Horta Sheekh Maxamed C/wahaab Muxuu Aaminsanaa?







Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Ahlu Sunna oo Ku Dagaalamaya Deegaano Ka Tirsan Gobolka Galgaduud. Posted to the Web Nov 20, 14:20


Dagaalo culus oo u dhaxeeya Maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa maanta ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud.


Dagaalkan oo ay bilaabeen Maleeshiyaadka Ahlu Sunna ayaa xoogiisu ka soconayaa tuulada Wara-Dhuumo-Leh oo u dhow Guriceel iyo Toola Ooman oo aan wax badan ka fogeyn Ceelbuur.


Labada dhinac ayaa la sheegay in ay gacmaha isula tageen oo aysan waxba isku reeban ayadoo dagaalkoodu socday saacado badan.


Wararka ugu dambeeyay ee la helayo ayaa tilmaamaya in dagaalku uusan si toosa u istaagin balse waxoogaa qaboobay.


Waxaa la rumeysanyaay in khasaaro baaxad leh ay halkaas ka dhacday, khasaaraha ayaan ku ekeyn dhinacyada ay dirirtu dexmartay balse usii gudbay dadka reer miyiga ah ee ku noolaa tuulooyinkaas, oo dhaawacyo iyo meydad fara badan oo aan tiradooda la xaqiijin ayaa la soo kala gaarsiinayaa Guriceel iyo Wabxo oo ay kala heystaan Ahlu Sunna iyo Al-Shabaab.


Ugu dambeyn labada dhinac ayaa kala sheeganaya guulo waaweyn iyo in dhinac kasta uu qabsaday Tuulooyinkii lagu dagaalamay, sheegashadaas oo dhaqan u ah dhamaan kooxaha ku dagaalama soomaaliya.

56 Comment(s)

1   1

3:49am on Thursday, July 24th, 2014

-1'

rashka qaladiid   doxa

12:35pm on Wednesday, August 31st, 2011

ale hadhameeyo ahlu suna aamin
waa baadhil khaa imin ah

Shariif a/llahi 0729757546   Xagar dhere kenya

10:55pm on Tuesday, November 23rd, 2010

Fadlan asxabta dhibanasa fikirkoda ha iska daayaan cayda cad ee shaqsi ama qabil wahaabiyo cay waxaa ugfilan banaynta zinada iyo gaalay siinta ahlulaahiga allaha jebiyee aamiin

ali crixmaan   uk

7:57pm on Monday, November 22nd, 2010

ahlusuna waa sax waxaa baadil kujooga alsheydaanu shabaab guul ahlusuno ceelbuur kasaara kufaarta waa guul aaynu gaari doonee

run sheeg   Location unknown

7:47am on Monday, November 22nd, 2010

laailaaha illillaahu waxdah, sadaqa wacdah wanasara cabdah, wa'acazza jundah wa'ahsamal axsaaba waxdah. waxaa ilaah mahadiiya in maanta khawaarijtii gorofsan yihiin goobihii lagu dagaalamay,dhurwaaga galgaduud joogana uu caawa ka casheeyey. waxaa nasrigaa iyo guushaasi u sugnaatay allaah subaaxana watacaalaa, culimada shuhadada ah ee dhiigooda ilah janada kaga iibsaday iyagoo yaqiinsan in khawaarijtu tahay kuwa ugu sharta badan makhluukha ilaah abuuray. guul guul guul allaahu akbar walillahil xamdu.

run sheeg   Location unknown

7:45am on Monday, November 22nd, 2010

laailaaha illaahu waxdah, sadaqa wacdah wanasara cabdah, wa'ahsamal axsaaba waxdah. waxaa ilaah mahadiiya in maanta khawaarijtii gorofsan yihiin goobihii lagu dagaalamay,dhurwaaga galgaduud joogana uu caawa ka casheeyey. waxaa nasrigaa iyo guushaasi u sugnaatay allaah subaaxana watacaalaa, culimada shuhadada ah ee dhiigooda ilah janada kaga iibsaday iyagoo yaqiinsan in khawaarijtu tahay kuwa ugu sharta badan makhluukha ilaah abuuray. guul guul guul allaahu akbar walillahil xamdu.

Taliyaha 22aad deeganka xorta ah. Wabxo   Wabxo. Galgadud.

6:21am on Monday, November 22nd, 2010

Meesha asxaabadan barakeysan aya fikrado kadhibanayo. Sida taliyaha 21aad oo runti saliga nabigena nnkh kufurfurtay iyo asxab kalo badan maash allaah. Ahlusuna guuul mardhaw cadowga al ashraar alshayadin wadanka waa laga xureynayaa habadhahan itopiya nala dagaalantay. Ajaanib gadoday dhulkodi kaguray maxaa gayigena gabaad ugayelay?

Axmed shiikh cabdi   +254 722612720

5:23am on Monday, November 22nd, 2010

To:Warya dahir qodey naagta aad sidaas ugu lablabotay oo aad shiirkeeda ad la yabtay habargidir wa ay ahayd yee ka aheed mise waxad sheegesa mid madhaqato ah naagaha dhiloyinka habargidir ayadoo guska rabto aya misana xoog looga qadaa wa dabecadoda

AJ   NZ

12:59am on Monday, November 22nd, 2010

guuuuuuuuuuul sare Ahlusunna
Khawaariijtii waxay ku waasheen calaal iyo baroor jam ayaa gaaray bidcada wahaabiyadaa waana mahad alle nasiiyey waxaana loo baahan aya in Shacabka meelkasta oo joogaan iska celiyaan bidcadaan caruurtooda halaagtay waana in ay gaashadaan Culumadooda Ahlusunna majiraan meel Ahlusunna ay fadhiisato maadaama ay birta la hortaagan yihiin Khawaariijta Aduunka dhibtay

TALIYE ,SARE   21.aad deegaanada xortaa dhuusamareeb

9:15pm on Sunday, November 21st, 2010

to axmed sweden walaal waa runtaa in halganka barakaysan ee socda beelaha qaar laf dhabar u yihiin kuwana cadawga khawaarijtu ay ka soo dhex duulaan afduubna u haystaa beelaha qaar aad magac dhabtana halkanka waa ku jiraan kuwa taageray culimda oo slaf dhabarka u ah iyo kuwa cadawgu haysta intuba waa jecelyihiin diinta alle koryeelideedainshaa laahw aqti dhawna waa laga dulqaadayaa shacabka ay dulaysteem wsc

TALIYE ,SARE   21.aad deegaanada xortaa dhuusamareeb

9:11pm on Sunday, November 21st, 2010

BISMILAHI-WAKAFAA
SALIYAA RABI CALAA KHAYRI KHALHKI AXMDA guutooyinka birta culus ee ahlusunna ayaa cawaa baadi goob ugu jira soo qabashada firxadikii khawaarijta insha alaah waana soo gudbi doonaa muqaalkooda wsc

ali   xamar

8:52pm on Sunday, November 21st, 2010

AHLUSUNA'nada somalia ma'aha kooxda keliya oo maalinta kuxigtee iidey. South Afrika, maleeshiiya, Kenya, uganda, Yemen iyo siriya. wadamadaan kuli aan sheegey, Culimadooda Xaqa wexeedaheen inn iida malinti labaat eheet. Maxaa Ahlusuna'da somalia loo eedenaaya. Wahaabiyada waa dad dinta lagu soo diirey, ineey buur buriyoon. Abdulwahaab yaa macalinkiisa, yaa kasii aah, malahan. Nin laf diin leheen yaa tafsiirka bara, Fiqhi malee tawxiid bes bee wataan. Walaalo hala iska fiirsho dadkaan. Weey isbedelaan, Sidi madaxdoodo. tusaale madaxweyne somalia Shariif Ahmed; Mar cimaamad, marna koofiyad, mar geer deer marna malee. ayaga lunsan, Jidkii islaamka oo toosna kategeen. Hadana isku buuqeeen. Beenti baa kadaba imaaneeysa. Orda kitaabada fura. kitaabada Darusalaam qorto iska ilaalia (waa dowlada sucuudiga, oo culima badan'na dishey, hafiisadooda kuyaala sucuudiga, mareekanka, austraalia, ingiriiska. Dinta islaamka xaqa soo baara. caruurti hadii ee wanaag leeyihiin, waalidka baa lafiirsha. sucuudiga waalid fiican ma'ahan hadeertan. Qamaar'nimo, qamri cab, naagaha loo kenno oo tumasho. qaldaan'nimadooda mayaro. wiig walba 5 ama 6 boogo baa lagasoo qora darusalaam. wadamada sucuudigan. indaaha fura doqonimada'na joojiya somaliyeheey.

ali   xamar

8:52pm on Sunday, November 21st, 2010

AHLUSUNA'nada somalia ma'aha kooxda keliya oo maalinta kuxigtee iidey. South Afrika, maleeshiiya, Kenya, uganda, Yemen iyo siriya. wadamadaan kuli aan sheegey, Culimadooda Xaqa wexeedaheen inn iida malinti labaat eheet. Maxaa Ahlusuna'da somalia loo eedenaaya. Wahaabiyada waa dad dinta lagu soo diirey, ineey buur buriyoon. Abdulwahaab yaa macalinkiisa, yaa kasii aah, malahan. Nin laf diin leheen yaa tafsiirka bara, Fiqhi malee tawxiid bes bee wataan. Walaalo hala iska fiirsho dadkaan. Weey isbedelaan, Sidi madaxdoodo. tusaale madaxweyne somalia Shariif Ahmed; Mar cimaamad, marna koofiyad, mar geer deer marna malee. ayaga lunsan, Jidkii islaamka oo toosna kategeen. Hadana isku buuqeeen. Beenti baa kadaba imaaneeysa. Orda kitaabada fura. kitaabada Darusalaam qorto iska ilaalia (waa dowlada sucuudiga, oo culima badan'na dishey, hafiisadooda kuyaala sucuudiga, mareekanka, austraalia, ingiriiska. Dinta islaamka xaqa soo baara. caruurti hadii ee wanaag leeyihiin, waalidka baa lafiirsha. sucuudiga waalid fiican ma'ahan hadeertan. Qamaar'nimo, qamri cab, naagaha loo kenno oo tumasho. qaldaan'nimadooda mayaro. wiig walba 5 ama 6 boogo baa lagasoo qora darusalaam. wadamada sucuudigan. indaaha fura doqonimada'na joojiya somaliyeheey.

ali   xamar

8:49pm on Sunday, November 21st, 2010

AHLUSUNA'nada somalia ma'aha kooxda keliya oo maalinta kuxigtee iidey. South Afrika, maleeshiiya, Kenya, uganda, Yemen iyo siriya. wadamadaan kuli aan sheegey, Culimadooda Xaqa wexeedaheen inn iida malinti labaat eheet. Maxaa Ahlusuna'da somalia loo eedenaaya. Wahaabiyada waa dad dinta lagu soo diirey, ineey buur buriyoon. Abdulwahaab yaa macalinkiisa, yaa kasii aah, malahan. Nin laf diin leheen yaa tafsiirka bara, Fiqhi malee tawxiid bes bee wataan. Walaalo hala iska fiirsho dadkaan. Weey isbedelaan, Sidi madaxdoodo. tusaale madaxweyne somalia Shariif Ahmed; Mar cimaamad, marna koofiyad, mar geer deer marna malee. ayaga lunsan, Jidkii islaamka oo toosna kategeen. Hadana isku buuqeeen. Beenti baa kadaba imaaneeysa. Orda kitaabada fura. kitaabada Darusalaam qorto iska ilaalia (waa dowlada sucuudiga, oo culima badan'na dishey, hafiisadooda kuyaala sucuudiga, mareekanka, austraalia, ingiriiska. Dinta islaamka xaqa soo baara. caruurti hadii ee wanaag leeyihiin, waalidka baa lafiirsha. sucuudiga waalid fiican ma'ahan hadeertan. Qamaar'nimo, qamri cab, naagaha loo kenno oo tumasho. qaldaan'nimadooda mayaro. wiig walba 5 ama 6 boogo baa lagasoo qora darusalaam. wadamada sucuudigan. indaaha fura doqonimada'na joojiya somaliyeheey.

ahmed   sweden

6:40pm on Sunday, November 21st, 2010

to
taliye sare waan ku salaamay saaxiib anaka hadaan nahay shacabka somaliyeed waxa dowlad noo ah cidii shayaadiinta naga dul qaada waana og nahay abaalka ay nagu leeyihiin qabiilada dhiigooda noo huray sida cayr,mareexaan iyo dir waxanse la yaabay sacad,saleebaan,duduble,iyo saruur maxay rabaan mey ama wahaabiyada racaan ama ahlusuna.

wadaad yare   nayroobi

3:41pm on Sunday, November 21st, 2010

salaam calaykum

ogesiis ogesiis
aniga magacaan waan kaguuray hadaba ninki magaceega lagu qaldaa asaga waaye caruur aya idaba dhigatay aniga aya shaqo iga dhigteen xushmad la aan .
teada kale gabadha gabadha walashey ah sida xishoodka leh oo diinta kujirto waa hablihi ehlu diin da aha aanan is qaafilin meelkasto micnaha xijaabka marka waa ehlu suna way kamuuqata xishookeeda waan sodhaweenayaa insha allah

wadaad yare   neyrobi

3:27pm on Sunday, November 21st, 2010

Ahlusunno waxey abaal ku leeyihiin axraarta iyo gumeysi diidka soomaaliyeed oo dhan. Maxaa dhici lahaa haddii Shabaab faraha laga qaadi lahaa oo ay dalka wada qabsadaan?

HUSSEIN   somalia

3:00pm on Sunday, November 21st, 2010

asc
wxaaan somalidhaladow ku dhihi lahaa nimanka leh dhaqankii yuhuuda ee Kharijta anigu ma u arko inay yihiin wax lala hadlo waxay yaqaanaana waa karbaashka somali hadii ay guur u ogol yihii iyo islaamnimo maba dagaaleen tan kale dhaqankaaaan ay wataaan maahan diin ee waxay ku dhaqmaan caruurtu marka ay aadka u yar yihiin iyagoo soo jeeda ee aaan hurdin ayay waxay ku hamiyaan waxaaan suura gal ahayn marka iyaguna waa sidaas oo kale Sydney iyo Newyork ayaan qabsanaynaa Ethioia anagaaa bixinay aaway hadalkaas doqontu ma xishooto waaaaa dad aaan aqoono iyo caqli haba yaraatee lahayn marka warkoodu waaa dhamaad

Shaam   sweden

2:53pm on Sunday, November 21st, 2010

ascw
waxaaa la yaab leh nimankii lahaa shalay waa bixinay Ethiopia ilaa Russia iyo usa ayaan qabsanaynaa inay maanta ku calaacalaaan waxaa nasoo raaacdeeyay Ethiopian waa ceeeb aysan ka fiirsan hadii gaalo la dagaaal uu ahaa oo aysan somali nabad guurin ahayn maxay u sheegayaan hadii Ethiopia soo raacdaysay may awoodii newyork iyo sydney lagu qabsalahaaa kula dagaalaaan wuxu dhaqan xumaa aqoon yaraa wax lagu tilmaamo ma jirto koley waxaaan dhihi lahaa waxay ku socdaaan dhaqan yuhuud iyagaaan xishoone

soomalidhalad ah   afrika

1:40pm on Sunday, November 21st, 2010

khawaaijtii waa jabeen alxamdililaah, ilaaheey guusha wuxuu siiyey mujaahidiinta xaq u dirirka ahlu sunnah waljamaaca, laakiin waxaa la yaab leh khawaarijta al shabaab mar alle markii ay jabaan waxay yiraahdaan ETHIOPIAN ayaa na jabiyey,bal moryaanta al shabaab guusha uma quraaan soomaalida, axmaarna waxay yiraahdaan waa na jabiyey, suaasha aan weydiinayo waa, bal adigoo ISLAAM sheeganaya sidee ayuu kiristaaan kuu jabin karaa waliba axmaaar ah? taaas kaliya ayaa ku tuseysa mooryaanta al shabaab inay waxmagarato yihiin, markii ay guuleeystaan waxay yiraahdaan soomaali ayaa jabinay, markii ay kala ordaana axmaaraaa na eryatey, bal caqligaas eega waxuushta al shababul shayaadiin

hanad yare   uk london

1:27pm on Sunday, November 21st, 2010

taageerayaashii wahabaiyada markay ku jabeen dagaalka ayeey tacsi bilaabeen tacsi cidana idin kama rabto shacabka somaliyeed iyo khawaarijna walalo maahan ee calaacalka iska daaya wasaqyahay

Anas   unknow

1:13pm on Sunday, November 21st, 2010

Dagaalaka meesha kasocda jihaad maahe waxaa lagaleyahay danogaara ee taakeerida halesgadaayo haddiikale dambigooda ayaa laqeebsaneysaan.

Anas   unknow

1:06pm on Sunday, November 21st, 2010

Ass/ckm dhamaan. marka hore aad ayaan uga xumahay dagaalka kasocdo Galgaduud. tankale dadka kalataageraya waxaan ugubaaqilahaa in ey iskadaayaan.

Hanad   Caabudwaaq

12:08pm on Sunday, November 21st, 2010

Asc wankaxumahay in dhiig islaam daato dalagalada kasocdo galgaduud danagaar ah ayaa lagaleyahay marka iskadhaafa tagerida labada dhinac midakale somali waxaan iyada ayaa gacanteda kukensatay waa xaqdaradii dadka lagagalaay mana dhamaaneyso inta qofwalbo intoo geystay lagajaraayo

TALIYE ,SARE   GURICEEL

11:57am on Sunday, November 21st, 2010

waxaan kaloo idiin soo gudbi doonaa inshaa -alaah sawirada maxaabiista maafiyada laga qabtey waxadna dhagaysateen baroorta afhayeenka khawaarijta oo markaste oo mujaahidiintu gacmahooda ku halaajiyaan ku calaacala itoobiya ayaa nalaysay inshaa laah mujaahidiintuna waxay u jahaysteen deegana cusub waxadna maqli doontaa war farxadle wsc

TALIYE ,SARE   GURICEEL

11:54am on Sunday, November 21st, 2010

ALAHAU AKBAR WALILAAHIL XAMDU
waxaa soo afjarmay dagaalkii baraysnaa ee looga dulqaadayey shacabka dulman ee ka socdey CEEL-IYO WARADHUMALEH waxana halkaas lagu halaajiyey maafiyadii khawaarijta inta lahubo 173 maydka khawaarijta afar gaari oo gubasho ah 2 qabasho 32 maxaabiis wsc

macruuf   Location unknown

10:49am on Sunday, November 21st, 2010

walhi wax laga xumaado waaye maalinkasta shacabka dhamaanayo iyo dhalinti somalida jug jug mesha joog waaye waxaan kabaqaa dalka in ay yaraato dhalinta wax shaeeyo lawaaye

macruuf   Location unknown

10:49am on Sunday, November 21st, 2010

walhi wax laga xumaado waaye maalinkasta shacabka dhamaanayo iyo dhalinti somalida jug jug mesha joog waaye waxaan kabaqaa dalka in ay yaraato dhalinta wax shaeeyo lawaaye

GORGOR   norwey oslo

10:11am on Sunday, November 21st, 2010

TO daahir qoodey qaniis qaanis dhalaya yaa tahay sxb habargidir qaniiseen mahan ee raadso wax ku fuulo inan guneed inan nasaq ayaa tahay ina siil wayn kenyati ku fuula ma waysey nacaldbaa ku wastey nasaq yohow

dhar kuqabeeste   bakaaro

9:16am on Sunday, November 21st, 2010

daahir qooqne war is ku xishoo wax dhintay aa tahay waxa aad ku hadleyso waa maxay qof muslim ah waxaas oo kale kuma hadlo gabdhaha muslimaadka ahna ha ugafin ilamic ethecis baro wax yohow reer baadiyaha ah sidaas oo kale qabiil looma mucaarado wax aad ku hadashayna waa wax laga yaqyaqsado ee waxaan oo kale inta aadan soo qorin ka hor iska fiiri

Siyaasi   London

8:24am on Sunday, November 21st, 2010

Dhar kuqabeste wale been maadan shegin aniga dhulkaas waxaan ugaranayaa maxaa kaa galy cml ciidul adxaa lagama ciidin guriceel iyo dhuusamareeb dadka dariska la ahne waxeey sameesanayen bandhig faneedyo marka waxaan leyahay waxa aan gacmeheena kugalabsanay weeyeen dhibka naheesto lkn waa laga bixi doonaa insha alaah

Siyaasi   London

8:24am on Sunday, November 21st, 2010

Dhar kuqabeste wale been maadan shegin aniga dhulkaas waxaan ugaranayaa maxaa kaa galy cml ciidul adxaa lagama ciidin guriceel iyo dhuusamareeb dadka dariska la ahne waxeey sameesanayen bandhig faneedyo marka waxaan leyahay waxa aan gacmeheena kugalabsanay weeyeen dhibka naheesto lkn waa laga bixi doonaa insha alaah

Cimaraan   USA

8:22am on Sunday, November 21st, 2010

wadaad yare waxaan kaa rajeynaa inaad ka jawaab celin doonto dalabka gabadha soomlaiyed ee sida xishoodka iyo asluubta leh kuugu soo gudbisay jaceylkeeda
adigana waxa ey kuu tahay sharaf in maanta asxaabta hortooda gabadh kaaga codsoato in aad xirir lasameeyo iyadoo waliba kuugu xulatay xikamad,degenaan,iyo waliba dulqaad waana labada arin ee uu nabiga (NNKH) ku amaanay Zeydul Kheyr waana " Alxulmu Wal inaat" marka wadaad yare waa fursade ha is dhaafin ama sidii dukaha oo kale noqo : tukaaha wuxuu leeyahay nasiib uu caano ku helo lkn kas uu caano ku cabo ma lahan"

DAAHIR QOODEY   Eldoret kenya

8:07am on Sunday, November 21st, 2010

Xalay naag habargidir ayaa wasay waxa adeer u ah c/qaasim qorun badana markii aan guska jug jug kusiiyay oo siil keeda afka kala qaaday qolki aan ku jirnay hawadi ayaa qurun noqotay wan is arki weenay

dhar kuqabeeste   bakaaro

7:47am on Sunday, November 21st, 2010

to siyaasi sxb ceer run sheegaayo adi leen kaa arkay, wara dhuumo uu dagaalka ka socdaa iyo ceel buur ey u dhowdahay war is qabanaayo ma ahan ee wadaad yaroow warka iska qurxi, suufi subagle waa jabay awal waxa ey garab ka heli jireen habar eji iyagna hada wey ku xeceen oo waxaaba loo diiday in ey muslimiinta la ciidaan
maskiin ceer ilaah aa umaqan manta dir iyo mariixaan aa ciidi ka hor istaagay beesha ceyr in ey la ciidaan islaamka

abdi   mombasa

3:46am on Sunday, November 21st, 2010

culimada iyo xoogaga runta/xaqa'ah Ahlu Sunnah Wal Jamaaca Allah ha garab qabtoo. khawaarita wahaabiyada Allah waxaan kabaryaaya haa burburiyo. sidee maxaakimtoodi hore.
Ahlusunna haguuleesato
boqor tooyada lacagta siiso khawaarijtan shabab, 200 oo milian oo doolar bee qamaar bees hal habeen lagu dameeyey. sucuudiga iyo cimaaradka imaamyaal badan (oo kasoo horjeedey wahaabinimada), bee dileen, raaxestoon fatwada beenta aa hadeer qoreen.

ku sabsan naciima sweden   somalia

3:12am on Sunday, November 21st, 2010

naciima sweden ee weydiiisay wadaad yare inuu adreskiisa siiyo, waxay ila tahay inay tahay NIN ka tirsan kooxaha AMINIYAADKA al shabaab ee dadka qaarijiya, hadaba WADAAADYARE waa inuu is ilaaliyaa NACIIMA waa NIN ka tirsan amniyaadka al shabaab ee doonaya inuu HELO halka aad ku nooshahay, ka dibna dad ku dila uu kuu soo diro.
wadaadyare intaad is dhahdo gabar sweden deggan aa kaa heshay sweden ku geeyneysaa, yaad AMNIYAADKA al shabaab dadka dila u sheegin meesha aad deggan tahay.

naciima   sweden

12:41am on Sunday, November 21st, 2010

waraa wasq aa tahay yarka waad af dheertahay ani wadaad yare ayan lahesta asaga ha ii jawaabo adiga kula maheesto wa laqabsi badan tahay

naciima   sweden

12:40am on Sunday, November 21st, 2010

waraa wasq aa tahay yarka waad af dheertahay ani wadaad yare ayan lahesta asaga ha ii jawaabo adiga kula maheesto wa laqabsi badan tahay

TALIYE ,SARE   jiida-hore barkan bakhtiga khawaarijta

10:20pm on Saturday, November 20th, 2010

BISMILAAHI WAKAFAA.
ALLAHUMA SALI-CALAA MUXAMADIN WA-ALIHI
IN KABADAN 72 KHAWARIJ AYAA CAAWA MUJAAHIIDNNTU BARKIN KA DHIGTEEN WAXAYNA KA CODSANAYAA SHACABKA SOMALIYEED IN BARI LOOS AMAYN DOONO XABAAL WADAREED INSHA ALAAH

hanad yare   uk london

10:11pm on Saturday, November 20th, 2010

to NACIIMA sweden waad ku mahadsantahay rayigaaga dadka wareesana warkooda iska dhaaf Mr wadad-yare na waxaan rajaynaa inuu kula fahmi doono ujeedadaa wanaagsan waana soo dhaweynaynaa

Ahmed suge 87 jir   Xaafada feda nbi

8:26pm on Saturday, November 20th, 2010

Waxaan ahay oday maal qabeen ah walina ma arag naag irabto ama naag xoolo igu raaceeso wadaad yare qoftan bajaqda ah ani igu soo wareji dagaalka galgaduud saleemaan badan ayaa lagu laayay oo shabab ah ahlu sunna sacad ayaa dagaalka ku gacan sareeya illaa iyo hada siyaada allah

TALIYE ,SARE   jiida-hore bakan caawa bakhtiga khawaari

8:21pm on Saturday, November 20th, 2010

warbixin kooban
inka badan 105 khawaarij ayaa ku haagnay dagaalkii barakaysnaa oo ilaa maanta ka socdey deeganka waradhuumaleh oo u dhaw wabxo waxaana idiin soo gudbi doonaa waxyar ka dib inshaa laah

Liban   Nairobi

8:17pm on Saturday, November 20th, 2010

Ceelbuur uma dhawo ee waxey udhaxeysaa galqoryaale iyo guriceel, ceelbuurna ma imaan karaan mushrikiinta insha allaah balantu waa dhuusmareeb

naciima   sweden

7:23pm on Saturday, November 20th, 2010

aslaam alykum aboowe wadaad yare walhi ila mudo miisaanka aan aqrinaaye xikmadaada iyo daganaan taada aa iso jiidatay walaalow see kuheli karaa ciwaankaga halkaan makasoo gudbin karin kayga ila meel pablic waaye ama bahda miisaanka maka heli karaa ciwaankaga haliga raali noqdo hada qaldamay jaceel aa iwaalayo

naciima   sweden

7:22pm on Saturday, November 20th, 2010

aslaam alykum aboowe wadaad yare walhi ila mudo miisaanka aan aqrinaaye xikmadaada iyo daganaan taada aa iso jiidatay walaalow see kuheli karaa ciwaankaga halkaan makasoo gudbin karin kayga ila meel pablic waaye ama bahda miisaanka maka heli karaa ciwaankaga haliga raali noqdo hada qaldamay jaceel aa iwaalayo

Sahal   Oslo

7:02pm on Saturday, November 20th, 2010

mar waa qabqable marna waa wadaad ku sheeg aan dad iyo doonya u naxayn markey soomaali ma waxay ku dhamaanee toola heblo ayaan ka qabsanay qoladee khawaarijta ama qoladee itoobiya u adeegaysey war ilaahay been looma sheegi karo ee ka daaya umadda halaaga aad ku haysaan laakiin hadii la fiirayo waxaa labada is haysaa waxaa naxariista u dhaw siyaasad ha ku dagalaamaane kuwa difaacaya qaboorihii culamada sharfta iyo maamuuska leh ka celinayaa inay qofaan ee shabaab ha daayaan qaboora qofidda iyo asasiinada

madka   norway

6:08pm on Saturday, November 20th, 2010

idinka hadegdegina suga ilaa berito war ku wuu cadaane ama dhuusamareeb mise ceel buur 2ad ayaan sugeynaa. ws

cali   guriceel: gobolka xorta ah

5:57pm on Saturday, November 20th, 2010

warjiraaba cakaaro waala la ogyahay haday is farasaaraan khawaarij iyo in khawaarijta dhegta dhiigga loo darayo sidaas daraadeed yaanan waxba dagdagin

hanad yare   south africa

4:10pm on Saturday, November 20th, 2010

waxa jira dhibatoyin lagu hayo dadka somaliyed ekusugan dalkan labo malin kahor ayay ahayd marki wil somaliyed lagu so weraray dukan kisa o ku yala mel udhow magalada johannesburg lona gaystay dhawac ka sogaray garab ka mida garab yadisa ayado jirto malin walba inay sogalan dhalin yaro somaliyed o shaqo dona balse kuwaya naftoda walow ay sii harsan tahay bishi dhiiga *december* waqtiga waxa logeysta dhibatoyin dadka shisheyaha ah e ku nol dalkani by wariye madax banan hanad yare

wadaad yare   nayroobi

4:01pm on Saturday, November 20th, 2010

wa mucjiso anagaa balo aragnay waxan maxaa igu saladay wiilkan markasto magaceega ila isticmaalayo marna dhahaayo aniga runta ah oo kaas run maah tolow ma mataankaygaa inanka adinka niweydiiye asxaabey

wadaad yare   nayroobi

3:57pm on Saturday, November 20th, 2010

wale dhuusamareeb iyo wabxo ayaan kukala baxeena ogaada khawaariij dhagta ayaan dhiiga udarayaa waxay kabaray shabaab waan is arki doona ki raayo labadeena

wadaad yare   nayroobi

3:56pm on Saturday, November 20th, 2010

wale dhuusamareeb iyo wabxo ayaan kukala baxeena ogaada khawaariij dhagta ayaan dhiiga udarayaa waxay kabaray shabaab waan is arki doona ki raayo labadeena

saalax   sweden

3:31pm on Saturday, November 20th, 2010

waalhi miisaanka waa isku daraa beenta iyo runta yaa u sheegay meeshaas iney u dhaw dahay ceel buur. naga dhaaf beenta saaxiibow dadka aqli waa leeyihiinee.
war yahee mushrikiin waa la baabi iyay illaah waa soogaba gabeen doona gaalo raacyada gurceel waana la ogaaday naf malahan mushrikiinta waa ka taala hidii la haweesanaayo xaruntoodii.

Anonymous   Location unknown

3:12pm on Saturday, November 20th, 2010

siyaasi soomaaliga ma fahantid miyaa toola ooman aa ceelbuur u dhow aa ku qoran meesha

Siyaasi   London

2:50pm on Saturday, November 20th, 2010

Kkkkkkk war nin meeshana wuxuu naga iibinaayo day dhulka magaranaayaan miyaad isleedahay dadkaan qurba joogta ah waradhuumaleh miyaa udhaw ceelbuur waaba gurecel afkaada tuuloyinka uu leeyahay ceelbur akteeda war beentas iskaga hara aad dadka ka iibineysaab miisaanka kooxda aad taakrto haba laga raayo lkn saxaafada been waa kaxaaren sxbyaal

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Siyaasaddii islaamku asaaska uga dhigay dowladda islaamka.
Riix Halkan

Qawaaniinta oo loo xukuntamo Ma la isku Gaaleysiin karaa?
Riix Halkan

Miisaanka sharcigu u dejiyay Gaaleysiinta iyo.....
Riix Halkan

Gaaleysiinta iyo Dhibaatada ay Islaamka Ku Heyso Markastaba.
Riix Halkan


Dhageyso Gabayo xul ah Abshir Bacadle Alle ha u naxariistee: Allaa Mahad Leh

Hubka Inaga Dhiga

Qabyaalada

Xadhig Xujo

Guurka

Qaadka

Shirib

Qudubi

Danta Guud

Gabayga



yaa Ka dambeeya Dilalka qorsheysan ee Muqdisho iyo Shirqoolada saxaafadda
Warbixin Xasaasi ah
Riix Halkan