Magaalada Muqdisho ayaa maanta xasiloon kadib Duqeymo iyo Dagaalo shalay ilaa xalay ka dhacay qeybo kamid ah Magaalada.
Dagaaladaas oo xoogooda ka dhacay Degmada Hodan iyo Nawaaxigeeda ayaa geystay dhimasho iyo dhaawac fara badan.
Dhimashada ayaa sii caga-cageyneysa labaatameeyo halka dhaawucuna ku dhowyahay kontomeeyo kuwaasoo intuba ahaa Dad Rayid ah.
Dagaaladaas lagu hoobtay ayaa waxaa hormuud ka ahaa oo bilaabay Kooxaha Dowlada ka soo horjeeda ee ku gambada Magaca Jihaadka gaar ahaan Kooxda Al-Shabaab.
Khaasaraha baaxada weyn ee loo geystay shacabka ayaa waxaa guul ku tilmaamay Kooxda Al-Shabaab oo markasta u aragta guul dhibka shacabka halka saraakiisha dowladuna sheegeen in ay ku sugan yihiin goobihii lagu soo weeraray oo ay iska caabiyeen kooxaha nabada iyo dowladnimada diidan.
Dadkii fara ku tiriska ahaa ee ku haray Magaalada muqdisho ayaa bilaabay in ay ka qaxaan xaafadahooda iyagoo u sii hayaamaya daafaha Magaalada Muqdisho.
Rayid Carro edeg | 10:01pm on Thursday, March 4th, 2010 |
Aad ayaan uga xumahay dadka masuuliyada sheeganaya shacabkii ay xukumi lahaayeen garoonkaa ayagoo mayd ah yaalaan ..1.. madfaca shariifka iyo miinada shabaabkaa shacabkeeni mariyee maydkoodi shiiloo madaxey ka shiishaan shilimey ka muudshaan muminimeyna sheegtaan muslinoow bal shuufa maantana shilkaan dhacay wabillaahi towfiiq |
PUNTLANDER Location unknown | 8:35pm on Thursday, March 4th, 2010 |
ALLSHABAB IYO HAWIYE MSULIM NIMO XITA KAMA MUQATO SABABTO AH MEYDKA XITA WAA KA FANANA MARKEY SAYAN LUG IYOGACAN INTE JIDAAN BEYGOD KU TURAAN WAXA CADEYN AH VIDO AY SO DUBAN ALLSHABAB KUWA LA MAGAC BAXAY .... SAWIRKAN FIRI MEYDKA XITA MA ASAYAN SUBXANA ALLAH |
puntlander Location unknown | 8:30pm on Thursday, March 4th, 2010 |
ALLSHABAB WAA QABIIL DIINTA KU CAYARAYO OO QOF MUSLIM AH IN LA DILO U FUDUDAHAY DIINTANA ISLAMKANA QALAD KA GALAY COS HADI AY YIHIIN DAD RUN KA TAHYA ISLAM LINO WHY XISBUL ISLAM KA DHOBLEY IYODHIF IYO J/HOSE LOLA DAGALAYA KUWA MUQDISHOJOGANA AY HESHIIS LA YIHIIN OO WALIBA IS AG DEGAN YIHIN OO ISLA SHEGTAN 2 XISBI SIDA B/WEYNE XISBULISLANALSHABAB ISULA JOGAN HAWIYE DIINTA BEENTA KA DAYA WAXABA CAJIIB AH HAWIYE DIIN WADO MANTA 20 SANO DAD DHAC IYO BILILIQO KUFSI EE KU JIREN HADA ME MUSLIM NOQDEN SHYT |
CAQIL Location unknown | 5:51am on Thursday, March 4th, 2010 |
BISMILAAH
ANIGA WAXA AAN LEYAHA ARIMA MESHA KA DHACAYA WAXAA MAS ULIYA DIDA QADAYA SHARIF SHIQ AHMAD MADAMA UU SHEKTAY MAS ULIYADA DALKA |
NIN WALBAA QUMANE UK | 2:35am on Thursday, March 4th, 2010 |
SHARIIF SHEIKH AXMAD ?????????????????XISAABTA QABRIGA?????IYO ALSHEEYDAAN |
indhabuur u.s.a. | 9:59pm on Wednesday, March 3rd, 2010 |
talo soo jeedin ... shacabka soomaaliyeed ilaahay ha uga towba keenaan qabiil caabudida maxaa yeelay qabiil waxa aan ku waynay calankeenii buluuga ahaa ee qaaliga ahaa iyo qaranimadeenii iyo sharafteenii soomaalinimo waxa qura ee inoo haray waa inaan dhulkeena hooyo wayno ee ay ethopian dhulkeena dagaan ee hurdada halaga koco inteey goori goor tahay shabaab iyo ahlu sunah iyo xisbul islaam wax noo tari maayaan dawlad amisom iyo cadaw dalka ku soo hogaamisayna wax noo tari mayso ee aaway wax garadkii dalkaan iyo dadkaan aaway culimadeenii nadiifka ahayd [ intabihuu ayuhal soomaal ] byby |
masiinka Location unknown | 9:50pm on Wednesday, March 3rd, 2010 |
stop? wat huys? This not good? Are you bad people? I talk tfg and alshabaab? |
xasan Location unknown | 3:41pm on Wednesday, March 3rd, 2010 |
sck.
aad ayaan ugu tacsiyadaynaya dadkii ahalkoda ku waayay dhibka ka jira wadanka,iyagana ilaahay ha u naxariisto
kuwa tageerana ilaahay haka baqaan meeshu diin mayaale. |