Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Mudulood Xal ayuu Rabaa ee Xil ma Rabo. Posted to the Web Mar 09, 00:34

Mohamed Abdulle Hassan ”Siidi” qormadii uu dhawaan  qoray ee uu ugu magac daray Maxaa kala haysta Madaxweyne Shariif iyo Beeshiisa Muddullood? Waxaan jeclahay in aan sida caqliga saliimka ah ugu jawaabo aniga oo ka tarjumaya guuxa Mudulood midka dibada iyo kuwa dalka ku dhaqan,waxaad moodaa qormada in eey ka hadleeysay hal jufo balse magaca guud marwalba lagu xusayay qormada ,waxaan leeyahay wallaalkeey ugu horeeyn in Mudulood shaqsi ama jufo in loo tiriyo ma haboona,aad ayaana ugu xumahay in jufa guracan oo aanan is rabin balse in eey is gumaadaan u soo taagan aanan jecleeyna  dowladnimo iyo kala dabeeyn in eey soo noqonto iyo nin danaha qaaska ah ee jufada ku doonayo xil in la siiyo magaca qowmiyada Mudulood aad ayaan ugu xumahay,waxaa qumaneeyd in aad dhahdo Maxaa kala haysta Madaxweyne Shariif iyo Beeshiisa H/abgaal  wallaalo is naceb weey xoola beelaan weeyna  xabaalo badiyaan xaqiiqdii sifadaasi waa mid laga dhex arki karo Jufadaa waxaan is weeydiiyaa Mudulood sow laguma aqoon dowlad jaceyl,nabad iyo derisnimo-wadaag waa dhab haddii aan garan laheeyn in dhibka somalia ka socdaa eey sabbabu tahay garasha xumida Mudulood iyo u kala hiilinta reer Muduga jecel in eey somalia ka abuuraan xukun maroorsi guracan oo aanan marnaba lagu gaari karin nabada iyo wada noolaansho, C/qaasim Mudulod ayaa soo dijiyay xamar ,C/aahi Yusuf  Mudulod ayaa xamar soo dejiyay & Ethiopian sow ma qumana in Mudulood dhexdhexaad ka noqdo siyaasada guracan reer Muduga ??? waxaa qumaneeyd in reer Muduga colaadooda in eeyan saameeyn nagu yaalan balse raga siyaasada Mudulood hormuudka ka ahaa waa eey gan waayeen xalka dadka dalka iyo diinta walow weli dhaliil eey jiraan  hadana Al-shabaab in la raacaa ayaa kas ii foolxun waayo dalka waxeey ku soo hogaaminaayaan cadow shisheeye dhaqankooda guracan haddii uu sii socdo.


Mudulood waa uu diiday in uu taageero Al-shabaab iyo xisbul Islaam sabbabha soo socda awgeed.


1) Hadafka al-shabaab waa mid cad qaranimo somali uma socdaan balse Alaska ilaa Jaban ayeey ku wajahan yihiin,dhalin yarada Mudulod in hadafkaa guracan lagu qaldaa waa eey diideen,Muduloodna waxaa uu al-shabaab ku diiday siyaasad guracan iyo ujeedada qarsoon ee mararka qaar aad ka maqleeysid hogaanka sare ee al-shabaab sida Shangole oo cadeeyay in eey sh.Bin Ladin uu yahay  hogaankooda dhabta ah.


2) Calankii dalkaan sumada u ahaa al-shabaab waa diiday waxeeyna qaateen calanka ururka Al-Qaacida ee madowga ah sow akhristow ma muuqato in siyaasada guracan ee al-shabaab in aan la raaci karin .


3) Waxeey cadeeyeen al-shabaab in eey ka gudbayaan bada cas xagaa iyo yamen in eey ka dagaalamayaan, xaqiiqdii waa waxa quman in laga fikiraa in dhalin yarada Mudulood lagu qaldo fikirkaa guracan Yemen 77 waxeey aheeyd tii u soo gurmarat Ethiopia waxna ka gumaaday shacabkii somalia ee xornima doonka ahaa maxeey nagu gumnaadeen anaga oo Muslim ah ????


Guud ahaan waxaan dhihi lahaa aad iyo aadna ayaan ugu xumahay in magaca Mudulood la siiyo shaqsi ama jufo wadata siyaasad guracan,waxaan leeyahay kuwa fikiraa guracan qabaa iimaanka Ilaahey ha idiin gelsho dibna u fiiriya dhibka qawmiyada,waxaan leeyahay Sh.Shariif cadowtinimo uma qabo Mudulood 99% waa eey taageerasn yihiin sabbabto ah Mudulood waxuu u baahan yahay nabada,cadaala, dowladnimo  iyo wada noolaansho Mudulood diyaar uma aha in uu Alaska ama Yemen dagaal iyo siyaasad guracan ugu safro,Mudulood waxaa uu ku socdaa midnimo iyo dowladnimo iyo soo celisa nabada iyo wada noolaanshaha ”Siidi” waxaan ku fari lahaa ha taageerin waxii dalka aad kaga soo carartay ee ahaa, dowlad diidnimo, nin tooxeeysi iwm balse garo nabada iyo nolosha aad ku jirto maanta in loo soo halgamay lagu dadaalay rag adiga oo kale dhiig u daadiyay fadlan dadkaaga la jecloow nolosha aad hada ku jirtid ee dalka Sweden. Cabdi Jiinow waxaa ka weeyn dhismaha qaranimada somalia iyo la dagaalnka cadowga qaranimada diidan ah ee al-shabaab iyo xisbul daahir. 
 


Dr.Ali.A.HIrabe   Hirabe_a@hotmail.com 

10 Comment(s)

Afalley20   Muqdisho

8:56am on Tuesday, March 16th, 2010

Siidi waxan le yahay maxad kaga carone sharifka waxad ahan jirtay cali gedi wardiyihisa waxad ka weyday miyaa mel aad ka soo gashid dowlada mugdiga ah sxb waxeyna ka so jedaa shabelaha dhexe mana ahay dowlad wax tar laheyn sxb wana ku salamaya oagtaada ayad uga dhumatay talyaniga waxadna ka xaday canugeda markii ay ku tiri waxan geynayaa school hoos yimaaday kanisada markas ayad kalagosatay dib marki aad qayantay haweneydi ku sahashay in aad dibadjogtihin

Afalley20   Muqdisho

8:56am on Tuesday, March 16th, 2010

Siidi waxan le yahay maxad kaga carone sharifka waxad ahan jirtay cali gedi wardiyihisa waxad ka weyday miyaa mel aad ka soo gashid dowlada mugdiga ah sxb waxeyna ka so jedaa shabelaha dhexe mana ahay dowlad wax tar laheyn sxb wana ku salamaya oagtaada ayad uga dhumatay talyaniga waxadna ka xaday canugeda markii ay ku tiri waxan geynayaa school hoos yimaaday kanisada markas ayad kalagosatay dib marki aad qayantay haweneydi ku sahashay in aad dibadjogtihin

ugaaska   sothafric

1:59pm on Monday, March 15th, 2010

aczxcvs dcvxcbvxcbn vxcb zx vbdghfgj ghn gnhjj b g b

janajeele boy   mustaxiil

10:11pm on Tuesday, March 9th, 2010

sln kdib
in nina uu dhahaa qof baa ka qaldan mid dhahaa waa saxan yahay waa waxa wadanka heerkaan so gaarsiyay ee caqliga saliimka ah ha shaqeeyo ee ka daayay umada waxa aad soo qoreeysaan oo idinka ayaaba kicinaayo cadowtooyo qabiil ee isku daya in aad u soo jeesataan sida aad u waani laheydeen raga qoryaha wato ee u dagalaamaya qolyaha isku heeysta siyaasada aan micnaha laheyn


ilaahoow umadaan nabad ku soo dabaal
aamin aaamin aaamin aaamin aaaamin aaamin aaamin

ilaahoow i tusi aniga o xamar BMW 1 sr ku dhax wato

insha llah waa la gaaraa sax ?jajajja

runshee1   xamar

5:00pm on Tuesday, March 9th, 2010

asc waxaan hadalkeyga ku biloobaa (siidi)iyoDR hirabewaxaad isku heysataan ama isku jawabeysiin horta idinka mafahan san tihin siysada ama waxa socdo nasiib daro rageeni haduu saa yahay dr nimana sheeganayaa hadiiba ay ku hayaan amxaaro baa xamar c/yusuf ama geedi kenay siyasad waa idinka lunsan tahay mudulodow amxaaro waxaa lo keenay in mudulood lagu dhameyo idoo shacabkana lo tusinayo in amxaaro xamar geedi kenay ajanib iyo somali galbeedba adaa lagu keensada 20sano hadaad wax fahmeysiin lakiin ilaah baa caadil ah oo xaqa xisaabiyo intaas aad ku moodeysiin ee wax fahmaidinka ha isku jeedina ninkasotoo somali ah madax weyne haduu noqdo dhulkaagu rabaa inuu ku mushaaxo adna ka bahato marka

mis muqdisho   GERMANY

10:48am on Tuesday, March 9th, 2010

asc wr wbmaasha allaaah adeer Dr hiraabe waa runtaa mudulood waxey rabaan nabad dowladnimo SIIDI iyo ragga la mid ah waa raggii GEEDI taagersana oo SWEDEN ayey soo galeen sida xudeyfi iyo hebel muxidiin wadan nabad ah ayey yimaadeen ayey waxey rabaan qadiyada mudulood ka dhigaan raggan waa raggii dekedii ceel macaan u shidneyd waxeyna ku biiren nabadiidka iyo mucaradka dowlada uu hogaamiyo madaxweyne sh shariif sh axmed sh cigelle xafidullaah marka webseytyada ayey ku calacalan iyagoo rabo in dekedii ceelmacaan soo laabato never in dekedas la furo viva dowladnimo viva qaranimo.

NIN WALBAA QUMANE   UK

4:08am on Tuesday, March 9th, 2010

ARINKU WUU DHAAFAY MUDULOOD AND MADARKICIS WAXAAN OGAATAAN IN SHALAY SUUQA BAKAARAHA LOO IIB KEENAY SHAN MADAX OON QAARKII DANBE LASOCON FADLAN AQLIGU HASHAQEEYO BYY

Anonymous   Location unknown

2:51am on Tuesday, March 9th, 2010

mowqifkiisa ku aadan dawladaan uu madaxda ka yahay ma beel bey ku dhisantahay mise kuma dhisno? hadii ey beel ku dhisan tahay sida mar kasta uu noo sheego M/weyne sharifmaxuu beeshiisa ula kulmi la,yahay mise waa danbi uu ka galayo qaranka? uguma horeeyo madax weyne somaliyeed sh sharif waxaadna modaa in laga ilaalinayo shacabkiisa marka aan leeyahay shacabkiisa waxaa ka mid ah MUDULOD dawladana kuma jiro nin aan qabiil ka soo jeedin.

Alcadaala   Location unknown

2:02am on Tuesday, March 9th, 2010

Horta waxaa tahay hirabe Nin wax Fahmay hadane Su,aal Ayaaba Taalo Meesha Shariif MadoonayoIn uu ladagaalo Alshabab Taas waa wax iska cad oo marak madoonta ah sababtoo ah shariifka asaga ayaaba aaminsan rayiga shabab ee takfiirka ah mideeda kale abgaal isma fahmi karo ileen wuu isgumada mana iga ahan aflagado ee waa wax jiro wuxuu hagareeya walalaha kayar yar ee Beel weynta abgaal kamit ah marka lafta timirbaa kujirto hiraabe sheekada iska qabsaneeso kolley waa lafahmi karaa shaqalkaas

Sureer   Location unknown

1:12am on Tuesday, March 9th, 2010

Hiraaboow anigu ma hi abgaal cusmaan waana jeclahay in somaliya dowladu ka dhalato waxaan ahay qof suu qurba u wareegayay cireystay dhul aanan udhala hul ii noqon maayo waxkasta hadaan ku haysto. afaaraha abgaal dhexdooda ahna iyagaa iiga xog ogaalsan waxaanse sh shariif u arkaa in uu yahay nin alshabaabku kuweyn yihiin oon rabin uu ladagaalamo ama ka hor imaado. waa nin afmacaan markuu meelaha kahadlayo wax ficil ahse maqabto.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.