Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Waqooyiga Muqdisho oo ay Saaka isku fara saareen Kooxaha Mucaaradka iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya. Posted to the Web Mar 10, 08:59

Dagaal ayaa saaka ka dhacay Waqooyiga Muqdisho gaar ahaan agagaarka Hotel Global ee Degmada Cabdicasiis.


Dagaalka oo u dhaxeeya Kooxaha Nabada diidan iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa ahaa mid xoogan oo la isku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka, waxaana daryanka madaafiicda laga maqlayay goobo aad uga fog Waqooyiga Muqdisho.


Bilowga dagaalka ayey lahaayeen kooxaha nabada diidan kuwaasoo weerar ku soo qaaday fariisimaha Ciidamada Dowlada ee halkaas.


Dagaalka oo haatan qaboobay ayaa si rasmi ah loo helin khasaaraha ka dhashay marka laga reebo dhimashada afar qof oo rayid ah iyo tobaneeyo dhaawac ah.


 


 


 


 


 

2 Comment(s)

Hobyo Man   NZ

6:31am on Thursday, March 11th, 2010

UMMADA SOOMAALIYEED ALAHA KA QABTO WAHAABIYADA DAGAALAMAYSA OO AAN XISAANKA LAYN OO MANAXAYAASHAA EE U DAGAALAYA WAHAABIYADA ADUUNKA ALLOW ADAA AWOODEE NAGAQABO KHAWAARIIJTA WAXAA LOO BAHAN YAHAY DADKA WAQOOYIGA MUQDISHO IN AY KACAAN ISKA KICIYAAN WAHAABIYADA

Xasan sh.shariif   Nairobi

5:18am on Thursday, March 11th, 2010

Wan ka xumahay dagaaladaas dadka islaamka ah lagu laayay

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.