Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Ururka Al-ictisam(ex Al-itixaad) oo aad uga niyad jabay fatwada Sh Sharif Cabdinuur ee ONLF. Posted to the Web Jan 10, 21:43

Sida aan ognahay waxaa soo baxday fatwa cusub oo cadaynaysa in ururka ONLF uu yahay urur xaq udirir ah dagaalka uu ku jirana yahay jihaad. Run ahaantii fatwadaas uu baxshay Sh sharif cabdinuur baahi weyn ayaa loo qabay maadaama ay jiraan ururo kale oo tashwiish galiyay ujeedada mujaahidiinta ONLF ee xaq udirirka ah, halkan waxad kaga bogan kartaan fatwadii oo faahfaahsan.


Waxaa xusid mudan in fatwada markii ogu horeysay lagu faafiyay Bogga internetka ee qorahay.com online. Waxaan ka cudurdaranaynaa in bilawga codka laga jaray hordhicii Qorahay online taas oo sabab u ah dadkii noo soo diray oo ku tuntay copy right-ka Saxaafada waana ka raali galinaynaa maamulka qorahay online.


Sh Sharif cabdinuur oo ka mid ah culimada ugu waaweyn somalia dhinaca cilmiga iyo da`daba, ayaa lagu weydiiyay magaalada Makka ee barakaysan mawsimka xajka ee 2008, suaal ku saabsan ururka ONLF in ay yihiin mujaahidiin xaq udirir ah iyo inkale. jawaabtii shiikha waa sidatan:


Halkan ka dhageyso fatwada shiikha.


 


Ururo badan oo diini ah ayaa ayaa dacaayad iyo tashwiish ku furay ururka xaqudirirka ah ee ONLF.


Ururka ugu weyn ee mugdiga galiyay jihaadka ay wadaan walaalaha xaqudirirka ee ONLF waa ururkii fashilmay ee AL-itixaad hadana la yiraahdo AL-ictisaam.


Ururka Al itixaad waxaa lagu yaqaanay in fatwooyinka Sh sharif cabdinuur midii ay u arkaan maslaxadooda in ay faafiyaan dadkana sanka ka galiyaan, Allah ayaa waxa uu qadaray in  Shariif cabdinuur maanta cadeeyo jihaadka ONLF oo ay mugdiga galiyeen, halkaasna waxaa lagu aasay beentii iyo dacaayadii Al-itixaad.


Hadaba ururka  Al-ictisaam ex Al-itixaad waxaa dhaqan u ah dagaal kasta ay galaan in uu yahay Jihaad xaq ah waajibna ay tahay naf iyo maalba in loo huro, una arka dagaalada ururada kale in aysan jihaad ahayn xoolana aan lagu bixin karin.


Waxaa wax lala yaabo ah dagaalada ururka Al-ictisaam(ex alitixaad) ay la galaan dadka muslimiinta ah in uu yahay jihaad xaq ah, halka ONLF oo la dagaalanta gaalada saliibiyiinta uu dagaalkooda noqday baadil.!!


Waxaa kale oo xusid mudan in ururka Al itixaad sidoo kale uu dacaayad iyo tashwiish ku furay culimadii iyo dadkii aan dhexgalin dagaaladii fitanta ahaa ay la galeen muslimiinta soomaaliyeed kuna tilmaameen dad jihaadka diiday gaaladana u shaqeeya, dhinaca kalena ururadii jihaadka kula jiray gaalada ay ku tilmaameen calmaaniyiin iyo qawmiyad u dirir.


Ugu dambayntii markii la isku geeyo arimahaas oo dhan waxaa kuu soo baxaysa in qaacidada ururla AL-itixaad ku shaqeeyo ay tahay;


1-Dagaalkii aysan iyagu wadin jihaad maaha


2- Dadka ay dilaan dhiigoodu waa xalaal


3-Dacwada iyo arimaha diinta ayaga ayaa u xilsaaran!!


4-Fataawooyinka culimada oo ay danahooda ku fushadaan.


5-Fataawaha danahooda ka soo horjeeda ay qariyaan sida fatwada ONLF, waxaana cadeyn kuugu filan mawqicyada itixaadka taageera in aysan soo gudbin fatwadan.


sida aad la socotaan muslimiinta ogadenya waxaa saaran cunaqabateyn dhinac walba ah, taasoo sababtay abaar xun markii la damcay in loo gurmado walaalahaas oo masaajidyada somalida dhaqaale looga aruuriyo, ururka Al itixaad ayaa ishortaagay in wax looga aruuriyo masaajidyada ay gacanta ku hayaan, taasoo qalqal galisay shacab badan oo niyad wanaagsanaa lana yaabay sababta ku kaliftay in ay is hortaagaan gurmadka muslimiinta ogadenya.


Waxaa is weydiin leh mawqifka ururka Al-itixaad ka qaadan doono fatwada Sh Sharif cabdinuur ee ONLF, iyadoo horay loogu yaqaanay in ay tuuraan fataawada aan dantooda aheyn isla markaana dacaayadeeyaan shiikha fatwooday.


miisaanka.com :::: Email: Halkan Nagala soo xiriir Guji ::::


 

2 Comment(s)

mr boss   ice land

1:03am on Thursday, April 8th, 2010

idinka maxatihiin

c/raxman askari   uk

11:05pm on Thursday, December 17th, 2009

waxaan marka hore salaamayaa dhamaan shuyuukhyada soomaaliyeed
salaan kadib,, waxaa jirtay in laga bixiyay fatwooyin badan digaalada kasocda somaliya iyo midka onlftu aay qadha kaga surayso (wayaanaha) waan kadagaystay doowr jeer digaalka al-ittixaad waa kii aay kula jirtay itoobiya marka aniga aan dhagaysanyo fatwada in uu ahaa mid absolutely xaq ah,dadbadan iyo dhalinyaro badanna waay kuqorbaxady itoobiyaan badanna waa kujabay waagaas,hase ahaate hadda wuu isbadalay xisbigii oo magac cusub ayuu labaxay wadan oo aan hal gaal ah kunoolayna waa uu kadigaalamayaa, marka waa uu isbaday (status) oo xukun kale ayuu yeelanayaa oo baadil ah, sikastaba ha,ahaatee waxaan kufaraxsanahy in aay fatwadaasi uu soo saaray fadiilatu sheek shariif c/nuur oo uu sheekay onlf inaay xaq kutaagantahy, marka waxa inuu hadhay waa inaan hubkeenna qaadano oo janada raadsano oo aan kujihaadno wayaanaha injirta badan marka walaayaal ( khuruuj fiisabiililahi)

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.