Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo si kadis ah ku gaaray Magalada Garoowe. Posted to the Web Mar 09, 10:54


Ilaa tobaneeyo Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeday Gobolada Puntland ayaa si kadis ah u gaaray caasimada Puntland Garoowe, iyagoo ka soo kicintamay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya.


Xildhibaanadan oo ka madax adeegay in ay dib ugu laabtaan Muqdisho iyagoo ku ciladeeyay arimo la xiriiira amni darada baahsan ee ka jirta caasimada Soomaaliya ayaa mudooyinka u dambeeyay iska fadhiyay Nairobi.


Gudoonka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruuray socodka Xildhibaanadaas ay ku gaareen Caasimada Puntland ayagoo sheegay in aysan waxba kala socon safarkooda.


Shalay galankii dambe ayay Xildhibaadan kulan loo diiday saxaafada la qaateen madaxda Maamulka Puntland oo ugu horeeyay Madaxweyne Faroole.


Waxaana la sheegay in ay ka wadahadaleen sidii loo xalin lahaa Khilaafka Soo kala dhex galay Maamulka Puntland iyo Dowlada Ku meel gaarka  oo in mudda ahba soo jiitamayay, ilaa iyo hadda lama garanayo natiijada dhabta ah ee ka soo baxday kulan kaas.


 

7 Comment(s)

NIN WALBAA QUMANE   UK

3:07am on Thursday, March 11th, 2010

POTLANDS QABIILKAAN LABAXAY WAXAAN SUAALI LAHAA MAXAA INKA YAALA XAMAR IYO KISMAANYO MAAD JOOGTAAN DOWLADA AAD SHEEGATEEN IYO CALANKA AAD BADASHEEN KKKKK AQLI AQLI MJ

ccd   Garowe

6:35am on Wednesday, March 10th, 2010

waa in ay naga laabtaan halkaana buuq uma baahna

cadar   Garowe

6:17am on Wednesday, March 10th, 2010

Waxaan filayaa xildhimanada nasoo garay kana soo jeeda wadankeena Puntland in ay noo keeni karto carqalad baahsan marka waxaan ku talin lahaa in ay ku laabtan wadankooda ayaga ayaa dootyay in ay dowlada fadaralka somaliya ay ka noqdan xildhimaano marka mahan in ay aman daro uga soo cararaan caasimaha muqdisho

Rayid   Carro edeg

1:57am on Wednesday, March 10th, 2010

War nimankaas hadey reerahooda iyo caruurtooda ay u soo xiiranayaan maxaan ka rabnaa

G. F   Sweden

1:57pm on Tuesday, March 9th, 2010

Xasan Abshir iyo inta la socotaba waa dabadhilifyada Muqdisho loogamana baahna ineey naga dhaadhiciyaan waxii Muqdisho looga soo aqriyay. Hadeey yahiin xildhibaano matala Puntland wax haka qabteen kuwa Muqdisho fadhiya ee lugaha jiidaya Puntland. Hadeeysan wax ka qaban karin arintaas, maaha ineey nagula soo laabtaan mashruux gacanta loo soo geliyay.
Xasan Abshir waxuu meesha ku joogaa magaceeyga, haduusan xaqaan leeyahay soo dhicin karin waxaan ku badaleeynaa kuwa wax qaban kara!!!!

yaaq salweyn   muqdisho

1:36pm on Tuesday, March 9th, 2010

runti reer muqdisho wa la socdan xildhibanadas mana aha wax ku cusub maxayelay barlamanka waxay wakiil uga yihiin reerkoda sida xildhiban walba u wakil uga yahay rer kisa marka aniga maqabo in la bunbuniyo puntland .ninka waw adi kara rerkisa .

jale jaamac   swe

11:08am on Tuesday, March 9th, 2010

waad salaamantihin dhamantin waa arin lagu farxikaro hadi ay dhaxdhaxadin kawadaan hadise ay carodeen waa wax nacasnimo ah

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.