Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Abuu Bakar Zeylici: Annagu waanu dhax joognaa ninkii dhimanayoow kaalay, Soomaalidana waxaa lagu kor dhalay gawaari tiknika ah! Cod Posted to the Web Mar 12, 11:10


Abuu Bakar Zeylici oo ah horgale sare oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab Magaciisa runta ahna la yiraahdo Ibraahim Afghaan kana soo jeeda Gobolada Somaliland ayaa fariin cod ah ku sheegaya in aysan waxba u turayn diyaarna u yihiin in ay baabi'yaan shacabka Soomaaliya oo ay naafeeyeen dagaalo aan dhamaad lahayn.


Abuu Bakr Zeylici oo mar u qaabilsanaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab Gudoomiyaha Magaalada Kismaayo ayaa isku shaandhayn lagu sameeyay maamulka kismaayo ku waayay Booskiisa una dalacay Gudoomiyaha guud ee Jubooyinka.


Horgalahan oo ah maskaxda ka dambeeysa Dagaalada ka socda koonfurta soomaaliya ayaa si cad u qayaxaya in dadka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa dagaal un  loo abuuray oo aan Nabad rabin.


Marka la eego habdhaqanka Kooxda Al-Shabaab iyo Hadalada horjoogayaashooda ayaa ku soo baxaysa in Kooxdan ay jab iyo halaag la damacsan yihiin Dadka iyo dalka.


Codka Abuu bakar zeylici ayaa ku soo aadaya Xili ay Magaalada Muqdisho ka socdaan dagaalo aad u xoogan oo u dhaxeeya kooxaha nabad diidka iyo Dowlada soomaaliya.


Halkan ka dhageyso Codka Abuu Bakar Zeylici.


Haddaba Cidii shaki uga jirtay hadafka Al-Shabaab maanta ha ku cibra qaataan Hadalada ka soo burqanaya kuwa maskaxda u ah dhalinyarada la marin habaabiyay.

119 Comment(s)

UGAASKA GABOOYE EE YURUB   UK

8:38pm on Saturday, March 20th, 2010

DHAMAAN UMAADA SOMALIYEED WAXAAN IDINKU SALAAMAY SALAANTA ISLAAMKA.
WAXAAN UMAADDA SOMALIYEED KA CUDURDAARANAYAA GEEFEFKA IYO GABOODFALKA UU U GAYSANYO WIILKA AAN XAARAANTA IYO XALAASHA KALA GARANAYN UMADDA WALAALHA AH DABKA LA DHEX ORDAYAA EE DAAHIR CALASOW
WAXAAN LAYAHAY DAAHIR CALASOW UMAD BADAN BAA EMAILO II SOO DIRAY ASAL AHAN MEEL AAD KA SOO JEEDO WAA LA GARANAYAA IYO REERKA AAD U DHALATAY.
AABAHAA DADKUU WAX LA CUNAY IYO MEESHUU KU DHASHAY WAAD KU DHALATAYN MOOYEE UMAYDAAN DHALAN, DHALLASHOAHAAN WAXAAD KA SOO JEEDAA BEESHA GABOOYE, DAD BADAN OO SACAD AH BAA LAGU DHIBAATEEYAY DULMIGA AAD SAMAYNAYSO EE UMAADA KA DAA DIBINDAABYADA ,ALLE KU MAHDI MAR HADII GAALADII KAA SOO MUSAAFURIYAYN DALKII OO DANTAADA KU GAADHAY OO AAD KU SOO DHOOFTAY ALSHABAAB BAA I DILAYA HADII AAN XAMAR SII JOOGO .MARKA ALLE KA SOKOW KU MAHDI SHABAAB MADAXOODA BAAD KU JOOGTAA HOLAND.
GUDOOMIYAHA GABOOYE EE EUROPE

Khaalid Nuur   Bosaaso

10:43am on Thursday, March 18th, 2010

salaamu calaykum

waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa walaalahayaga mujaahidiinta ah ee wakhtigoodii iyo cilmigoodii iyo maalkoodiiba u huray difaacida diinta alle ilaahay ha ka abaal mariyee oo uu ugu horeeyo mujaahid Al saylici ilaahay ha ka raali noqdo, waxaa kale oo aan canbaarayn dusha uga tuurayaaa beenaalaha wayn ee daahir calasow oo caadaystay wax ka sheegida mujaahidiinta diinta alle difaacda, daahirow waligaa ayaad basaas ahayd oo aad ka shaqayn jirtay in aad fidno dadka dhex dhigto, hadalkii mujaahid alsaylici oo dhamaystiran maxaad u soo qaadan wayday ilaahay naarta ha kugu fogeeye.

said Hussein   Hargaysa

10:00am on Thursday, March 18th, 2010

Asc salaan ka dib waxaan aad u taageersanahay codka mujaahidka wayn ilaahay ha xifdiyee Ibraahim Afgaani oo runtii dadaal badan ugu jira sidii wadanka somaliya uga xorayn lahaa cadowga gaalada iyo murtadiinta, gacanta sare mujaahidiinta ayaa yeelan doonta siduu ilaahay inoo balan qaaday.

mohamad   hargeysa

9:01am on Monday, March 15th, 2010

salaan ka dib waxaan idiin xaqiijinayaa codka halkan ku duubani in uu yahay Ibraahin Xaaji Jaamac. waayo aniga macalin ayuu ii ahaan jiray waxaanan si wanaagsan u aqaan codkiisa. waa nin ka fallaagoobay dadkiisii iyo dalkiisii Somaliland. waxaan rajaynayaa in maalin maalmaha ka mdi ah gacanta lagu soo dhigi doono oo maxkamad la saari doono. reer Soamliland waxa ay diyaar u yihiin in ay cadawga al-shabaab goor kasta iyo goob kasta la dagaalamaan.

Abwaan   USA

6:36am on Monday, March 15th, 2010

walaalayaal waxba ha dagdagsanina waxa iman doonta maalin la yiraahdo jini baa wadaad ah,(Alshabab ah)waxaan uga jeeda ilaahay waa cadaali qof walba wuxuu mutaysto ayuu ku abaal mariyaa waxaanan shaki ka qabin in dhamaan Alhabab ay ku dhiman doonaan si xun waayo iyagaa ayaa dadka si xun oo danbiilo nimo ah u xasuuqa markaa way iman doontaa maalin laga dhaarto waligay maan taageerin iska in la sheegtee, waxaad arki doontaan iyadoo la raadsanoyo oo la baadi goobayo kii maalin raacay waayo somali ayaynu nahay waxba inooma kala qarsoona dhowr danbiile ee ajaanibka way iska dhiman ama meelo kale ayay u cari lakin nin walba wuu ogyay ninkiisa ninkii dilay/gowracay/gacanta ama lugta jaray ee jaaniska uun hala sugo recordkana ku darsada mid kaa.
(watilkal ayaamu nudaawiluhaa bayna naas)
waxaanse aad uga xumahay sida somalidu culimada u jeclayd iyo siday maanta u nacsiiyeen khawaariijtan danbiilayaasha ee meelobaas isaga soo habarwacday.
Waiting!!!!

Sahal kuku   South africa

8:46pm on Sunday, March 14th, 2010

Sharif biijaale waa nin ceen kee ah ma wadaniba mise waa qayaa nöole su aasha waa shacabka

Sahal kuku   South africa

8:31pm on Sunday, March 14th, 2010

Al shabab waa moryanti dadka ku dhibi jiray mogadisho wadoyinkeda dadka ku baran jiray waa yaab waa amakaag waa fajac niman hal ayat aqon siduu qof ku xukumi kara culumadi ayaba la kar bashaa waa wax laga xumado waxan kula talin laha somalida damirta ku dambeyso iney jihaad aan loo kala harin lagalaan tuula joogyada al shabab labaxay allahu akbar

khadra   swedan

5:28pm on Sunday, March 14th, 2010

alshabaab waa dad moryan awalba aha dina mayaqaanan waa jahli shacabka ayay danbika galan masakinta ah alaw nagaqabo waxaan shacabka somaliyed leyahay adkasta way dhamaneysaa isha allah marun asc

Asad   Liibiya

9:01am on Sunday, March 14th, 2010

Walaal hadii aan kaaga jawaabo dhaahir cabdulle waa nin ceen kee ah su aashaas ma ahan mid u baahan jawaab maxaa yeelay quf waliba waxa uu yahay waa la muuqdaa hadii aan kuu faah faahiyo dhaahir waxaa uu yahay ugu hureen waa muwaadin soomaaliyeed u taagan in uu ku dadaalo muwaadin nimo diisa tan kale dhaahir maalinki uu dhashay ayaaba nin ducadiisa aqbal tahay uduceeyay oo ku yire dhaahir nuqo kii diinteesa iyo dalkiisa iyo dadkiisa anfaco hadii kale uma baahno jawaab taas tirada badan ee ka garo magaca

waa qadiim cajalkani   europe

1:00am on Sunday, March 14th, 2010

asalaama c

Walaalayaal hadalkan mujaahidka weyn ee la inooga dhigayo mid cusub, waxa uu ahaa waagii xabashidu dalka joogtay, gaar ahaan maalmihii ay alshabaab la wareegeen gobolka shabeellada Hoose. Markaas waxa uu hadalkan ka jeediyey degmada Baraawe ama meel u dhaw, waxana warkan la idiin hayaa isaga oo duuban.

Axmed ali farax   Nairobi

10:14pm on Saturday, March 13th, 2010

Al-shabab wadanka alaha ka qabto waa dhiman aad uxun wadankana intay ayaga jogan nabad manoqonayo yan lasugin taas waa niman shacabka lagu soo intiximay shacabka bis ayay gumaystan waxay watana ma ahan diin waa siyasad magac diin ayay kuqarabanayan alaha dhulka lagoye waa niiman qayano badan hala iska ilaliyo meel ay kataliyan laguma nolankaro al-shabab waa munafiqin aan alle kabaqayn dadka dhiigoda ayay banaysten

diini   uk

9:49pm on Saturday, March 13th, 2010

dahir calasow aabahaa ma taqaan dna iska qaad in uu ku dhalay ninkaad ku abtirsato bal baaritaan samee ninyahow xaqiiqda adaa ogeene

Shuuke dhanaan   South africa

9:48pm on Saturday, March 13th, 2010

Daahir abdulle calasoow waa nin ceyn kee ah horta

Sahal kuku   Souh africa

9:27pm on Saturday, March 13th, 2010

Tala bixin calasow muslinka aad dulmiga la daba jogtid miyadan ogen inaad naar ku muteysan karto horaad udulmiden barakat hadana mawaxa ka faka la qaran iyo mustaqbal ogow baad iyo la luush hadaad baratay duduble baad mabaxsho waxa kula habon inaad kawantowdo falalkas foosha xun aad shaqada kadhigatay waa iga talo

Sahal gurey   South africa

8:45pm on Saturday, March 13th, 2010

Asc walalayal waan idin salamay salan kadib ilahaey swt aya mahad iska leh al shabab waxey ku dhaqmayan lama dhihi karo waa diinta islamka maxa yelay dintena suban maqabto qof muslim ah in jago radso lo dilo marka ilahey hanaga qabto shayadinta jaga donka ah calasow adigan sii wad bararujinta aad wado waxa laga yaba dhalinta laqalday iney ku so hanunan ahlu sunah guul ilahey ha siyo

saleelo   egland

7:13pm on Saturday, March 13th, 2010

asc illahahy ha laga baqo dulmigii hore koonfurta u dumiyey yaan la sii buun buunin nin walibana meeshuu u dhashay ha qabto oo dadka guryahoodan hawga baxo

Maxamed Xasan   Hargeisa, Somaliland 4428202

12:44pm on Saturday, March 13th, 2010

Khawaariijeey halkan igala soo xidhiidha anigaa Hooyadiin wasee walaahi kabcadaan ku dhartee anigaa Shababay Hoyadiin wasa Ina godane ha ogaado in anaan iloobin godobtii qaraxyada baabuurta Ibrahin Afghana waxan leenahay ragna Caruurtood dab ha ku gurin adigana Caruurtaada ha ku masruufin Xaafada Jidka 150 ka waanaanu ognahay in aad guri wayn uga dhistay mudadii yarayd eed haysatay dekada Kismaayo Tuug ilaahay ka go'ay ma kaasaa diin garanaya ogow in caruurtaada hoobiye lagu garaaci ilayn adba qaar baad hoobiyo ku garaacaysaaye ina godane isna sidoo kale

Mohammed Xasan Siciid   Hargeisa 4428202

12:36pm on Saturday, March 13th, 2010

Walaal anagu khawaariijta ay u wayn yihiin Axmed Cabdi Godane iyo Ibrahin AFghani waanu kia soo erinay caruurtiisa ayaanu laynaynaa hadii uu dhibka ka dayn waayo umada somaliya walaalayaal bal fiiriya ibrahin afgaan waxa uu leyahay somalidu waxay ku dul dhalataygaadhi dagaal caruurtiisiina waxay hargaysa ku dhigtaan dugsiyada ugu qaalisan mudadiii uu kismayo haystayna waxa uu hargaysa ka dhistay guri 100,000 doolar ah rerkiisuna waxay ku noolyihiin nolosha ugu saraysa caruurtii Somaliyana waxa ay ku silcayaan oo qaxoonti ku yihiin Ceelsha Biyaha Hawiyaw Toos oo iska dhiciya labadaas nin ee AlQaida

cade   jig

12:06pm on Saturday, March 13th, 2010

saxiibayaal hadii aad cayn tantid iyo hadii wax kasheegtid mijaahidiinta iillaahy ayaa quraanka kucadeeyay masina kuwa dar illaahy u jihaada iyo kuwa qaacidiinta ah sxb markii lagusoo duulay diintaadii iyo dakaagii iyo dalkaagii ay amisom kusoo duushay iyo kuwo gaala raaca miyaad kadoorateen amisom iyo maraykan inuu babi iyo diintiina iyo dadkiina maatida ah maalinkasta amisom marka laxanuujiyo gumaadayso shacabka massaakiinta ah damiir malihidiin miyaa oo wax kasheegaysaan mujaahidiinta

xarakatul shababul mujahidiin   Jiida hore jihaadka

12:01pm on Saturday, March 13th, 2010

Asc wr wb wan idin salamay dhamantin ugu horayn waxan u mahad celinay ilaha nagu guleyay inan ka sara marno galada mida xigta xigta waxan leyahay wilkadan la baxay dahir calasow insha alah waxad ku bexeysa gacanta mujahidinta midna ogow wa jogan mujahidinta mel walbo o dunida dacaladeda wana ku dirnay mujahidin hada adiga o jogo wadankad jogto adiga ee la yaira holand insha alah waqtigad sugaysa hada mida kale ilmahay iska yacyac leh ay ku odatay galadu mesha o ganisadaha lacagta laga arursho la siyo ayagan waxan le yahay wa laydin xurayna insha alah asc wr wb

haajir   danmark

11:34am on Saturday, March 13th, 2010

reer koonfur danbigii ay ka galeen muslinka ayaa laga goynayaa bal arka waxa haysta caruurtii ay kufsiga ku dhaleen ayaa alshabaab ku noqotay ilaahay baad leedihiin mid saylac ka yimid iyo mid hargaysa ka yimid mid boosaaso ka yimid baa la idinku imtixaamay

haajir   danmark

11:33am on Saturday, March 13th, 2010

reer koonfur danbigii ay ka galeen muslinka ayaa laga goynayaa bal arka waxa haysta caruurtii ay kufsiga ku dhaleen ayaa alshabaab ku noqotay ilaahay baad leedihiin mid saylac ka yimid iyo mid hargaysa ka yimid mid boosaaso ka yimid baa la idinku imtixaamay

haajir   danmark

11:32am on Saturday, March 13th, 2010

reer koonfur danbigii ay ka galeen muslinka ayaa laga goynayaa bal arka waxa haysta caruurtii ay kufsiga ku dhaleen ayaa alshabaab ku noqotay ilaahay baad leedihiin mid saylac ka yimid iyo mid hargaysa ka yimid mid boosaaso ka yimid baa la idinku imtixaamay

odaxeey   london

11:05am on Saturday, March 13th, 2010

muxuu yiri qofkii gurigaaga galo guriigiisa ayaa la galaa..

mukhtaar   usa

10:55am on Saturday, March 13th, 2010

KU waan khawaarijtaa waa doofaaro waana runtiis. wuxuu yiri midkaan afka duuban taangi nalaguma dhalin waxaan ku dhalanay xalaal adigase waxaad ku dhalatay wacal nimo mideeda kale hadaad niman raga tihiin wajiyadiina hala arko somali hala ugaarsado alshabab si xuna haloo dilo waa cadowga umada somaaliyeed waa inooga daran yihiin walaahi gaalada

mukhtaar   usa

10:55am on Saturday, March 13th, 2010

KU waan khawaarijtaa waa doofaaro waana runtiis. wuxuu yiri midkaan afka duuban taangi nalaguma dhalin waxaan ku dhalanay xalaal adigase waxaad ku dhalatay wacal nimo mideeda kale hadaad niman raga tihiin wajiyadiina hala arko somali hala ugaarsado alshabab si xuna haloo dilo waa cadowga umada somaaliyeed waa inooga daran yihiin walaahi gaalada

mukhtaar   usa

10:53am on Saturday, March 13th, 2010

KU waan khawaarijtaa waa doofaaro waana runtiis. wuxuu yiri midkaan afka duuban taangi nalaguma dhalin waxaan ku dhalanay xalaal adigase waxaad ku dhalatay wacal nimo mideeda kale hadaad niman raga tihiin wajiyadiina hala arko somali hala ugaarsado alshabab si xuna haloo dilo waa cadowga umada somaaliyeed waa inooga daran yihiin walaahi gaalada

jamal   Location unknown

8:58am on Saturday, March 13th, 2010

mujahidkas been ma shegin hawiye in lagu kor dhalay tikniko been ma aha shiikhoda iyo wacelkoda waa isku mid

axmed   canada

7:59am on Saturday, March 13th, 2010

hahahahahaha beritoole balan waaye waa SHIRBAA ogaada hee anigu maahi FANAAN

ABUU MASUUR ROOBOW   BAY

7:53am on Saturday, March 13th, 2010

INAATI BADHAAJU WUSHAA DAAHIR CALASOW

axmed   canada

7:40am on Saturday, March 13th, 2010

Meeshaan waa jeclahay! magac aan u bixiyey micnihiiso yahay murti
haa hada waa gabyayaa aqrista
Hooyaley hoyaaley hoyaalayey hooye
xalay gadoonkii dhexe waxaan sariirta galgashaba
markaan gam'ay oon hurdey waanigii riyo la guureeyaye
gucdur habeen maahoo waa meel aadan garaneyne
waxaan garanayoo galab dhibic lagaaga guuleysan
waxaan gafoo garaadkeygu inaba gaareynin
waxaan gamoo si u leefay nafyoow gadoodsan
hadaan goodiyey hadaan gunuunacay oo gidaarka laadey
intuba anigu ka gudoomayoo weyga go'antahaye
waxa laabta gubayo waa gaajada iyo rafaadke
gidigeed somali xin bey wada garaneysaaye
hadeynaan iska gaarin waa in aynu wada go'iye
mustaqbalka aan la gaarin waa sida qoraxda aan la gaarin

ABUU MASUUR ROOBOW   BAY

7:33am on Saturday, March 13th, 2010

INAATI BADHAAJU WUSHAA DAAHIR CALASOW

dalmar   mombasa

7:27am on Saturday, March 13th, 2010

dahir calasow waxaad aheyd kaliyihiin mahad dolar ii afduubi jiray marka inaad dad laaluush weydiisatid kuguma cusba sxb ee duduble kaleexda awal ayaa ina ceydiid lagu tabayey inuu xiray barakaat adoo sacad kale ah miyaa qaran ka xiraya hadan

NIN WALBAA QUMANE   UK

6:59am on Saturday, March 13th, 2010

NINKAAN IBNU YAHUUDKA AH OO 20KA SANO SHEEGAYA ASIGU MAKU DHALAY NIKAAX MUSLIN MISA YAHAY ISLAAM?HADUU YAHAY RUUX MUSLIM AH OON MARQAAN IYO SIINO LAGU DHALIN WUXUU AHAAN LAHAA NIN WAJIGIISA UU WAADIX YAHAY DIINTU WAA WAADIX OO MUGDI MA AHAN EE NIN KAANI WAA IBNUL YAHUUD KUFAAR AH

NIN WALBAA QUMANE   UK

6:44am on Saturday, March 13th, 2010

AHLUSUNA WALJAMEECA ARINKA DHEXDIINA AH KUDHAMEEYA UNA NOQDA KITAABKA ALE JOOJIYANA IN SIDA QAWAARIJTA AAD HAWADA ISUMARISAAN WARAR JZKMLKH

NIN WALBAA QUMANE   UK

6:39am on Saturday, March 13th, 2010

OGEEYSIIS OGEEYSIIS OGEEYSIIS KU CULUMAA UDIINKA SOOMALIYEED EE AHLUSUNA WALJAMEECA GAAR AHAAN GOBOLADA DHEXE?FADLAN JOOJIYA IN AAD HADADA ISU MARISAAN WARAR?UNODA KUTUBKA ALE IYO SUNADIISA KUNA DHAMEEYA QILAAFKA DHEDIINA AH

dau   manila

6:32am on Saturday, March 13th, 2010

afkani waxaa kadaran kuwale webkan oo aad moodo maalinba iney doneyn in uu dago dalkan somaliya waxan layaba hadunan nin tolkii ah unan madax aheyn in uu aney nabad dhaceyn,markaan tusaale usoqato wilkan calasow ah waxuu bilabay in uu caayo madax weyne shariif iyo shariif xasan,miyaad ii sheegi kartaan waxa uu kaduwan yahay afkani?

NIN WALBAA QUMANE   UK

6:21am on Saturday, March 13th, 2010

WALAALAYAALOOW WAXAAN ORAN LAHAA NINKA INTAA OO RAG AH KAQEEYLISIIYAY WALEE HOOYADII HAAN BIYAA MAFOOLAN KKKKKK

DAAHIR CALASOW   HOLLAND

5:52am on Saturday, March 13th, 2010

NABADOON, HAA SXB QARAN WAA ARGAGIXISO WALIGEYNA LAALUSH KAMA QAADAN LAKIIN IN AY ARGIGIXISO TAHAY QOF WALBA AA OG TAAS

DAAHIR CALASOW   HOLLAND

5:50am on Saturday, March 13th, 2010

JOOJIYA CEYDA, WIXII FIKIRKIINA AH KAHADLA PLEASE, CAAYA ALSHABAB IYO XISBUL ISLAAM LAKIIN AFLAGAADADA HALAKA JOOJIYO SAXAAFADA,

Mahad   Uk

5:40am on Saturday, March 13th, 2010

war ma anagaa waalan mise cadan baa laga heesayaa
sowtey waaga cusub qoreen afqaani gantaalki buu ku dhintay waga cusub beenta barabagandada jooji Dahir Alaso waxyalaha raqiistaa ee umada aad uga fogaatay iska jooji waa iga talo

nabadoon   Location unknown

5:39am on Saturday, March 13th, 2010

DAAHIR CALASOW WAXAAN KAALA YAABAY QARAN WAA TAAD HESHIISEN WAAGI XOOGANA WAAD KA QAADATAY HADA MAXAA DHACAY MAHESHIISKINA AA DHAMAADAY WAA IN AY XOOGA KALE LAALUSH AH KUU TUURAN TEEDA KALE WAXAAN KA, CABSANAA SIDAAD XAWIILADAHA BEEN UGA SHEEGEYSID IN AY ADIGA FBI KUSOO QABTAAN MARKALE MAXAA YEELAY WAA WAREERISAY GAALADI SAAD HADBA MEEL ARGIGIXISO AAN AHEEN UGU DIREYSIDN WAR NIN YAHOW ILAAH KACABSSO DADKA ISLAAMKA AAD DULMINEYSID ISKA DAA

maxamed cumar   soomaliya

5:11am on Saturday, March 13th, 2010

daahir calasow waxaan kaaga digayaa xawaaladaha masaakiinta u shaqaynaya iska dhaaf ,tuugta wadanka baabiinaysa iska er eryo waad ogayd barakaat wixii inaga soo gaadhay dhamaan waatii samay dadka oodhan

WIIL ISRAAFIL   DAYNIILE

5:02am on Saturday, March 13th, 2010

ASC AAD AYAAN UGU FARAXSANAHAY SOO DHEYNTA AY SO DHAWEYEEN REER DAYNIIL MUJAHIDIINTA

WIIL ISRAAFIL   DAYNIILE

4:59am on Saturday, March 13th, 2010

ASC AAD AYAAN UGU FARAXSANAHAY SOO DHEYNTA AY SO DHAWEYEEN REER DAYNIIL MUJAHIDIINTA

axmed   canada

4:57am on Saturday, March 13th, 2010

Sheeko kale manii sheegaa? waxaa la yiri nin oday ah baa DR u tagay
kolkaasoo ku ditoore marwalba oo aan wadnaha sidaa u taabtaba xanuun baan dareemaa (inta wadnaha farta ku riixay)
DRkii baa inta odaygii dhan walba u baarey waxba ka waayey kolkaasuu ku yiri orodoo u tag DR kaadii hore isagaa iiga xog'ogaalsan xaaladaada guudee
odeygii baa DR kiisii hore ku laabtey kolsaasuu ku yiri intii in la mid ah isagoo wadnaha farta ku riixaya, DRkii baa inta si qosol leh u eegay ku yiri armey farta ku jabantahay!

Somali   Muqdisho

4:33am on Saturday, March 13th, 2010

Nin qabiil ku seexda oo cabsi ku nool oo sidii naagaha ka caytamaa internetka warkiisu qiimo maleh, Daahir calasow noloshaada cabsi ku dhamayso, you're handcabed man, take that as home work !!!!!!

Somali   Muqdisho

4:30am on Saturday, March 13th, 2010

Nin qabiil ku seexda oo cabsi ku nool oo sidii naagaha ka caytamaa internetka warkiisu qiimo maleh, Daahir calasow noloshaada cabsi ku dhamayso, you're handcabed man, take that as home work !!!!!!

madaale_01   australia

4:01am on Saturday, March 13th, 2010

asc wzxan ugu baqayaa umada somaliyeed in ay nabadad qataan tageerana waxa ay dantoodada ku jirto madaxweynaha cusub wadan somalia waa joon1_1 rasalwasarahana waa madaale wasiirka gashan dhiguna waa karbaash wasiirka arimaha dibadana waa qooqane_01

REER BANAADIR   QURBAHA

3:31am on Saturday, March 13th, 2010

WAXAA IS WAYDIIN LEH DADOOW YAA KOOYTADA IYO QABIILKA NAGA QABTA? QABIIL AAN LA AKHOONIN AA NOO KEENEEN, KOYTO WAA NA WAREERISAY.
MUSLINOOW YAA NAGA KHABTA.....

axmed   canada

3:26am on Saturday, March 13th, 2010

Sheeko sheeko, sheeko xariir, waxaa la yiri waa hore! waagii aan ISKOOLKA dhigan jirney, subaxwalbana markaan FAATAXADA aqrinona CALANKA salaami jirney ayaa macalimiinta iyo ardeydu hishiiyeen, hishiis aan qorneyn oo ORAAH camal ah, hishiiskaas qodobada ugu waaweyn waxay ahaayeen
1 in ardeydu aysan isku daalin, waqtina ku qasaarin barashada xisaabta, sayniska,sugaanta, iyo dhamaan maadooyinka laga bixinayey iskoolada balse ay si aad ah u bartaan beeshooda iyo baalasheeda, ama ay BAAD keenaan si loo BAASIYO
war badan wax ma taraayo mida ah in tikniko ay ku kor dhasheen dhalinta dagaalameyso lama inkiri karo, Somali ineysan sharaf laheyn lama inkiri karo

Anonymous   Location unknown

1:49am on Saturday, March 13th, 2010

asc kkk kkk kkk bis ara uk usa su af dad mom kl.

Hobyo man   Xamar

12:57am on Saturday, March 13th, 2010

waxaa la yiri nin reer baadiyaa ayaa asagoo dheelmanaaya waxaa ka nixiyey bahal layiraahdo weer markuu naxay ninkii kadib ayuu dhahay Weerow waaxmooyee wax kale kaafili mayn marka Khawaariijkaan Waxii ilaahay noogu sheegay khawaariijta ayuu dhahay wax kaliyah ee ay ubaahan yihiin waa uun in lalaayaa maxaa yeelay malahan xal kale SHA ALAAHU WAXAA DHAMAYN DOONAA AHLUSUNNA WALJAMAACA EE HA LAGU TAAGEERO WAXAAN KALOO IDIIN SHEEGAYAA KHAWAARIIJTU WAXAY U KALA JABTAY SADEX QAYB SHARIIF GROUP XASSAN DAAHIR GROUP MUKHTAAR ROOBOW RGOUP MANA KALE SOKEEYAAN

janaqoow   xamar

12:04am on Saturday, March 13th, 2010

ar yaa huba hee inow codkaan yahay ibraahin afgaani, waan ognahay maanta adduunka wax kata waxay u baahan yihiin authenticity, marka arrreey beenta iyto borobogaanka qabyaaladda huwan naga deeya. bilowga hadalkiinaan ka gartay ninkaasi oo u dhashay gibilada waqooyi mugaad dhahdeenaan gartaye ilaahii nii abuuray ka baqa.

janaqoow   xamar

12:02am on Saturday, March 13th, 2010

ar yaa huba hee inow codkaan yahay ibraahin afgaani, waan ognahay maanta adduunka wax kata waxay u baahan yihiin authenticity, marka arrreey beenta iyto borobogaanka qabyaaladda huwan naga deeya. bilowga hadalkiinaan ka gartay ninkaasi oo u dhashay gibilada waqooyi mugaad dhahdeenaan gartaye ilaahii nii abuuray ka baqa.

kulmiye   cairo ,egypt

11:05pm on Friday, March 12th, 2010

ninkan waa moryan garey ilaahey iyo sarulkisa ka furtay somali waxan oo kale ay kula sheeganaya aniga manta waxa ka danbeya waan ka baxay somalinimada coza qurunkan oo akle kual sheeganayaaaa

Anonymous   Location unknown

10:57pm on Friday, March 12th, 2010

ALLAHA AKBAR. ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR....CISADA WAXAA LEH ILAAH IYO RASUULKIISA IY MUMINIITA. HADDEY DHIHI JIREEN MURTADIINTA AYAAN LADAGAALAMEENNAA MAANTA SHABAAB WAXEY XAMAR KU SAMEEYEEN NALA ARKA...MARKUU DAGAALKU MARAYO MEEL HALIS AH AYUU ZAYLICI YIRI WAAN SII XASUUQYNAA MA WAXAA SHAKI IIDINKA JIRA AFKAARTA QALLOOCAN EE QAWAARIJTA SHABAAB MISE WAXAAD RABTAAN MARKAAD DHAMAATAAN INAAD BARAARUGTAAN

ALLAHAO NAGA QABO ASHABABKN AAFAYSAN
EEBOW NAGA QABO AXMED GODANAHAN ASQARAYSAN
ILAAHOW NAGA QABO AMISOMTAN MADMADOW
ALLOW NAGA QABOW AWAYSKAN MAAHSANAHA AH
ALLOW SOMALI MIDEEY AWOODNA SIIYOO NABDEE
ALLOW WAAGACUSUB IYO MIISAANKA NAGA QABO
ALLOW SHARTA DAAHIR CALASOW IYO AFKAARTIISA NAGA QABO


WAA MASCUUD SHARIF BARRE OO JOOGO USA

Cadoow   Ugandha

10:38pm on Friday, March 12th, 2010

Asc war dadka dagalamaya somaliya waa ajnabi iyo caloshod u shaqeystayal ha shegtan dowlad ama alshabab iyo alkabab ku gabanaya diintena islamka ee tixgelinta weyn siineysa nabada iyo ixtiramka beni,adamka marka hada arin somali le dahey ma jirto ee somali alaha ka dhigo diinki loo tashatey.

Xasan   Juungale

10:38pm on Friday, March 12th, 2010

War haye maxa la shegay abukar saylici maxa aheyd doofar doofar dhalay adunyo inta jogtona walwal aakhirana jahanamo

burhaan   jordan

10:37pm on Friday, March 12th, 2010

waa sheeko raqiis ah

Xasan   S/afrika

10:29pm on Friday, March 12th, 2010

Haye dadka dhahayo alshabab wa la bixinaya wa la garaacaya sxb ilahey ka baqa garaacis iyo duqeyn wax ay so kordhineyso ma jirto e wax halo sheego fitno wadayaasha shariif afgudud iyo sheydhan indha cade

Xasan   S/afrika

10:28pm on Friday, March 12th, 2010

Haye dadka dhahayo alshabab wa la bixinaya wa la garaacaya sxb ilahey ka baqa garaacis iyo duqeyn wax ay so kordhineyso ma jirto e wax halo sheego fitno wadayaasha shariif afgudud iyo sheydhan indha cade

Wiil haeiye,   Location unknown

9:52pm on Friday, March 12th, 2010

Asc I have 1 question who is mujaahidiint. Which 1 is the best alshabaab or government. I believe sh Shariif government who is agree to me.

abdi   holand

9:49pm on Friday, March 12th, 2010

daahiroow s/x marka hore isa sax anaga waxay noojoogtay adiga ooleh afgaami bakaaraa lagu dilaay marka ma aakiro ayuu kasoo hadlaymiyaa

abdi   holand

9:49pm on Friday, March 12th, 2010

daahiroow s/x marka hore isa sax anaga waxay noojoogtay adiga ooleh afgaami bakaaraa lagu dilaay marka ma aakiro ayuu kasoo hadlaymiyaa

abdi   holand

9:47pm on Friday, March 12th, 2010

daahiroow s/x marka hore isa sax anaga waxay noojoogtay adiga ooleh afgaami bakaaraa lagu dilaay marka ma aakiro ayuu kasoo hadlaymiyaa

maryan   xamar

9:47pm on Friday, March 12th, 2010

SHABAAB ALLAHA NAGA QABTO WAA TUUGO WAA CADOW ITOBIYAHA NOOGA DARAN, MARKEY TUUGADOODA XAWAALADAHA DHACAAN HALSANO AYEY KU XUKUMAAN, WIILALASHA DIIDA INEY DAGAALKA ADAAN LUG IYO GACAN AY GOOYAAN, SIDA MAANTA JOWHAR WIILASHII DIIDAY INEY XAMAR ADAAN WAA LUG IYO GACAN ISDHAAF AH AY KA GOOYEEN, MIDNA GACAN DADKAAS WAAYE SHABAAB ALLAHA NAGA QABTO WAX JEBSHA ALLAHA U KEENO AAMIIN AAMIIN

somali   europa

9:37pm on Friday, March 12th, 2010

S/C. DHAMAAN AQYAAR WAX GARAD OO DHAN. HADAL XUN WAX MA TARYO UMMADEENII WAXAA DHAMEEYAY MADFAC AY ADOON XAMAR JOOGTA OO AAN U NAXAYN CIDNA. TAAS KA HADLA FADLAN, MUUJIYA SHUCUURAHAAN

ismail   norway

9:31pm on Friday, March 12th, 2010

war ku waan alshabab isku sheegayo meesha ha'iskaga tagaan waxba kuma hayane oo aan aheeyn dadka hala dhameeyo inta hartay

ismail   norway

9:31pm on Friday, March 12th, 2010

war ku waan alshabab isku sheegayo meesha ha'iskaga tagaan waxba kuma hayane oo aan aheeyn dadka hala dhameeyo inta hartay


Page: -1-   2   

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.