Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Al-Shabaab oo Suuqa Bakaaraha ku dilay Horjooge Weyn oo ka tirsanaa Xisbul islaam. Posted to the Web Mar 09, 10:55


Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa goor dhoweyd ka takhalusay Barre Cali Barre oo ka tirsanaa Horjoogayaasha ugu waaweyn ee Xisbul islaam.


Barre Cali Barre ayaa lagu toogtay asagoo dhexmaraya Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxaana uu ku quurbaxay isla goobtii dilku ka dhacay.


Maleeshiyaadka dilka geystay ayaa si xarago leh usii dhexgalay suuqa markii ay hubsadeen dhimashadiisa.


Al-Shabaab oo si gaara u ugaarsada Horjoogayaasha Xisbul islaam ayaa bil kahor ku fashilmay dilka Barre Cali Barre.


Allah ha u naxariistee Barre Cali Barre ayaa Xisbul islaam ka soo galay dhanka kooxda Raaskambooni, wuxuuna aad uga agdhawaa oo gacan yare u ahaa Sh Xasan Daahir Aweys, waxaana uu kamid ahaa Horjoogayaasha sida aadka ah u diidanaa in Xisbul islaam lagu wada daro Al-Shabaab.


Barre Cali Barre oo da'diisu u dhaxeyso 30 ilaa 40 ayaa ka soo qeyb qaatay dagaaladii ay islaamiyiintu shacabka ku xasuuqeen gaar ahaan kuwii dambe ee ay sida wadajirka ah u wadeen Xisbul islaam iyo Al-Shabaab, waxaana maanta nolosha u aqoonsaday kooxdii uu soo caawiyay ee Al-Shabaab.


36 Comment(s)

jacfar   uk

2:51pm on Wednesday, March 10th, 2010

asc wr marka hore waxaan lee nahay ilaah haka aqbalo shahadadiisa aamin marka xiga waa layaqanaa waxa dilay waa cadowga ilaah ee ah kuwa murtadiinata iyo kuwa gaalada ah ee jooga wadanka ee ee waxaan leeyahay idinka ayee qasarada idinku danbenesaa insha alaah

markab   ceelasha biyaha

8:45am on Wednesday, March 10th, 2010

WIIL HAWIYE

I THINK YOU FOR GOT HOW MANY HAWIYE HE KILLED BEFORE HE DIED AND HOW MANY HUTU HAWIYE FLEE THERE OWN HOME STARVING TO DEATH CEELASHA BIYAHA, MR FILTHY HAWIYE

wadni   uk

7:42am on Wednesday, March 10th, 2010

dilaayow dilbaa kuu danbeeyo (aljasaa'u min jinsil camal)

kunciil   muqdisho

7:30am on Wednesday, March 10th, 2010

fariin ku wa jahan xisbul islaam walaalayaal fitnada hada somaaliya ka jirta adinkaa kiciseen shabaabna u kaalmeeyay ayagoon suuqa bakaaraha imaa karin hadafkiinina wuxuu ku dhamaaday hal qaxay hal la dilay iyo hal dil duga ah. meeshaan wax diin saxa wada ma jiraan meelaha yar yar oo aad haysataan ku wareejiya qolada sh shariif kuna biira wax la saxa calool uusta moobilada dheceysana umad ka qabta si loo yareeyo dhibatada iyo amni xumada ka jirta somaaliya shalay hadaad qaldantay maanta sax ileen shabaab waa niman meelkale laga maamulo oo aan doneyn qaranimada somaaliya iyo calanka iyo in diinta looga danbeeyo ahlul xal wal caqdi.

Sharief   Captown

6:58am on Wednesday, March 10th, 2010

Adoonkas ilahay ha u naxariisto inkasto wadadiisa qaldanayt because naxariista ilahay way balaarantahay WABILAAHI TOWFIIQ

Wiil hawiye,   UK

5:27am on Wednesday, March 10th, 2010

Good news from hawiye his kill Daaeood man excellent hawiye.

piano_motif6   Location unknown

4:31am on Wednesday, March 10th, 2010

i arkaaaaaaaay i arka i qari aa ku xigto xisbul islaam wax karti leh axmed madoowe aa ka jiro oo dagaal cadeestay haba laga tabar roonaadee lakiin xasan daahir jihaadkiisa waa afka ama filimaanta oo laga daawado isqarxinta aloow yaa indhacade ku badalo booskiisa ama cabdi waal shabaab matag aa qabanlahaay

Rayid   Carro edeg

2:19am on Wednesday, March 10th, 2010

Allaha u naxariisto adoonkaas dambigiisana ha dhaafo ummadda soomaaliyeedna ha iska cafiso koley qofna camal janada kuma galo ee wuxuu ku galaa naxariista alle koley waxaa dhib qaba kuwa gacantooda ku dilay maalinta qiyaame oo dambigiisa qaadaya kuwa iska hadaaqaya sida caruutii waxaan leeyahay qof xisaabtiisii xirantay oo ajashiisii dhamaatay oo aan toobad iyo ajar dambe jirin rabbigiisna hor istaagaya in loo duceeyo ayaa haboon oo xisaabtaa gudbo midna yaan la ilaawin in allaheen uu san rabin inuu dadka cadaabo oo jid wanaagsan ayuu na faray qofka u toobad keenana waa jecelyahay gafkiisana ka soo noqda ee idinku ha jeclaanina in qof alle cadaabo ee jeclaada in dadka alle hanuuniyo una naxariisto wa billaahi towfiiq

NIN WALBAA QUMANE   UK

12:28am on Wednesday, March 10th, 2010

CAYAARIHII UGU DANBEEYAY IYO LABADA KOOX TAN FIINAALKA USOO BAXDA AYAN SUGEEYNAA MUQTAAR ROOBOW WUXUU YIRI CARUURTII WAAN LEEYNEE WAAYEELKOOW DIYAAR MATIHIIN

maxamed   Location unknown

11:17pm on Tuesday, March 9th, 2010

ilaaheey naartisii jahanama allaha ka waraabiyo sheeydaankan ka tirsanaa XISBUL SHEEYDAAN ee ay dileeen al shayaadiin al shabaab.

ilaaheey waxaan baryeynaa shayaadiiinta kale ee dhiiga islaamka soomaliyeed xalaashadey ee ka dhigey umaddii mid ay hoobiye ku dilaan, mid ay dhagax ku dilaan, mid ay qixiyaan, mid ay maalkiisa dhacaan, umadda allaha ka qabto shayaadiinta al shabaab iyo xisbul sheeydaan.

aaamiiin aamiin

Massago   Sweden

9:23pm on Tuesday, March 9th, 2010

INALI LAHI WA INAA ILEYHI RAAJIHUUN ALAHA U NAXARIISTO WAX KALE OON DHIHI KARNO MAJIRTEE YAAANA LACAAYIN UMADA DHIMATAYA MAXAA YEELAY NABIGA SCW WAXOOW YIRI LAATASUBUL AMWAT INAHUM QAD AFDOW ILAA QADAMOO IN KASTOO ARABIGANA LEEGAGA FIICANYAHAY SAAS CML AW AHAAY UUN MUGA QARAABO YAAN WAX LAGA SHEEGIN QOFTI DHIMATAY WC

DIGDIGLE   DHARKEENLEY

8:31pm on Tuesday, March 9th, 2010

UMMADA SOOMAALI ILAAHAY BAA U MAQAN,LAAKIIN INTA AY QABIIL AAMINSAN YIHIIN HA OGAADAAN INAYSAN DHIBKAAN KA BAXAYNIN, EE RABIGOODA HA U TOOBAD KEENAA, DHIBKII DHACAYNA AY KA TOWBAD KEENAAN, WIXII AY XUQUUQ QABAANA AY SOO CELIYAAN,IWM...

DIGDIGLE   DHERKEENLEY

8:26pm on Tuesday, March 9th, 2010

NAF KASTA WAXAY KASBATO BAA U TAALA, WAA SIDA KU CAD QURAAN, SUURADA MUDATHIR, AAYADA(38).

Saciid   Kenya

7:08pm on Tuesday, March 9th, 2010

Marka hore waxaan leeyahay geerida waaxaq marka labaad shabaab iyo xisbu'sheydhaan isleentooda waa cuqubadii oo soobidhaantay maxaayeelay soomaalidii waxee kadhigeen midee xabad kudilaan iyo midee gowracaan iyo midee been ahaan dhagax ugudilaan iyo midee goobaha cibaadada kudilaan iyo midee qixiyaan iyo midee karbaashaan ayagoo diinta ilaaheey kabeen abuuranaayo cuqubo dagdag ah allaha kukeeno

calinuur Xoogsade   asc

5:41pm on Tuesday, March 9th, 2010

Mosad iyo CIA maa Fataawida lagu baneestay Dhiiga Xizbul Islaam Masaajida iyo Iclaamka ka Jeedisa? hadii Jawaabtu haa tahay waa Alshabaab ay ku Dhex jiraan ooDhiiga Xizbul Islaam auyay u Bnaeeyeen!!
Hadii ay Jawaabtu maya tahayna waa in Alshabaab ay Xalaal u arkaan Ugaarsiga iyo Ladaagaalka Xizbul Islaam!!
Marka yaan Madaxa Geedaha lagu Xogane Dhiiga Muslimiinta waa Xaraan Ha ahaado Ka mid ku jira Xizbi Mucaarad ah ama Doowlada, hadii Midkood nin ama Koox Xalaashatana waxaa asagana la Xalaashadaa Dhiigiisa ama Dhiigooda!!
Marka Dhiiga Muslimka yaan Jago laguy Raadsan Jihaadna la Moodin illlaahey ka baqa

Aadan yusuf   South africa

5:38pm on Tuesday, March 9th, 2010

Alaha u naxaristo run ahanti maahan wax lagu farxo qof muslim ah dilkisa somalina xaqa ale ha fahansiyo koleyba nin kasta waxa ugesto waa laga gudaa. O ogaada in qofka qof muslim ah bilaa xaq ku dila ale u balan qaday Jahanamo imanna usan lahayn laguna tilmami karin muslim.

Aadan yusuf   South africa

5:37pm on Tuesday, March 9th, 2010

Alaha u naxaristo run ahanti maahan wax lagu farxo qof muslim ah dilkisa somalina xaqa ale ha fahansiyo koleyba nin kasta waxa ugesto waa laga gudaa. O ogaada in qofka qof muslim ah bilaa xaq ku dila ale u balan qaday Jahanamo imanna usan lahayn laguna tilmami karin muslim.

indheer garad   dunida

5:28pm on Tuesday, March 9th, 2010

Mosad, CIA, MI5 &MI6 baa ka danbeysay oo lacago ba'an ku bixiya leynta iyo iska horkeenka wadaniyiinta somaliyeed. Sharif iyo Shongole-ba waa la heystayaal hubka loogu dhiibay marinta shacabka somaliyeed ee dhalinyaroy kaca oo ka dhiidhiya (the west hijacked and bailed out our rich land to ethiopian regime and approved cleansing of somalis from the horn of Africa)aawaye dadkeygii? war isdaba qata oo diida khidadaha gurracan. axyaa wadanii.

MUJAAHIDIINTIINAA UUS LEH !!   Location unknown

4:37pm on Tuesday, March 9th, 2010

MUJAAHID MA AHEYN, MOORYAAN DILAA AH AYUU AHAA , DHIIGBADAN WUU KA DAADSHAY SHACABKA SOOMAALIYEED EE MASAAKIINTA AH , ISGANA UGU DANBEYNTII DHIIGIISA AYAA LA DAADIYEY , WAX KALE MA ASTAAHILIN , SHARTIISA ILAAH AYAA NA DHAAFSIIYEY ,KUWA KALE EE ISGA LAMIDKA AHNA ALLAHA NA DHAAFIYI , MUJAAHIDNIMO CIDNA KA RAACI MEYSEE , MUJAAHIDKOODAA UUS LEHE BAKHTIGA NAXARIISTA DARAN OO QALBIGA ADAG , DIIN ISLAAM IYO MID KALE MIDNA MA HEYSTAAN , ALAAHA NOOGA QABTO DALKA DADKA IYO DIINTA.

farey   nairobi,kenya

4:31pm on Tuesday, March 9th, 2010

This is a good news for somalis.

Amina   muqdisho

4:21pm on Tuesday, March 9th, 2010

kuwa dhahaay waa mujaahid oo diinta ka been sheegayo waa mooryaan diimeedka casriga oo hada lugu qaraabto ninka wax dilo ama wax ku qaraabto diinta saas ayuu meel xun ugu dhimanaa adiga umada ku maqnow ilaaheyna waa u jeedyaa meelkale oo ka xun ayaa ku dambeehee

RABBI CADDAALADIISA   HAKU XUXMIYO

4:05pm on Tuesday, March 9th, 2010

ILAAHEY CADDAALADIISA HA KULA DHAQMO, KOLAY NINBA WIXII UU MUTEYSTO AYAA LAGU JAASIYAA , SIDA LAWADA OGYAHAYNA KOOXAHAN DIINTA KU QARAABTA WAXAY SUUQ KEENSADEEN KA GANACSIGA DHIIGA DADKA SOO MAALIYEED OO AY CAADO KA DHIGTEEN INTEY MACNO DARRO KU DILAAN HADANA QURAANKA IYO XADIISKA AQRIYAAN OO KU BEEN ABUURTAAN TAASINA WAA LABA DANBI OO KALA DARAN , DIL OO DANBI AAD UGU WEYN AH DIINTA ISLAAMKA IYO IYADOO MAR KALE LOO SAARIYO ISLA DIINTII ISLAAMKA EE XAARAANTIMEYSAY.

Abdullah   uk

3:57pm on Tuesday, March 9th, 2010

Murtaddiinta shabaab oo dilay murtad bare
war aad u fiican

abuu muxsin   nairobi

3:15pm on Tuesday, March 9th, 2010

barre cali bare kama dambeynnin dilkiisa al shabaab waxaa ka dambeeya dad doonayo inay isku diraan mujaahidiint soomaaliya gaara ahaan shbaab iyo xisbul islaam

Al xasani b/weyne   وداعا¡

2:47pm on Tuesday, March 9th, 2010

Allow unaxariiso mujaahidka waxoo ahaa qaadadii cadawga tegreega hurdada udiiday dalkeenane nooga xureeyey allow shahaado sii inta oo hortaagnaa gaalada iyo dabadhilifka mujaahidiinta ma isdilaan ee allaah ka baqa mooryaanta webkaan lahow falkaa waxaa ka danbeeyey cadawga islaamka

fuulaaye   london

2:31pm on Tuesday, March 9th, 2010

ilaahay ha u naxariisto wuxuu ahaa mujaahid waxaan xusuustaa inaan k arkay hada ka hor asagoo furinta jooga howlgalin ka wado una dhow iskoolka 15 may oo madaxtooyada hoosteeda jooga wuxuu ahaa mujaahid aan gamban ilaahay ha u naxariisto. fidnada mujaahidiinta walaalaha ahna ilaahay ha damiyo....................

saabir   xamar

1:54pm on Tuesday, March 9th, 2010

bismilaah

illaahey baa mahad oo dhami u sugnaatay illaahow xaqa nagu noolee oo nagu dil.

runtii xog badan kama hayo dilka Barre haddii dilkisa uu xiriir la keeyahay qilaafka malmahan soo shaacbayay ee xisbul islam iyo shabab runtii waa wax laga murogoo intii yareyd ee dhahayay diinta ayaan difaceyna in ay iyaga is layan waxana u rejeynayaa in illaah xaqa fahamsiyo isla markana qoriga afkisa u jeediyaan dhanka gaalada.

dhanka kale xaqa ayaa weligis baadilka ka koreynaya si kasta, goob kasta iyo waqti weliba.

ugu danbeyn dadka ku faraxsan in ay musliminta isku jestan ee haddana sheganaya in aay muslimin yihin waxan leeyahay dib isugu noqda iimaankina inuu caafimad qabo iyo inuu dhawac yahay ama zero yahay.

walaahu aclam

Cali   South africa

1:51pm on Tuesday, March 9th, 2010

Alaha u naxariisto mujaahidka

maxamed xuseen lafoole   london

1:27pm on Tuesday, March 9th, 2010

asc dhamaan bahda soomaliyeed xag baa kasoo baxey barre cali barre kuwa harsanneh ilaah wuu ujeedaa anagii fanaaniinta ahey wadankeenii waa naloo didey walaalayaal allah waxaa kabaryaayaa kuwaan raadkooda inla waayo

JEESKA   USA

1:12pm on Tuesday, March 9th, 2010

ILLAAHEEY HA U NAXARIISTO GACAN KA XAQ DARAN BAA DISHAY , MAXAA MOORYAANTA ISLAYNAYSA DHEX GELIYEY ASAGA .. WAA YAAB

Siciid   Uk

1:00pm on Tuesday, March 9th, 2010

Asc inbadani ayaan sugeynay tan aduunyadani waxaa lagu waana qaataa qisooyin gaalkii la dhihi jiray ayaa malag loosoo diray oo isusoo ekeeysiiyay ibna aadam markaa ayuuna kuyiri fircown maadaama ilaahnimo aad sheegatay maxad kasameenee ruuxii diida amarkaaga? Wuxuuna kuyiri bada ayan kumaashoodin oo ku dilayaa intaa warqad laga diyaariyay ayaa hortiisa lakeenay markii lagarqinaayay intuu waagu kubaryay yirina (aamantu anahu laa ilaaha ilaladii aamanat bihi banuu israa iila wa ana mina almuslimiina) marka fiiriya gaalkan kibir ayuu ilaahnimo usheegtay kuban wahaabiyiinta khawaarijta ahna fiiriya dana aduunyo ayey usheegteen in ay diin wadaan iyaga oo laynaa cid kasta oo kahortimaada danahooda waxbaase dhiman inta shabaabku isaga bilaawaan

Sugaar   Location unknown

11:55am on Tuesday, March 9th, 2010

Waxa aa

NUUNE   MUQDISHO

11:09am on Tuesday, March 9th, 2010

WAA XAQII OO DILAACAY SABTOO AH SHACAB AYAY HORAY U SOO LAAYEEN INSHA ALLAAH KUWA DIINTA KA BEEN SHEEGAAYO ILAAH WAA U JEEDAA
MAANTA AYAGA AYAA WIXII BEEN BEENTA AHAA ISKU FAHMI LA'

soomaali   muqdisho

11:06am on Tuesday, March 9th, 2010

Waa ku macaantahay maxaa dhex galiyay balaayada is layneysa.

moha   kenya

10:49am on Tuesday, March 9th, 2010

my name is moha the right wil always be over the false

mim   kenya

10:46am on Tuesday, March 9th, 2010

my name is moha the right wil always be over the false

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.