Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Gudoomiya Ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin oo kawaanka VOA-da la Saaray Dhageyso wareysi Xasaasi ah oo xaraj galiyay Mr Faarax. Posted to the Web Mar 04, 02:24


Wareysi dheer oo ay la yeelatay Idaacada VOA-da Qeybta Af-Soomaaliga Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya faarax Macalin ayaa suaalo laga weydiiyay arimo ku saabsan safarkiisii Somaliland ee bishii disember sanadkii hore.


Wariyaha VOA-da oo si xirfad leh u wareystay Mudane faarax Macalin ayaa hongool ku qabtay suaalo badan oo muhiim ahna weydiiyay oo uu faarax macalin ka bixin waayay jawaabo cad.


Gudoomiyaha ayaa hadalkiisa ku bilaabay in wasiirka arimaha dibadda ee kenya uusan awood u lahayn in uu dacwad ku soo oogo isaga maadaama uu yahay Gudoomiye Ku xigeenka Baarlamanka.


Waxaa la weydiiyay waxa ay ku wada hadleen isaga iyo xukuumada Somaliland wuuna diiday in uu wax tafaasiil ah ka bixiyo asagoo sheegay dhamaan waxay ku wada hadleen ay qoranyihiin ilaa baarlamaanka la horkeenana uusan waxba ka sheegi karin.


Mar la weydiiyay Moqifkiisa ku aadan Gooni Goosadka Somaliland ayuu si cad uga leexaday jawaabta asagoo meele kale isku xambaaray, waxaase ka dabatagay wariyaha oo qaabab kala duwan u weydiiyay, markii jawaab sax ah laga waayay ayaa la yiri hadda waxaad u muuqataa nin raali ka ah madaama uu aamusku calaamad u yahay raali, taasna si aan qayaxnayn ayuu u diiday.


Mr Faarax Macalin ayaa la weydiiyay inuu Magaalada Laascaanood oo ay ku muransanyihiin Somaliland iyo Puntland ka yiri erayo colaad dhex dhigi kara Puntland iyo Somaliland, wuxuu qirtay in uu si dadban ugu yiri reer laascaanood waxaad isku lahjadtihiin reer Burco, tasoo loo fasirtay inuu beesha dhulbahante ku dhiira galinayo in ay taageeraan maamulka somaliland oo aysan qaab qabiil wax u fiirin, maamulka Puntland ayaa u arkay hadalka Faarax Macalin in uu yahay mid taageero siinaya maamulka Somaliland.


Sidoo kale wuxuu sheegay in wadanka soomaaliya ku jiro adoonsi, markii la sii weydiiyayna wuxuu ku jawaabay waxaan ahay nin waxbadan og Soomaalidana iyagaa la isu adeegsadaa, halka la rabay in ay wada hadlaan iyagu.


Isku soo xooriyoo Mr Faarax Macalin ayaa lugta la galay arimo xasaasi ka ah xagga Soomaalida, waxaana la sugiyaa halka ay ku biya shuban doonto Dacwada lagu soo oogay.


Halkan ka dhageyso Wareysiga Xasaasiga ee Faarax Macalin.

10 Comment(s)

saabiriin   muqdisho

8:22pm on Tuesday, March 9th, 2010

waxaan layaabanahay awalbaa mauuliyiintii xamar cadde joogtay ee hawiye ku abtirsato idinka baxsan waayeen faqashey nin halyeey eh wadani soomaali sax eh markaad weydeen baad nin kasta afka ku taageysaan war faarax macalin illaah ha dhowre waa halyeey muwaadin soomaaliyeed sharaftiisana qoraal xun oo aad ku cabaadaan waxba u dhimi meyso inshaa allaah wuu ka guuleysanayaa san ka dhuudhiga xun edacwada ladaba taadan mana ahan damiir lawe sidino kale bal ufiirsada isago nin somali eh baad nin kenya eh ka xigsaneysan ciilka somaliland idin baday hakula dhicine dad hadaad tihiin reer dhiloos iyo deegaanadoda kasoo ceshta somaliland hadii kalana biyaha badda caba aad ku ciil baxdaane faqash daafi qurunley eh waan aqaana tikree baad madiidin u eheydene kenyana shaqaalo maad unoqoteen alla waxaas baa somali nala sheeganayo qurunka

Rayid   Carro edeg

10:23pm on Thursday, March 4th, 2010

Farax waa nin soomaali ah figradiisana wuu leeyahay in soomaaliya la kala googooyo iyo inaan la kala googooyn lagulama yaabi karo maadaama ay figradaas ay dad aad u badan la qabaan oo isugu jira salaadiin madax siyaasiyiin iyo dad badan oo shacab ah miduu qaataba soomaali badanbaa qabta wabillaahi towfiiq

Abdullahi,   U

7:22pm on Thursday, March 4th, 2010

Mr Farah, is best man in hor of africa, so farah is hero, in in somalia.

Qunyar socod   Fajaa

5:10pm on Thursday, March 4th, 2010

Ninka wuxu ka xunyahay ogadenka pudlan ay axmarada u dhibto wayna jirta rer waqoyigu $ pundlan in ay cunsariyin yahin somalia manta waxan eed galin jarer $ gibil cad madaxweyne $ madaxweyne ku xigan ha laga dhigo ila uu wadanka ka dagayo si logu tartamo madaxtinimada

axmed   canada

4:03pm on Thursday, March 4th, 2010

Kenya waxay ka cabsaneysaa in sida Muqdisho ay Nairobi noqoto waana XAQ
Somalidu kama cabsadaan Kenya, hadaba sow ma haboona inaan ku dadaalno sidaan cabsida uga saari laheyn, una xaqiijino inaan la wadaagno cabsida, oo cid alaale cidii rabta iney halaagto Kenya aynu la nahay col.

Somaali   Soomaali

9:19am on Thursday, March 4th, 2010

Faarax Macalin Waa qaain raba inuu Soomaliya kala gooyo, Allana waa kashifay arinkiisa, Soomaaliya midnimadeeda waa muqadas, Soomaaliland Walaalaheed wax hala qabsato. Wa billahi tawfiiq

INDHA BUUR   AMERICA

4:15am on Thursday, March 4th, 2010

FAARAX MACALIN [ALAHA DHOWREE ] WAA WADANI SOOMAALIYEED UNA QALMA MADAXWEYNENIMO JAAHI IYO NIN QABIIL CABSANBA HA EEDEEYAANE BY BY

INDHA BUUR   AMERICA

4:14am on Thursday, March 4th, 2010

FAARAX MACALIN [ALAHA DHOWREE ] WAA WADANI SOOMAALIYEED UNA QALMA MADAXWEYNENIMO JAAHI IYO NIN QABIIL CABSANBA HA EEDEEYAANE BY BY

axmed   canada

3:39am on Thursday, March 4th, 2010

Kenya waxaa dega qabaail badan, wagii hore somalidu wey riixi jireen qabaailada kale waana ka xoogbadnaayeen lakiin Ingiriiska oo isagu ah mu'alifka Kenya ayaa fahmey in hadii foronteer la sameyn waayo ay somali Nairobi sheeganeyso sidaa darteed waxaa la suubiyey NFD.
Hada GX wuxuu inoo xaqiijiyey in dawlada Kenya ay laba qayb noqotey
1 koox rabta in somalliya ay ahaato meel qas uun u taagnaado dunidana ay ku qososho waa burcad badeed, dadqalato, qabqable
2 Koox uu ka mid yahay GX oo rabta in xal la helo ama wax uun la badbaadiyo, (fikradeyda) micno weyn ma sameyneyso hadii Somaliland, Puntland, Galmudug iwm loo kala go'go'o waxaa muhiin ah in kuwa go'aya ay xoryihiin caqlibiyadna ka heystaan shacabkooda arintaas oo ah waxa la dhaho MUSHMACQUUL u fiirso iyadoo somalidu ay seediyaal iyo abti isu yihiin ayaa hadana waxaan wadaagnaa diin, diintaasoo ina bareysa hadii aad walaalkaa ka carooto iney qatar tahay inaad caradaas ku raagto waqti dheer.
waxaa kale oo jira in dadka dega goboladaas ay boqolkiiba 50 ay xaqiranyihiin iyagoo aan laheyn wax xuquuq ah haba yaraatee marka mararka qaar sida aad u sahlaneyso maaha.

SOOMAALIYA   Location unknown

2:40am on Thursday, March 4th, 2010

SOMALI MID LAXASUUQO MID QAXOOTI AH MID XABSI KUJIRA MID BAAHI DISHAY MID DIIN KULAAYAY ADINKAA IS BADEE OO RUUX MUSLIN AH NASABDHIMAN KUSHEEGAY EE SOOW MAANTA ALL NASABDHIMAN MAWADA NIHIN

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.