Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Al-Shabaab oo isu diyaarinaya Weerar Gaadma ah oo ay ku qaadaan fariisamaha Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca. Xog hoose. Posted to the Web Mar 05, 13:02


Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ka howgala Gobolada Dhexe ee Soomaaliya ayaa mar kale isu diyaarinaya weerar ay kaga sasiyaan Maleeshiyaadka Ahlu Sunna ee Gacanta ku haya Inta Badan Gobolka Galgaduud.


Xog hoose oo aanu ka helnay dad ka agdhaw Horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa sheegaya in uu haatan socdo qorshe Balaaran oo lagu qalqal galinayo amaanka Gobolada Dhexe.


Kaartada ay Al-Shabaab damacsanyihiin ayaa ah mid ay horay u tijaabiyeen oo bilawgii sanadkan ay si kadis ah ku qabsadeen Magaalada Dhuusamareeb oo ah xarunta labaad ee Ururka Ahlu Sunna ayna dhagta dhiiga u dareen Wixii ay ka soo gareen oo Magaalada ku sugnaa.


dhinaca kale Ururka Ahlu sunna ayaa ka digtoon weerar kasta oo uga iman kara Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo wali waxay ka soo waaqsan layihiin dharbaaxadii Dhuusamareeb.


Wadooyinka soo gala Magaalooyinka ay ka taliyaan Ahlu Sunna ayaa la adkeeyay amaankooda waxaana Maleeshiyaad dheeri ah la dhigay qeybo ka mid ah dhulka Howdka si ay ugu gurmadaan hadii la jiiro kuwooda difaaca uga jira Magaalooyinka, Saraakiisha dagaalka ee Ahlu sunna ayaa u arka in ay muhiim tahay in ciidan xoogan howdka la dhigo.


Qorshaha Al-Shabaab ayaa sii xoojinaya Kulamo joogta ah oo maalmahan uga socday Madaxda Al-Shabaab Magaalada Kismaayo oo ay uga arinsanyeen sidii loo naafayn lahaa Quwada Ahlu Sunna oo ku noqtay mid ay dhaafi waayeen.


Markan ayaan la qiyaasi karin sida Ururka Ahlu sunna isaga caabin lahaa weeraro uga yimaada dhinaca Al-Shabaab Madaama Khilaaf xoogan oo xagga Maamulka ah uu soo dhex galay Wadaada Ahlu Sunna waljamaaca oo ilaa iyo hadda aan xal loo helin.


Halkan ka aqriso Khilaafka Ahlu Sunna wuxuu salka ku hayo.


Dagaalada dhax mara wadaada Ku Qaraabta magaca diinta Islaamka ayaa ah kuwa dadka rayidka ah dhibaateeya sababana barakac aad u xoogan iyo jahwareer.

6 Comment(s)

afee   moqdisho

8:11pm on Saturday, March 6th, 2010

alshabaab waa wacalo ciidamada u tagaalama waa xaraamiyaal oo ku koray isbaaro iyo dhacaanka dadka iyo cabida dhiiga muslim waxaan u shegaynaa hadii ay ka joogi wayeen anagoo ah ururka umada muqayilinta somaliyeet oo lamidowday dhalanyarada wadanida ah ee dadka somaliyeed oo mel walba joogan

kooro   baidoa

5:08pm on Saturday, March 6th, 2010

Al-shabaab waa niman xaq ku taagan, ilaahna waxaan ka rajayanyaa in cimrigooda uu raajiyo.
Al-shabaab ka hor maxaa kajiray soomaaliya gaar ahan koorfurta soomalaiya iyo goballada dhexe? ma Alshabab ayaa xilligaas joogay? yaya isbaaradu i tiil? yaa dhulka dadka muslimiinta boobahayay? soomaali yaa hortaagnaa? yaa dowlad u diiday? isuma talisadu kuwama yaya ahayd? waxaas oo idil ma shabaabaa keenay mise sababa ayaa loo ahaa?
Dhibaatada dhan ee Soomaaliya kajirta waxaa sabab u ahaa hawiya, gaar ahana ilma dahaba toolmoon, kuwa Ahulu-sunnada sheeganayaa waa habar-gidir kaarta cususb waddato, shabaab kaartadooda kama ak shaqaynayso marka waa in midkale oo afar geesood ah la jeex-jeexaa marjka waxa soo baxay isbahaysi cusub new dooxatada jubba oo ka kooban cayr iyo mareexaan.
Haddana waa lasii ballaarshay dir oo ka baqaysa in dooxatadu jillaafo u bixisa aya si hurud la,aan ah ugu biirtay then waa la ballarshay waxa lagusoo daray Sacad(diffaca puntland coz iyaga aya gumaysan jiray cali yuusuf).
WAA ARRIN LAGU FARXO IN MAANTA NIN KASOO DUULAY BAYDHABO IYO SAAKOOW UU DHUUSA MAREEB IYO GURI-CEEL, CAABUUD WAAQ WAX KU GUMMAADAY.... ADDUUNYADU WAA MAADAYS NINBA WAA MAALINTIIS..
ILAMA DAHABA TOOLMOONOOW WAA MARKIINEE GURTA MIRAHEEDA.

NIN WALBAA QUMANE   UK

12:46am on Saturday, March 6th, 2010

SOOMAALIDU MID WAA IN EEY OGAATAA TAAS OO AH LABO SHEEY OO SOMALIYA KAJIRTA OON DADKU FAHANSANEEYN MIDA KOOWAAD[ 1]AHLUSUNA SHEIKH CBDULQ TAN LABAAD 2]OO AH AHLUSUNA SHEIKH CBDUL WAHAAB?HADABA SUAASHAAN RABO IN LAGA JAWAABO WAXEEY TAHAY?KUWA AAMINSAN SH CQADIR IMISA SANO BEEYJIREEN DADKA IYO DALKANA MAXEEY TAREEN DHIB IYO DHEEF?SH WAHAABI KOORMUU YIMID?MUXUUSE KEENAY?

ciise   Location unknown

6:59pm on Friday, March 5th, 2010

ilaahayoow cawaantaan naga qabo,magaceenu intuu jiray waa maalintaan u liidanay,diina waa la sheegayaa,halkee diintaal waaba diindaro tii ugu weynayd,diin waxaa lagu yaaan amni,iyo istiqraar,iyo dhaqaalaha oo kobca,iyo kaa danbayn,waxaa kuwaas la mid ah cidii diin mooda,ama cidii isleh dad ku dhibaatee,waxaanu waa tagayaan lagana raynayaa,maalintaas ayaase la xisaabtami.
ahalu sunana meesha ma joogto waa beesha habargidir oo maalinba calan cusub sita oo aad moodo in ay dan u tahay haday ku moodaan isbuuc,shabaab iyagaa keenay qabiil laysu laayo iyagaa bilaabay,dhac iyo boob iyagaa bilaabay,maanta naftoodii iyo ahalkoodii waxay u soo jiiden gumaysi kii ugu hooseeyay,oo maanta waxaa hawiye gumaysta eelaay,isaaq,iyo ilmo ilmo doonbiro

Ducuf   Daciifland

5:50pm on Friday, March 5th, 2010

Shabaab waa mufsidiin wixii ka raacay dhuuso waa la ogaa markaasaa ugu dambeysay dagaal ay ahlu sunna ku qaadaan

runsheeg1   muqdishow

2:30pm on Friday, March 5th, 2010

asc waxaan hadalkeyga ku bilabaya in diin lagu qaraban tas oo ah inta ku gubatay ama awaqib xumo la kulanta wad is aragtaan hadii ilaah idin wafajinayo inaad ku badiyeysan tahiin din lagu qarabto taas ahah in ilaah idin uunta beneysee sabab too ah qaluubtiina wax kasto ku jira inuu ilaah ka qarsoneyn marka hadaad isku heysato qaluubta ilaah umajeedo e qayan waa lagu cadab mutaa axsan waxa ku dhaanto adanaha in adan ka baqan aad ujeedada ledahay cadeysato kole dhiig waa baxayaa ama halgu dilo ama wax dil sida salbalaar oo kale ama dagaalkii 92dii hada waxaad gaarteen meeshii ugu dambeysay ahkusuno inaad maanta u rogtiin qabiil ama masrax ku so kortiin taas oo ah ayaan daro shikha ina maxaa faarax waxaad rabteen inaad masraxa ku so kortaan lakiin diin jaceel ama derejo idin ka ma ahey ad u heysiin sh maxaa faarax lakiin waxaan idin ku talina ruux kasto aad rabtaan inaad masraxa ku so kortaan asaga baa idin ku rogayo turubka sida 1godane2robow 3sh shriif ugu dambeynti ajanbta oo iydana dano leh marka gobalda dhexe markasta diin baan asaasay ama dagaaldii91 aan asasay amadowldi 4.5 aan asasay intaba waad ku qasarteen ee dib u fikira maanta inkasta waa ka foojigan yahay qayanadiina ama jabaladiina waxaan la hadla gobolada dhexe hal qabiilna madegana lakiin intaas waxey quseyso bey xanuujisaa

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.