Xiisado Colaadeed oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Xisbul islaam ayaa labadii maalmood ee u dambeysay ka taaganaa Nawaaxiga Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho.
Xiisadahan ayaa yimid kadib markii qaar ka tirsan Maleeshiyaadka Xisbul islaam ay weerar gaadmo ah ku dileen laba ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Horjoogayaasha Xisbul islaam ee Waqooyiga Muqdisho ayaa ku gacan seyray dalab kaga yimid Shabaabka oo ahaa in ay soo dhiibaan raggii falkaas geystay.
Labada Maleeshiyo oo haatan isku horfadhiya Sanca ayaa laga cabsi qabaa in ay isku dhuftaan waxaase jira dadaalo ay wadaan Odayaal ku fikir ah labada kooxood kuwaasoo ku howlan sidii loo kala badbaadin lahaa dhiiga Maleeshiyaadkaas.
Maleeshiyaadka Xisbul islaam ee Muqdisho ayaa baryihii dambe bilaabay ugaarsi joogta ah oo ay ku wadaan Maleeshiyaadka Al-Shabaab kuwaasoo intooda badan ay ka fuliyeen Gudaha Suuqa Bakaaraha.
maxamed london | 1:53pm on Tuesday, March 9th, 2010 |
waan kugu racsanahey sxb waxuu joogaa kenya uk haduu joogi lahaa anagaaba dili laheeyn |
maxamed london | 1:53pm on Tuesday, March 9th, 2010 |
waan kugu racsanahey sxb waxuu joogaa kenya uk haduu joogi lahaa anagaaba dili laheeyn |
Ali Toronto | 3:50am on Tuesday, March 9th, 2010 |
Labadii wax qalad ku heshiiyo ayaa isku soo noqonayaa . Dhibka oo shacbiga Somali u geysateen , dhiiga , barakaca iwm ayaa la gaaray waqtigii aad mari laheedeen jidka aad jeecdeen . |
NIN WALBAA QUMANE UK | 3:48am on Tuesday, March 9th, 2010 |
WAXAAN SOOMALIDA DIINTA IYO DALKA IYO DADKA IYO NABADA JECEL AAN KA CODSANAYAA IN LEEYGU RAACO FIKIRKAAN KAAS OO AH OOWLABA OOWLAA KAWEEYN ILMANA AABAHOOD AYEEY SOMALIDU KUMAAH MAAHDAA HADABA NINKA BAGA KALE KUXUSAN EE SHIBILE LOOYAQAANO WAA NIN SHEIKH SHEEGANAYA HADANA FARAYA IN UMADA SOOMALIYEED LAGU XASUUQO BAADIL AAN SAL IYO RAAD TOONA LAHEEYN FADLAN WAXAAN CODSANAA IN NINKAAS HADUU HOLON JOOGO IYO HADUU KENYA JOOGO MEESHA UU JOOGO QOORTA LOOGA JARO SI EEY UQUUSTAAN EEYAHA LAMIDKAA WEEL BIREEY DIBI HAQUUSTEE BYYY |
NABADOON SOOMAALI | 3:15am on Tuesday, March 9th, 2010 |
SHARWADAASHA ALLAH ISKU DIRO UMDA AYAY NABAD U DIIDEN
|