Xalay galinkii dambe ilaa saakay waa barigii waxaa magaalada muqdisho ka dhacay dagaalo iyo duqeyn degmooyinka Boondheere iyo Yaaqshiid oo ahaa goobta ay ku soo hoobanayeen madaafiicda ayaa waxaa ku dhintay sida la xaqiijiyay 1 qof halka shan kalana dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen.
Dagaalkan oo ay qaadeen kooxaha mucaaradka ee ka soo horjeeda dowlada waxayna madaafiic aan loo meel dayin ku garaceen xaafadaha rayidka.
Xiliga oo habeen ahaa iyo rasaasta oo aad u cusleeyd ayaan si dhab ah loo ogaan karin khasaaraha rasmiga ah ee uu geystay.
inta badan weerarada ay qaadaan Maleeshiyaadka nabada iyo dowladnimada diidan ayay ku waxyeeloobaan dad aan wax galabsan.
dhinaca kale ciidamada dowlada ayaa iska difaacay weerarka lagu soo qaaday waxayna dib u riixeeen kuwii dagaalka bilaabay.
Si kastaba ha ahaatee dagaalkan ayaa ku see beegmaya xili ay Madaxda Dowlada iclaamiyeen dagaal ka dhan koooxaha ka soo horjeeda jiritaanka dowlada, waxaana laga war dhowrayaa qorshaha dowlada oo hadda ka hor ay ku fashilmatay.
sharmarke finland | 3:40pm on Tuesday, February 9th, 2010 |
biloow iyo dhamad alla halaga cabasadao waa iga waano wax talo oo kale mahaayo [aamiin] |
sharmarke finland | 12:02pm on Tuesday, February 9th, 2010 |
biloow iyo dhamad alla halaga cabasadao waa iga waano wax talo oo kale mahaayo [aamiin] |
Dahirtoosane NZ | 11:54am on Tuesday, February 9th, 2010 |
Ninka hoobiyaha ridaya mahubaa in uu gaal kudhacaya soow shaydaan hurdo umada isllaamka ah kukicin maayo kuwase taageeraya oo shacabka muslimka ah diigooda kufaraxsan khawaarijta meeshaay maraan ayaad maridoontaan |
WAAYA ARAG UK | 1:15am on Tuesday, February 9th, 2010 |
SOOMAALIYEEY SUAAL?NINKA HOOBIYAHA RIDAYA EE WEBKA KUSAWIRAN IYO SHEIKH SHARIIF INA CABDI RASHIID IYO CALI DHEERE ?CARUURTOODII MUQDISHO MAJOOGAAN?KKKKKKKKK |
Anonymous Location unknown | 1:57pm on Monday, February 8th, 2010 |
ninkii safar galaayo sahay ayuu qaataa qof walbana wuu dhiman waxaana hortaala suaasha ah maxaa adduunka kusoo kasbatay oo wanaag ah waana midda kaliya ee kaa difaaci karta ciqaabta ilaahay sww
|
ali somali Ireland/Dublin | 10:40am on Monday, February 8th, 2010 |
allow guusha sii kuwa u dagaalamayo inay
soo celiyaan nidaamkii iyo kala dambeynti iyo dowladnimo allow baabi Mooryaan diimeedka aamiin |