawo iyo gobalka in tiisa kalee beeraha fasha oo xamaasha ayaaa inku kuwaaninahayaa haddii aad diidaan waxaad la kulmaysaan cadaab aduun iyo aakhiraba A/C/W/B
BYE SHEEKH ABBDI RAHMAAN MAXAMED CADDE

A/C AHMED IBRAHIM   FINLAND HELSINKI

4:59pm on Friday, February 19th, 2010

haddii aan kawaramo xaalada gobalka gedo dagaalka waxaa oogu horeeyey xasan daahir aweys asaga ayaa dhibay soomaaliya iyo gobaladaba mida xigta haddii aan ka hadlo Barre hiiraale dhammaan qabqablayaasha jooga dollow waxaan leeyahay oo maysan dhalanin gobalka gedo waxaa uu ku dhashay gal-guduud waxaa uu qaribayaa gobal uusan udhalan isku duuduub asaga iyo ina daahir weys iyo wax watto AL-shabaab oo jooga gobalka waxaan leenahay nooga olalinta gobalka angaa iska lehe dhammaantii meelahaad katimaadee aado waxaad lamidtihii ALLAHA caddaabee mujrim cumar xaaji masale

A/C AHMED IBRAHIM   FINLAND HELSINKI

4:58pm on Friday, February 19th, 2010

haddii aan kawaramo xaalada gobalka gedo dagaalka waxaa oogu horeeyey xasan daahir aweys asaga ayaa dhibay soomaaliya iyo gobaladaba mida xigta haddii aan ka hadlo Barre hiiraale dhammaan qabqablayaasha jooga dollow waxaan leeyahay oo maysan dhalanin gobalka gedo waxaa uu ku dhashay gal-guduud waxaa uu qaribayaa gobal uusan udhalan isku duuduub asaga iyo ina daahir weys iyo wax watto AL-shabaab oo jooga gobalka waxaan leenahay nooga olalinta gobalka angaa iska lehe dhammaantii meelahaad katimaadee aado waxaad lamidtihii ALLAHA caddaabee mujrim cumar xaaji masale

Ascwrwb anigo ah muscaf jogo somaliya   Somaliya

2:22pm on Monday, February 15th, 2010

Ascwrwb halkan waxan kasalamayaa walaalahayaga musliminta mantay waad aragtaan somaliya waxa kasocda mareykan maxow karaba somaliya wlhi diintaa yaren hasano ayuu nagula dagalamaya maantay waxaa qasaaray ninkii wehel kadhigta walaal ka dhigta yahud iyo nasaaro musliminta usohogaminayo intey kujuraane duqey dhahayo jaajuska u ah nacalad ayaa ku dhacday ninkii gaal wehel ka dhigto asoo kursi iyo jago donayo ilaah hanaga qabto midakale mujaahidinta farin ban udirayaa fudeydka iney ka fir sadaan ruxii dil mudan dilaan kaan muteysan max kamad saraan wax yar ayaaharay xaq iyo badil mawada socon karane ha ka firsadaan dadkey xakumayaan dilka ku xakumayaa dowladana fariin ban udirayaa sharif ban lahadlayaa barlamankan lahadlayaa intaad ilaah kabaqdo sharif diyarada kasodagto muslminta madaxaada ku baaba eyso gaaladaan kursiga ku difaacaneyso intaad ka lahadasho kadir to somaliya ragaad madaxda u eheyd xakunka udhib kadag diyaradan ku fasahadisay duliga ku hor seday ilaah utobad ken dadkii halaagtaye nacalatulaa calal kaafin

Ascwrwb magaceygu waa calinur cilmi curm   Waxan jogaaa s.africa

6:18am on Monday, February 15th, 2010

Halkan waxan kasalaamayaa muslimiinta mumininta walaal sidaan ognahayba ama aan lawada socono itoobiyaan waa yahooda 2aad ee aduunka ninkii soowatayne cadeyn iyo tahwiladkale uma baahna oo waa mantashaba qooman ayaga uunbu kamid yahay waxaa qasaaray ninka sahadan wehelka dhiganayo gabaad ka dhiganayo cadawga muliminta iyo cadawga ale walaalaha musliminta waxan ushegayaa ninkii itobiyo afka katagero kan wato iyo kan jaa juuska u eh iney wada mid noyihin mujaahidiintu maqasarayaa hadey shahado qataan jano bey helayaa hadey noladane sharaf iyo cisi ayey ku nolanayaan kan galada iyo cadwaga islaamka raacay wuqasaar ilaah ha utowbad keno

Ascwrwb magaceygu waa calinur cilmi curm   Waxan jogaaa s.africa

6:18am on Monday, February 15th, 2010

Halkan waxan kasalaamayaa muslimiinta mumininta walaal sidaan ognahayba ama aan lawada socono itoobiyaan waa yahooda 2aad ee aduunka ninkii soowatayne cadeyn iyo tahwiladkale uma baahna oo waa mantashaba qooman ayaga uunbu kamid yahay waxaa qasaaray ninka sahadan wehelka dhiganayo gabaad ka dhiganayo cadawga muliminta iyo cadawga ale walaalaha musliminta waxan ushegayaa ninkii itobiyo afka katagero kan wato iyo kan jaa juuska u eh iney wada mid noyihin mujaahidiintu maqasarayaa hadey shahado qataan jano bey helayaa hadey noladane sharaf iyo cisi ayey ku nolanayaan kan galada iyo cadwaga islaamka raacay wuqasaar ilaah ha utowbad keno

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.