Ururka Ahlu sunna oo hal mar si kadis ah ku dhashay muddo laga joogo sanad iyo bar kuna bilawday caadifad diini ah oo gashay qaar kamid ah xubnaha hadda ugu firfircoon kadib markii ay ka dhiidhiyeen Culumo kal hore dhimatay oo ay dadka qaar siyaaran jireen ama ku aasnaa goobo lagu cibaadeysto oo ay Maleeshiyaadka Al-Shabaab si aan shareecada waafaqsanayn qabriyadii uga soo faqdeen iyo xadgudubyo kale.
Dadka Soomaaliyeed ayaa in mudda ah ku jahwareersanaa qaabka uu u dhisanyahay urur diimeedkan Cusub, markaas lama aqoon Hogaan sare oo loogu soo aado ilaa iyo haddana waxay leeyihiin dhowr gudoomiye oo midba goonidiisa u sheegto in uu yahay Gudoomiyaha Ururka.
Muddo yar kadib waxay dagaal culus la galeen Maleeshiyaadka Al-Shabaab Waxayna ku guuleysteen in ay ka sifeeyaan inta badan Gobolka Galgaduud gaar ahaan Magaalada Guriceel.
Isla markiiba waxaa soo shaac baxay khilaaf ugub ahaa oo soo kala dhaxgalay ragii markaas ugu tunka weynaa, waxaana in badan la isku dayay in la qariyo Khilaafkaas, lakiinse waa lagu guulaysan waayay, wixii aad qarsataaba way ku qarsadaan baa ka dhacday!
Sh Axmed Mataan oo kamid ahaa Culumada Ahlu sunna ee waxa ka aasaastay ama lahaa fikirka samaynta ururkan una qaabilsanaa wadamada yurub ayaa ka dhawaajiyay in hadafkii ururka loo dhisay la af-maroorsaday oo aduun lagu raadinayo.
Halkan ka dhageyso Sh Axmed Mataan oo ka hadlaya khilaafka ururka Ahlu Sunna.
Haddaba heshiiskii hordhaca ahaa ee Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Dowlada KMG ku gaareen Addis Ababa ayaa durbadiiba waxaa cirka isku shareeray khilaaf iyo kala tagsanaan ba'an oo horay u dhexyaalay Mas'uuliyiinta sar sare ee Ururkaas.
Heshiiskaas oo uu dhanka Ahlu Sunna ka saxiixay Macalin Maxamuud Sheekh Xasan oo ah Gudoomiyaha Ururka ayaa islamarkiiba waxaa gaashaanka u daruuray rag cul-culus oo lafdhabar u ah ururkaas sida Sh Cumar Sh Maxamed Faarax oo asna lagu sheego in uu gees kale ka yahay Gudoomiyaha Ururkaas iyo Sh Soomow oo asna sheegta in uu yahay Afhayeenka Ururka.
Khilaafkaas ayaa isugu biyo shubtay in qaar kamid ah Ururka ay hishiis la saxiixdaan Dowlada waxaana loo balan qaaday jagooyin Muhiim ah waxaana la isla dhax marayaa ugu yaraan in loo ogolaaday 5 wasiir iyo saddax safiir.
Dad badan oo niyad fiican u hayay Ururka Ahlu sunna una arkay in ay arinta soomaaliya wax ka bedeli karaan, dadkana ka qaban karaan Kooxaha Khawaarijta ayay niyad jab weyn ku keentay khilaafka hareeyay Culumada Ururka Ahlu Sunna.
Ma Xuma in dowlada lala hishiiyo waana arin fiican waxaase isweydiin mudan kuwa diiday hishiiskaas maxay ku diideen? Ma jago ay rabeen bay wayeen? ma qaab qabiil bay u diideen? ilaa iyo hadda kama aysan dhawaajin sababta rasmiga ah ay u diideen oo aan ka ahayn in qoriga u qaateen la dagaalkan ka Maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo wixii la fikir ah.
Khilaafka dhexyaala ururka Ahlu sunna ayaa dadka soo xasuusinaya kii uu ku burburay Ururkii Xisbul Islaam waxaana la aaminsanyahay Cudurkii kala diray Xisbul Islaam inuu si fiican ugu saaqay gudaha Ururka Ahlu sunna.
Maanta ayaa lagu wadaa in Dowlada ku meel gaarka iyo qeyb kamid ah Ururka ahlu sunna ay hishiis awood qeybsi ah kula kala saxiixdaan Magaalada Adis ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya.
Marka la miisaamo khilaafka ka dhax aloosan Ururka Ahlu Sunna ayaysan waxbadan soo kordhinayn hishiis lala saxiixdo qeybo ka mid ah oo aan ka ahayn in kuwaas saxiixay ay jagooyin ka helaan kadibna ay qorigga ku soo jeediyaan kuwii ay shalay wada sheeganayeen halganka, sida Haddaba ururka Xisbul islaam.
Maamul aan mideysenyn, Gudoomiye aan la isku raacsaneyn, Ujeedooyin kala duwan, Garabyo isla wada sheeganaya Ahlu Sunna, Afhayeeno aan is aqoon, arrimahaas iyo kuwa kaleba ayaa kamid ah caqabadaha ugu waaweyn ee horyaala Ururka Ahlu Sunna, waana ay adagtahay sida ay uga gudbaan arrimahaas oo ilaa iyo hada taariikhda soomaalida laguma haayo urur diimeed ama urur siyaasi ah oo midnimo ku waaray haba kala badnaato inta midnimadaas jirto.
nuur dubai | 6:12pm on Monday, August 2nd, 2010 |
laa ilaaha ila laahu maxey aheeed naagtaan ma xishooneyso miyaa ilaahi abuurtayse ma ka baqeyso miyaaa maxey karabtaa wadad kaan maskiinka ah ey sidaan ugu cay neee in akhira xisaab jira ma oga miyaaaa, |
cubeyd gaana | 6:05pm on Monday, August 2nd, 2010 |
waaba dinka yaabay maxey yihiin dadka mee shaan ku dal dal maayo howl ma leh miyaaa duf ha ku baxaane |
gguvkmiklknbklj gmmg,bnk,h,k lnk | 8:12pm on Friday, June 18th, 2010 |
gk,bm,h,
|
Faysal.(dj) Kismayo | 3:40pm on Tuesday, May 25th, 2010 |
Wan idinsalamay salan kadib walalayal waxa somali kasocda waa fidno .iyo xukunjacal .galadi warbaxin aysoo saartay qaramada midowday ayay ku shegtay in wax walba qabil kulug leyahin marka dhalinyarada waxan oranlaha madaxoda yan laguged gosan aqiradina unaxa hana noqonina durban rac inkasto an aminsanahay inay qatan mahmahdi abgal oo ahayd .(dad ha u talin hana utagdarnan. |
qasaaye 2labo daris ah Location unknown | 1:44am on Saturday, May 15th, 2010 |
maanaaba rabo in nabad lahelo oo maanaa rabo somali israacda oo ma anaa rabo in lahelo waxgarad somali ah ama aqoon leh sida wax barashada taqatiirta iyo ruux kasta oo kashaqeynaya horumarka somaliyed qorshaheynu waa burburinta dhaqanka sida diinta isjecelka dhaqanka afsomaliga ilaa laga helo somalikirishtan ah |
khadija uk | 3:34pm on Saturday, April 17th, 2010 |
asc wr wbr somaliyeey allaah u towbad keena maahan inaad caay isla soo fariisatan .somaliyeey toosa kaca waad qaribanteene wa bilaahi towfiiq |
ahlusunna waljamaca Djiboti | 6:46pm on Monday, April 12th, 2010 |
waa idin salaamay dhamaan dadka ka dhiibtay fikrada in kasta oo ay jiraan ciyaan wasaqeen ah oo dhaamay afafka hore ee faaloyinka aniga fikirkaygu waxa uu yahay majiraan wax khilaaf ah oo u dhexeeya ahlu-sunna dhexdeda haad aragtid laba qof oo kala fikri duwan waa sida ay ukala fikir duwanyihin ilaah ayaana ugu tala galay nimanka aad ka sheekaynayso ee ee warbixinta ku xuseteen waxaa la dhihi karaa waa kuwo kamid ah firqooyina wahaabiyada warkooduna qabasho malahan markii laga reebo rag akhyaar ah oo kamid ah raga kor ku xusan |
sade london | 12:17pm on Monday, April 12th, 2010 |
QOSLAAYE SIFIICAN AYAAD MAREEXAAN U TAQAAN HADAAD CAYR TAHAY UMANA BAAHNID INAAN MARLABAAD ISKAA BARO GO,AAN KEEYGUNA WAA CADYAHAY HADAAD AMXAAR DABADA U DHIGATEEN ANAGU UDHIGAN MAYNO ADIGA IYO AMXAARKABA ISI SOO RAACA GUS AYAAN IDINKALA DAALEEYNAA |
sommali dhabe london | 12:07pm on Monday, April 12th, 2010 |
war maxaa gabdho badan oo mareexaan ka maseersan aduunka buuxa mareexaan wuu idin dhabi jiray hadana xoogiisa ayuu wadanku ku daganyahay waxii soo aadaba waan dhabeeynaa viva sade
|
Saafi dhoore dile mareykanka | 6:02pm on Wednesday, March 24th, 2010 |
Saafi dhilo ayaad tahay ee sheekha been ha ka sheegin waana la yaqaan xaaskii uu furay sheekh shibile magaceeda iyo halka ay joogtaba. Adigoo kale waxaad tahay lesbian oo waxaa ku fuula naagaha madowga ah. Nijaas xun oo dhilo ah ayaad tahay waliba khaniisad ah |
SAAFI CILMI DHOORE holand | 11:25pm on Wednesday, March 17th, 2010 |
waxaan soomaalida usheega hayaa in uu ifuray sheekh shibile waxuuna ii sheegay markii lawaso in uu wax wasi karo waxaana ku iri walaaloow aniga iska keey dhig qaniis dooni mayo |
yarka Location unknown | 11:41am on Monday, March 15th, 2010 |
waxa meesha kacad ino webkaan leeyahay qolada ku qaraabato maga darood ama MJ oo raba laba arimood kow inay ay diidan yahiin in maamul fiican ka dhismo galgaduud iyo in laga difaaco alshabab labadaas , macnaheen ii dagaal ana ku xumay
waa cajiib |
geele dhabad | 10:40am on Monday, March 15th, 2010 |
qoslaaye
wiilka guriceel ka yimid weli taariikhdaada laguuma sheegin ayaan umalaynayaa mise ciyaalkii 1991 dhashay ayaa tahay sidaad horey u sheegtay inaad soo baxdeen 1991 wixii ka horeeyey lagu lahaa ilaahay ka sokow ilaa meeshaas. waxaad ilawsan tahay taariikhdaada. history repeated it self, jaale maanta adaa xeryo qaxooti adaa jooga lagaaga sameeyey wadankaaga gudihiisa iyo dibadiisa xeryihihii kenya waad buuxiseen.
waxaa layiri gurbaankii la xado meeshi lagu qaraaci lahaa ayaa larabaa ee .
soomaali waa istaqanaa waxaad aheedeen waa la yaqanaa hadaad cunug yar tahayna waalidkaa soo weydii taarikhdaada
|
Qaaqil k.k K.k | 12:03am on Monday, March 15th, 2010 |
Waxaan ushegaya ninka samaystay wabkan in alaah la xisabtamayo naar tana uugalayo waxa lagu qorayo aanu ka jojin karin waxa xun tankale somalida fariintina wax kabadali mayso sabab sarqan iyo nacas wax ka irah maleh |
Qaaqil k.k K.k | 12:02am on Monday, March 15th, 2010 |
Waxaan ushegaya ninka samaystay wabkan in alaah la xisabtamayo naar tana uugalayo waxa lagu qorayo aanu ka jojin karin waxa xun tankale somalida fariintina wax kabadali mayso sabab sarqan iyo nacas wax ka irah maleh |
qoslaaye guraceel galgaguud | 8:19pm on Sunday, March 14th, 2010 |
kan kasoo hadlaya dhabad ogow anigaa magan ii tahay cayrna waa caqliga somaliyeed faana looma baahna ee nin raga hadaad tahay ma isku dayi kartaa waxa aad ku calaacaleysa war waad ku qasbantahay waxa aan soo saxiixo waana san dule ayad u aqbali doonta hadii kale qaxooti ayad noqon doontaa sidii 1991 aad ilaa kenya aan ku eryaayay |
NIN WALBAA QUMANE UK | 8:14pm on Sunday, March 14th, 2010 |
AHLUSUNA WALJAMEECA DARIIQATU DIIN DARIIQATU SUUFI ILAAHBAAN INKU DHAARSHEE HAKALA IRDHOOBINA INTAAN MUTAAR ROOBOOW DHIIGIISA AAN KACABO IYO FUAAD SHONKOLO WAXTASIMUU BIXABLILAAH CADAWGA HANOO JABINA EE MIDOOBA |
Sunni Lu'anda Angola | 12:13pm on Sunday, March 14th, 2010 |
Bismilaah, Alxamdulilaah,
bacda basmala iyo xamdiga alle waxaan idiin sheegayaa walaalayaan in aydaan ku kadsoomin dicaayada iyo jahawareerka ay wadaan khawaarijta oo adeeg sanaya Website yada ama idacadaha Ahusunna Waljamecana ma ahan qabiil ee waa shacabka soomaaliyeed marka laga reebo khawaarijta iyo inta la bahda ah waxaana idinkugu bishaareynayaa in aysan ahlusunna waligood qeyb sami doonin jago iyo xukun doona aysan ahayn sida ay qoreen website yada khawaarijtu ee ay yihiin Culimadii diinta islaamka oo ahlul Xaqa ahaa,
waxaan kale oo idinkugu bishaareynayaa in ciyaar fiican lala ciyaarayo khawaarija ama dowlad ha sheegtaan ama shabab ha sheegtaan iyo xisbu shaydaan.
ASALAAMUN CALAA MANITABACAL HUDAA |
geele dhabad | 10:56am on Sunday, March 14th, 2010 |
qoslaaye
ma mareexaan ayaa ku aadaan war ceyr iyo mareexaan ma ahanee ee waa reer dalal vs. ceyr ayaa idinka masuul ahayd goormee taariikh yeelateen waad ogeydeen geela mareexaan dhuma inteysan qoraxda dhicin inaad soo qaban jirteen. soomaali waana taqaan
waryaa taariikhdaada soo baro anagaa dadka kugu soo darnay adigoo jawaano xiran. hadana waxaad meesha ku joogtaan waa anaga ee waad arki doontaa waxa kugu dhoco, maalmaha soo socda.
|
Aadan cadde Konfur afrika | 9:15am on Sunday, March 14th, 2010 |
"Geedkii lagu koro dhubuq dhubuq waxa loga dagta dhakab dhakab" ahlu suna ayagon tashan bay qoriga qaten markay ka dhidhiyen dulligi melishiyadka sharbaab ay ku xasuqayen shacabka somalida o ka dhigeen kuwa ay aasaan o ay dilaan iyo kuwa faagaan ma xishodayasha shisheyaha dahsoon u adeega marka waxan leyahay camilkina suban haka dhiginina hal bacad lagu lisay mida kale hadi cid lala heshinayo kula hesheya gurigina gayiga somali tigree dan iniima hayee ku shira gedka hostisa qabilka iyo quranka dadka qaar qorena ka dhex baxa hadi kale so qoysta ha linii xiiree sidii xisbu aweys |
saabir xamar | 7:28am on Sunday, March 14th, 2010 |
bismilah alxamdulilah
marka xiga somalida tirahda aniga haray looma hadlo ama hadal nin badsaday ma dhameyn nin yarestayna kama caagana.
dad badan baa fariimahoda u adegsanaya in aay no sharaxan waxa ethopia ka socda in ay yihin wax wanagsan runtii waa ceeb iyo dulinimo tii ugu xumeyd ee somali soo wahda in mantana kuwo culimo sheganaya iyo kuwo dowlad sheganaya adis ababa ku suganyihiin isla markana ka hadlayan ama soo sari donan wax dadka iyo diinta islamka dan u ah!!!
ugu danbeyn in badan ayan kuso gudbiyay su,alo cidina kuma dhiiran in ay kaso jawabto kuwa webkan qurunka ku faafiya kama rebana bal haddana aan idinku sii daro 1 kaba soo qad in ahlu sunna iyo shabab yihin labo urur diimed oo wada hubeysan waa maxay sababta shabab caalamka galada argagaxiso ugu yaqanan ahlu sunna kuwa labaxayna xaq u dirir ugu yeran oo weliba hubka u siiyan? mase galada diinta shabab iyo ahlu sunna ethopia kala jecel? marka la eego qaabka wax u socdan soow lama dhihi ahlu sunna meshan ma jogto ee shacabkan musliminta ah aya la raba in la qaldo iyadona mesha ku jirto in laga faaideysanayo qaladadka shabab oo aad loo buun buuniyay?
walaahu aclam |
cali yare muqdisho | 5:37am on Sunday, March 14th, 2010 |
awalba sheydaan ayeey caabudi jireen cayrka iyo mareexaanka waa ETHIOPIAN AWALBA SOMALI WAA KUWII BURBURIYAY ILAAHAY HA ISKU DIRO OO HA ISBAABI IYEEN ILAAH AYAA MAHADA ISKA LEH OO ISKA HORKEENAY DUF HAKU BEXEEN VIVIA MAREEXAAN IYO CAYRKA |
NIN WALBAA QUMANE UK | 5:22am on Sunday, March 14th, 2010 |
WAXAAN RABAA IN AAN KUWAAN CUDURKA KUDHACA ALSHEYDAANKA LASOO CABSIIYAY OO QABAA ILKA KU RAFANAYA MID OGAADA IN AHLUSUNO EEYSAN MARNABA CAABUDIN QABIIL SIDA CEYR AMA MREEXAAN EE WAA KUWA TOOS UGU XIRAN ALAAH OO CID KALE AAN LAWADAAJIN AWOOD EE WAXAA KASHEEKEEYSAAN KUWA INKU YIRI AABIHIIN XAARAAN BUU KUQABAY HOOYADAA KUWAAS AYAA AH AHLUSHEYDAAN |
Shiine Louisville | 3:56am on Sunday, March 14th, 2010 |
Raga ka sara kacay kooxda jaha diidka, dal diidka, iyo diin dhaanka Ahlusunna waxay ahayd qoladii ugu hreysay Somalia ee their own cost uga horyimaada. Taas hammi ayay naga beertay, waana growsanahay dhaliisha, iyo cabsida uu muujiyay qoruhu labdaba... in dowlad ku biirkan shaki abuuri karona wax laga baciidsado maahan, maadaamo dadkani ay un Somali yihiin, haba ku heyb sheegteen caqiido suuban.
However, si dhab ah haddii aad diirada u saarto, culimadan fikradahooda is waydaarsan wax is badal oo la taaban karo kuma keeni karto geedi socodka kacdoonka culumida, iyo shacabka la degaan kiciyay ee dhiigu ku harsanyahay. Sababtu waxa ay tahay, caado ayayba ugu horeyntii uu tahay Raggan in ay qof walba ku tix galiyaan fikradiisa xortaa, tusaale ahaan markii dhiigu da'ayay rag magaca sunniga ku hadla oo dhaleeceeya kacdoonka ayaa ka jiray dlaka gudihiisa, wilibana abaabula shirar jaraaidyo oo ka danana... yet, dantooda ayay ka qabsadeen. Almuhim, Sunni waljamaaca fikrad iyo caqiido, nin kaste oo in uu matala sheegtana muhiim ma'ahan bumber-sticker ka haysto M/ Maxmuud Sh. Xasan iyo qof kalena ka heysto. Kii kheyr u wada, waa laga gudoomin, kii dayr kaa ku jira, ee si kale wax u arkana, la hadalna loo ogol, xumaantii uu la qaabilona, maadaama diinta kacdoonku salka ku hayo Alle ayaa lala kaalmeysanayaa, oo iyada oo Khawaariji joogto lama diir-diiranayo. Teeda kale, aan xasuusnaano dagaalkan, iyo kacdoonkan uu salka ku hayo dhowr xerow oo Alle darte u caroortay, oon wax taageero oo la taaban karo haysan, markaasna haddii waaqiciga la fiirsho Al-shabaab ayba ahaayeen the most supper power, waxaanu ku gaban-gabn karnaa in Sh. M. Farah, iyo nin Europe joogaa ayaa wax ka eedeeyay waxba kama badaleyso. Dadka deegaanka, in kaste oo lagu dhex labnaan karo, majority-giisu ka dharagsan, isku xirnaantoodu ku jirto survivalkoooda, waana u laba maarmaan ugu yaraan in aysan sii nuxuusin.
Dad badani afkaartaan kala duwan, ee qawaamiraha kala erdhoobay ee ka abtirsata Ahlusunna ka imaanayaa, waxa ay u arkaan qorow ka baraarug iyo bidhaan iyo astaan ka tarjumaysa is badalka page taariikheed ee dalka... waayo, waxay ku tusinaysaa sida ay masu'uuliyad isaga saarayaan fiirana ugu leeyihiin sida wax u socdaan, iyaga oo ka damqanayaa kana dhiinaya wixii u ku walba u arko gaabin ku imaan karto geedi socodkan. Ofcourse, in ay isku xirnaadaan ayaa ka wanaagsan, balse in aysan waxba ahayn ayay iyaduna ka fiicantahay in qofba gaarkiis xil isku saaro... waayo after all xabbad xabadka laga galiyay unbaa Alshabaab hadalka uu maqlo yahay, wadaad magan meel u ah hadlkiisuna saameyn malahan, ragga meesha joogaana isku toosan. |
xasan usa | 1:08am on Sunday, March 14th, 2010 |
hadaan mareexaan nahay waan kuqaldanay in aan wax kudrsano niman aan maamul iyo dowlad urur waxba ka aqoonin waa ceyre horaana siyaasigii caanka ahaa cali khaliif uyiri nin dameer daba joogsadey dan buu mooday. marka in aan cayr iyo wax kaliito magaca ahlusuna lawadaagno alshabaab baa nugu kalifay. lakiin hada iyo wixii kadanbeeya waxaan raacayna oo soodhaweynaynaa ashabaab saa iyagaa xorka ah qabiil iyo qurun. |
NIN WALBAA QUMANE UK | 11:10pm on Saturday, March 13th, 2010 |
AHLUSUNA WALJAMEECA DARIIQATU DIIN DARIIQATU SUUFIA?WAXTASIMUU BIXABLILAAHI JAMIICAN WALAA TAFARAQUU?WAMAL XAYAATU DUNYAA ILAA MATAACUL GURUUR. |
axmed canada | 10:48pm on Saturday, March 13th, 2010 |
s/c.
Horta camalku wuxuu u qaybsamaa labo, mid san, iyo, mid xun
Midka san sharaftiisa waa ay kala sareysaa,
Miska xunna ceebtiisu waa ay kala hooseysaa
Tusaale qofka isbisiiniga ah ee ku niyadsan si wanaagsana u qabsada shaqadiisa wuxuu ka sharaf badan yahay qofka sarkaalka ah ee saluugsan, shaqadiisana aan ahmiyad siineyn inkastuu salkaalkuba sharaf leeyahay
sidoo kale waa camal xun in habeen oo idil qaad lagu soo jeedo maalintiina la hurdo, hadana waxaa kasii xun oo aad ugu hooseeya in habeenkii oo idil miino la aaso si maalintii dad ugu baaba'aan
somalidu camalka san wey yasaan isla markaana camalka xun wey ku fanaan sida, anagaa qabsaney, anagaa burburinay, anagaa dilney, anagaa xoreyneyno, dhalinyaradu ayagu waxay yiraahdaan, anaa wasay, anaa kufsadey iyo waxyaaba aan ka xishoonayo
somaliya kama jiro camal san waxaa jira waa camal xun balse kala hooseeyo figradeyda sidaan bey ukala hooseeyaan
Alshabaab waa kooxda ugu xun
burcad badeeda waa kuwa ku xiga
xisbulislaam baa kaalinta sadaxaad galaya
ahlusuna ayaa boobtey booskaan oo ay lahaan jirtey puntland
Puntland waxaa xiga DFK
Somaliland ayaa ugu xumaan yar madaama ay shacabka siisay nabad
FARTAAN KU QEEXAY FAALO DHEER NINKAAN U FIIRSAN MAA FIYOW? |
CAASHA DANMARK | 9:19pm on Saturday, March 13th, 2010 |
ALLAHA GUULEEYO CULIMADA AHLUSUNNAH WAL JAMACA VIVA AHLUSUNNAH BIDCADU HA DHAMAADEEN INSHA ALLAH REER DHUUSAMAREEBNA ALLAHA KA MADOOBEEYO QABIILKA |
Wiil hawiye, UK | 8:34pm on Saturday, March 13th, 2010 |
Asc You guys are you ok mad? I need know who sh maxamuud sh hasan. His mariihin or habargidir, I tell true story cenral somalia is hawiye area. No mariihin kill. hawiye is best qabiil other qabiil uf uf uf? |
Galmudug Hobyo | 6:52pm on Saturday, March 13th, 2010 |
Alla ha garab qabto wixii nabad wada oo dhiiga muslimka daadineen qabiilkana iska daaya lafahaa ka jiran tihiine. |
siyaasi us | 6:23pm on Saturday, March 13th, 2010 |
wabkaan sacadaale maxaa kagalay galgaduug |
ahlusunnah dhab ah america | 5:07pm on Saturday, March 13th, 2010 |
magaca ahlusunnah waljamaacah waa magac fiican waana kacaan bulshada usoo baxey kana hortagey habowga diinta magacyada badan qaata .. laakiin waxaa soo baxey qaar ka mid ah ahlusunnaha oo qabiilku ka tan badan yahay qaar U.S.C ahaa Qaar wax ka waayey jagooyinkii DJBOUTI lagu qeybsadey iyo kuwo kaloo magaca behs habargidir ku araabta baa qafaashey magacii ahlusunnah waljamaacah oo addis-ababa u shaqeeya oo hadafkoodu yahay jago doon isla markaana doonaya baa-bi,inta magaca ahlusunnah waljamaacah laakiin taasi waa ay fashilantey mana ahan wax socon doono ..jihaadkuse waa uu socon habowga diintana waa mid ama hanoqdeen maxkamado ama xizbul sheydaan ama habaab ama magac kale kuwaasi waa lagu jihaadi for ever. |
qoslaaye guriceel galguduud | 4:33pm on Saturday, March 13th, 2010 |
mareexaanku maxay ahaayeen awalba anagaaa ku shaqaysanaynaye hadeey kabaxaan jid fiican ayagana waxaa ula dhaqmeenaa sidii aan ula dhaqanay alshabaab waana been oo lama soo bixi karayaan baabuurtooda xagee soo marayaan jidka anaga dagane mareexaanka waxaan u sheegayaa in aysan iswaalin oo awalba askar ayeey ahaayeene ee shaqadooda ey sii wataan hadii kale dagaal diyaar u ahaada |
xaaji yuusf caabudwaaq galgaduud | 4:26pm on Saturday, March 13th, 2010 |
war mareexaan lama siri karayo intaa moodeen maahan oo wey lasocdaan waxa lama leegayo oo shalay ayeey kahadleen mow qifkooda runtaa dawlad kusheegana waa la arki doonaa waxa ay alshabaab kaqabato anaga ahlu suna caabudwaaq dagaal danbe magalayno bal la,aantayada alshabaab hala horjoogsado marka xigta waxaan beesha mareexaan ee waqooyiga galgaduud u ogeysiinaynaa in wixii shalay kadanbeyay aanu nahay ahlu suna waqooyiga galgaduud ceedankeenana waanu lasoo bixi doonaa mardhow in sha alaahu |
al xasani b/weyne | 4:16pm on Saturday, March 13th, 2010 |
ahlu shirki walkhuraafaad wey jabeen weyna jabayaan allaah idinkii ee soo fiirsada waxa ku dhici doono maalmaha soo socdo awalba waxey ahaayeen mooryaan qaab qabiil uga soo horjeeda mujaahidiinta alshabaaab |
daleel afgooye | 3:57pm on Saturday, March 13th, 2010 |
aaheey dheelaaye waa runtaa u sheeg mareexaan ka leexda jidka hadiii........kale.... |
dheelaaye london | 3:54pm on Saturday, March 13th, 2010 |
runta banaanka
WAR NINYAHOW WAA FAHANAY IN CALAACAL KAAGA DHIBAATO BADAN IDINKA OO GAARTAY HADAAD MAREEXAAN TIHIN INAAD GAALADA DIFAACDAAN OO WIILAL BADAN KUWAYSEEN IYO HANTI BADAN. LAAKIIN IDMA CAYN KARO OO MAREEXAANKA KISMAAYO IYO GEDO JOOGA SAFKA HORE AYAY MUJAAHIDIINTA UGU JIRAAN OO DIINTA DIFAACAYAAN LAAKIIN REER CABUDWAAQ WAXAY WAAYEEN WAX HOGAANKA U QABTA QABIILNA HADII HOGAANKA KA DHUMO WAA SIDAAS. MAANTA INAAD CEYR OO HUNGURI U ORDAAYO OO GAALADA DABDA SOO GASHTAY INAAD DHULKIISA DIFAACDAAN WAA KA XUMAHAY IDINKOO, TAARIIKHDIINA SOOMAALI IDIN TAQAAN CEYRKII XOOLAHA IDIIN RAACI JIREY 300 SANO INAAD MAANTA DHULKOODA DIFAACDAAN WAA WAX LAGA XUMAADO WALAAHI WAXAAN KU DHAARTAY HADAAD KA HARTAAN KUWAN JIDKAKA LEEXATAAN JOOJISAAN U SHAQAYNTA GAALADA INAY MUJAAHIDIINTA INAYSAN ISTAAGAYN ILAA PUNTLAND. HADII KALE WALAAHI WIILAL BADAN AYAAD KUWAYNAYSAAN MARKA DAMBENA IDINKOO JILCAY AYAA SI FIICAN LA IDIIN KORMARAYAA...... EE |
marqaan london | 3:40pm on Saturday, March 13th, 2010 |
oo maxay rabaan wasiiro aa war ordaha tuugsigiina iyo beenta ku qaraaban jiteen iyo qabuuaha barakeysan jirteen kunoqda dowladnimo shaqo kuma lehdiin ileyn kii xoogaa idiin daadiyo ayaad taqaanaan. xoogaaga kale idinla socdana waa in la idinka reebaa |
jacfar uk | 3:15pm on Saturday, March 13th, 2010 |
asc marka hore marka xiga wax ahlu suna ladhahaa oo dadkaas yihiin malaha ahlusuna dadka dhan ayaa ah ee waa dad rabo jago doon ah oo qaarkoodana qurba joog yihiin qaarkoodana qabuuraha caabudaan hada waxa ishayaa wa dhaxdoda qabuuraha kuwa cabuda iyo kuwa kale ee mufsidiinta ah ilaah haka jibiyo dhamaantooda insha alaah wadankaana waxa uu danbenaa xarakad shabaab al mujaahidiin insha alaah |
Daacad Koofur africa | 2:46pm on Saturday, March 13th, 2010 |
Wan idin salamay marka hore marka xigta ninka labaxay runta bananka hadii raga kadagalamay galgadud ahayen dir ceyr marexan waxa lo bahna inad magac kale labaxdan oo aadan labixina magac dad kadhexeyo sida ahlu suna |
Ali Toronto | 1:28pm on Saturday, March 13th, 2010 |
Madaxtimadda loo tartamayo ma aha magac doon waa maal doon |
xasan norway | 12:51pm on Saturday, March 13th, 2010 |
sck.
ilama adeerayaaloow waa idiin sheegnay ee idinkaa is in dha tirayay,waxba isma dhaamaan ka soobioow shariifku dar shabaab ku dar xasan aweys ku dar kuwaa hadda leh ahau suna ayaan nahay dhamaan waa masiibo soomaaliya ku habsatay ahalna uma aha siyaasad laaiinduruufta,iyo qadarka ayaa keenay maanta in ay magaca umadda ku hadlaan,ika jira waxaani wadaado maahan waa shufto wadaado ama culumo waa kuwii diinta iyo anashaxa wanaagsan dadka bari jiray laaiin mooryaantaan magaca badalatay ha dhihina islaamiyiin ee dhaha islaaya yaal |
runta banaanka caabudwaaq galgaduud | 12:35pm on Saturday, March 13th, 2010 |
walaal hadaanu nahay ahlu sunada dhabtaa waanu kasoo horjeednaa waxa lagu saxiixayo Ethiopia cadowga somaliya marka xigta ahlu sunada waxa ay ahaayeen 3 qabiil oo kala ah mareexaan dir iyo cayr oo isku bahaystay in ay ladagaalamaan khawaarijta casriga ah laakiinse hadafkii waa la leexiyay oo waxa aad ogtahay in ay beesha mareexaan sade oo dad iyo maalba ku waayay difaaca diinta iyo galguudba aan lala tashan oolageysmaray arintaas marka waxaa layiri buun ninkii xaday meesha uu ku yeerin lahaa ayaa layska rabaa hada shir ayaa u socda besha mareexaan sida ay ula soo bixi lahayd wiilashooda iyo tiknikadooda joogta jiida hore anaga waxaan difaacanaynaa caabud waaq balanbal iyo dhabad marka qof walow naftaa ayeey maraysaa saas hala ogaado wabilaahi tow fiiq. |
c/raxman xusen Uganda,kampala | 12:14pm on Saturday, March 13th, 2010 |
Runtii wax lala yaabo maahan inay kooxda jago raadiska ah oo shaarka cusub soo qaadatay is khilaafto ileen awalba ujeedadoo jago ayey aheed iyagoo dhana jago lama wada siin karo marka intii soo hartay ayaa mucaarad noqoneysa taasina maahan wax ku cusub umada soomaaliyeed waayo maxkamadihii markii la aasaasayay waxaa loo asaasay arimo siyaasadeed iyo jago raadi oo xasan daahir ka dambeeyay laakisne xasan daahir iyo rag kale ayaa looga hormaray korsigii intii kale iyo xasan mucaarad ayey noqdeen hadii shariif tago hadii alshabaab nin kamid ah kursiga qabto waxaa mucaarad noqonaayo qeyb kale oo alshabab kamid ah taasoo cadeyneysa inuu nin walba kursi doon yahay hadii uusan helin ay noqoneyso cadow ama ku cun ama ku ciideey marka inta badan umada soomaaliyed rejo weyn kama qabin ururka gudoomiyayaasha iyo afhayeenada iyo ujeedooyinka kala duwan leh ee sheegta inay yihiin ahlusuna waana nasiib daro inay uamda soomaliyeed ay wada noqdaan kursi raadis wana mida aan qaranimo somaliyed la gaari weysanahay ururka ahlusuna waljamaaca waxa ka dambeeyay rag siyaasiyiin ah oo doonaayay inay siyaasada kusoo galaan iyagoo dadkale ku shaqeysanaayay maanta waa ay heleen wasiirnimadoodi ii midnimada umada somaliyed lama shaqeyneyn midaas ha ogaato umada somaliyed |