Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Horjoogayaasha Al-Shabaab oo si weyn u hadal haya ismuujinta Gen Galaal, ayna dhici karto in ay horayba ugu diyaariyaan Qorshe Gurracan. (Warbixin) Posted to the Web Feb 08, 01:20


Shalay ayey aheyd markii Gen Maxamed Nuur Galaal uu ka dhawaajiyay in uu horseed ka naqonayo dagaalada Gobolada Dhexe ee Culuma'aawdiinka Ahlu Sunna Waljamaaca kula jiraan Kooxda Al-Shabaab.


Sida la ogsoonyahay Gen Galaal ayaa ah Rugcadaa weyn oo ka tirsanaa Ciidamadii Xooga Dalka Soomaaliyeed islamarkaana aan safka hore ka galin Dagaaladii kala duwanaa ee dhacayay wixii ka dambeeyay bur-burkii Dowladii Soomaaliyeed.


Horjoogayaasha Al-Shabaab oo horay u ogaaday in Gen Galaal la xirtay Ahlu Sunna ayaa la sheegay in shalay ilaa xalay ay hadal hayeen ismuujinta Gen Galaal iyo sida qayaxan ee uu u cadeystay la dagaalanka Al-Shabaab waliba uu tilmaamay in ay caadi tahay horayna u dhacday in dad aan isku mabda`aheyn ay isku kaashadaan la dagaalanka wax ka darran oo uu ka waday Al-Shabaab, Cida la kaashanayana ay tahay Itoobiya.


Warside lagu kalsoonyahay oo aad uga agdhow Horjoogayaasha Al-Shabaab oo arrintan noo sheegay ayaa tilmaamay in Gen Galaal uu cabsi weyn ku abuuray Al-Shabaab ayna cadeyn u tahay sida ay uga naxeen markii uu iska soo muujiyay Degmada Guriceel oo laf ahaanteedu ah meel horay loogu xasuuqay Horjoogayaal Sar Sare oo ilaa iyo hada aysan Shabaabku hilmaamin.


Warsidahaas ayaa saadaaliyay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay Horjoogayaasha Al-Shabaab u qaadan doonaan kulan albaabadu u xiran yihiin oo ay uga arrinsanayaan Gen Galaal iyo ragga la socda ee tagay Gobolada Dhexe iyo sidii horayba looga fashilin lahaa dhaq-dhaqaaqa culus ee ay halkaas ka bilaabeen.


Halkan ka Dhageyso Wareysiga VOA ee Gen Galaal.


Gen Galaal ayaa la rumeysanyahay in uu wax weyn ku soo kordhin karo Culuma'aawdiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo baahi weyn u qabay rag khibrad sareysa ku leh xaga Dagaalka.


Waxaa kale oo la qiyaasayaa in Culuma'aawdiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ay dowr weyn oo muuqda siin doonaan Gen Galaal  ayna ugu wacnaan karto in aysan horay u heysan qof kaga sareeya xaga Milatariga islamarkaana u dhashay Gobolada ay joogaan kana soo jeeda Beel muhiim ah.


Gen Maxamed Nuur Galaal ayey khibradiisa milatari u dheer tahay aqoonta uu u leeyahay Kooxda Al-Shabaab iyo sida ay u howlgalaan maadaama uu xiliyada qaarkood ka agdhawaa dhaq-dhaqaaqyada ay kooxaha islaamiyiintu ka wadeen Koonfurta Soomaaliya iyo Generaalka oo inta badan ku sugnaa Muqdisho oo aheyd halka ay Shabaabku ka aasaasmeen kuna xoogeysteen.


Si kastaba ha ahaatee Horjoogayaasha Al-Shabaab ayey dhici kartaa in ay horayba ka diyaariyaan qorshe looga takhalusayo Gen Galaal waxaana la ogsoonyahay in ay horay u dileen Allah ha u naxariistee Col Cumar Xaashi oo isu taagay badbaadinta soomaaliya iyo la dagaalanka Argagixisada.


Haba lagu kala hormaree waxaa muuqata in ay soo badanayaan soomaalida fahantay in Al-Shabaab iyo Dalka Soomaaliya aysan meel ku wada ooli karin hadey sii wada joogaana uu midi baxayo.


 

31 Comment(s)

Abu Leith   kismaayo

9:45am on Wednesday, February 10th, 2010

Miisaanka Murtadiinta maantaan soo booqday waana arkaa sida aad murtadiin mushrkiin u tihiin. hadii aadan ka tobed keenin gowrac baa idin yaal.

suleeqa   kuala lumper

5:34pm on Tuesday, February 9th, 2010

dhamaan dadka magacyada diinta ku wada qaraabanaayo ahlusuna,shabaab&xisbiga waa isku mid dadka somaliyedna yey ku kadsomin.
ahlusuna waa qoon ithiopia iyo dowlado kale lacag iyo hub soosiiyey oo larabo in dhulka g/dhexe maamul ugu sameeyaan kaas oo amarka qaadanaya dabcan injireey.
alshabaabna waa dad aan lahayn mowqif oo ey ka buuxaan kuwa shaar diin wata oo aarsi u socda iyo kuwa kale oo umado kale u adeega si ey somaliya danahooda uga fushadaan.
xisbiga kooxdan B,T&J midna maahan wax uu rabo iyo wax kale lama yaqaan.
dowlada waa koox qaswadayaal iyo qaainiin kabuuxaan inta daacada waa farakutiris intey 4.5 sharcigiisa wataana wax ey tarayaan maleh.
kuli wax lagu taageero uma jeedo
Somaliya allaah howkeeno cid badbaadisa oo dhibatada ka saarta iyo silaca ey ku jiraan aamiin.

maadka   london

9:17am on Tuesday, February 9th, 2010

walee dad badan baa hurda weli oo aduunkaba la socon waxaad moodaa inay seexdeen 20 sano ka hor iyo waxaa is biirsadey qabuuro galeen aduunka way ka dhamaadeen galaal ama geele arinta wax kama tari karee. ragii ka fiicnaa ayaa aruuray soomaaliyeey waxaad gasheen ayaa la idinka gooyanaya dambiga maanta la galayo goormee layska goyn doonaa. ilaahayoow na badbaadi xaqana na tus

sugal   sweden

8:20am on Tuesday, February 9th, 2010

galal isaga ayaba qirtayin mamul ay usamaynayan galgudud marka wuba cadaystay waxa uu uyimid in ay tahay in besha uka dhashay ay qabsato gobalka ay degan beelo farabadan waxa u wadana saqirka ayaba fahma hadii u dacadyahay haka so jesto dhica dowlada hadi kale waxa u danbeyn fashil sidii xasan dahir, cirfo, indha cade, waxay ku hamiyen in ay wadanka qab beel ku qabsadan ayaga adegsana diin,marka galalol adigaba qirtay waxa aad u timid gobolka in ay tahay sad bursi.

sugal   sweden

8:18am on Tuesday, February 9th, 2010

galal isaga ayaba qirtayin mamul ay usamaynayan galgudud marka wuba cadaystay waxa uu uyimid in ay tahay in besha uka dhashay ay qabsato gobalka ay degan beelo farabadan waxa u wadana saqirka ayaba fahma hadii u dacadyahay haka so jesto dhica dowlada hadi kale waxa u danbeyn fashil sidii xasan dahir, cirfo, indha cade, waxay ku hamiyen in ay wadanka qab beel ku qabsadan ayaga adegsana diin,marka galalol adigaba qirtay waxa aad u timid gobolka in ay tahay sad bursi.

JAMAC   SOOMAALIYA

5:05am on Tuesday, February 9th, 2010

waan idin salaanay, soomaliya shacbigeeda markii horba waa muslimeen waana suni shayuukhdii aad by uguu dambeyeen sidii u wacigiliyaan waana laixtiraami jiri culumada ahlosunna wal

Zaki-yare   Kuala Lumpur

3:17am on Tuesday, February 9th, 2010

Waxan halkan ka salamayaa Jeneral Galaal , waxana ugu Hambalyeynayaa Geesinimada uu ku Tallaabsaday , waxana ugu baaqayaa Dhamaan Saraakiisha Somaliya oo dhan iney Tallaabadaasoo kale qaataan , Dalkana ka badbaadiyaan Cawaantaan Calooshood u shaqeystayaasha ku qaraabanaya Magaca diinta,Intaas kadib: waxan marka hore ugu duceynayaa Allaha ku Xifdiyo , Tan labaad: waxaad ogaataa in Nimankan Gafuurada duubanle aaney Cid aan iyaga kamid aheyn Muslim u aqoon oo ay Gaalaga Yahuuda iyo Amxaaradaba ka xunyihiin sidii haraba dad badan qaraxyo ugu dileen, kadib markii ay kasoo horjeesteen Mabda’ooda Xaaraanta iyo Nacaladda ku dhisan kaas oo ay Diinta uga been sheegayaan…… sii aqri…

Zaki-yare   Kuala Lumpur

2:49am on Tuesday, February 9th, 2010

Sidaa daraadeed waxan kugu adkeynayaa inaad Had iyo Jeer Foojignaatid si aad ahna isu ilaalisid , inshaa Allah waad guuleysaneysaa , Allaha ku guuleeyo Tubta toosana Allaha kugu hagaajiyo , Khawaarijtaan Kufaarta ah oo Arxanka daran lehna Wajigeena Allaha ka wareejiyo Wajigood ha gubtee , ilaah waxan uga baryeynaa Halaag iyo Baab’a aysan ka ceyman inuu ku Camimo (Habaa’an Munbathan) inuu Alle ka dhigo , Kabtooda iyo Karintoodana Alle kala haatiyo oo Mid Mid kale Meel ku sheega la waayo (Aamiin-Aamiin-Aamiin) .

piano_boy   venezuela

1:16am on Tuesday, February 9th, 2010


raguu jeneraal gabre shukooyinka u xiray wagii itoobinka joogay bakaaro 90% barkimo eey dabada ku xiranjireen
jeneraal galaaal shaash xariir iyo rajastiin uu idiin xiraa insha alaah somaliya cidkastaba ha ka talisee lakiin ajnabi calankeena iyo dhulkeena lama wadaagi doono ha ahaadaan mujaahidiin ama musharaxiin

Anonymous   Location unknown

11:06pm on Monday, February 8th, 2010

general galaal anagaa kuu baahan ee muqdisho imow sidaad nooga kaalmaysid la dagaalanka .....kooxaha........

madbacada   yaqshid

11:04pm on Monday, February 8th, 2010

alla meesha maxaa qabuuro galeen isugu yimid

fuulaaye   edmonton

11:03pm on Monday, February 8th, 2010

galaal wuxuu wado hadey dhab ka tahay muu dowlada uu qibradiisa ku siyaadiyo dowlada shariifka ayaaba u baahanee mise.... qabuurihiisa ayuu ka qodanayaa guriceel

mis muqdisho   germany

10:49pm on Monday, February 8th, 2010

asc wr wb aqayaarta waan soo dhoweynayaa cid walbo khawarijta cadow ku ah balse waxan ka baqayaa in jen galaal uu nagu noqdo jen ceydiid AUN askeri aan wax maqlin shaki baana iiga jira in galaal uusan dowlada in uu la shaqeeyo rabin . ilaahayow soomaaliya ka bad baadi dhagarqabayaasha aamiin.

sugal   swede

8:46pm on Monday, February 8th, 2010

galal hadii ay run ka tahay la dagalanka alshabab muxuu galgudud uu adaay oo bel ahaan u ka so jeedo taano waxaa lo qadan kara besha u ka dhashay uu ku dagalamee magaca suna wal jameeco uu ku tageraa waxaa u ku haboneed hadii ay dhab ka tahay in uu dhinaca dowlada ka soo jesto. waxa hubal ah oo aan mugdi ku jirin in qorshihii uu waday cabdi qasin salad uu fashilmay ka dibna uu galal uu ka codsaday in uu besha badbadiyo waa wax lo jedo waxa manta kenay galal waxayna raban in ay gobalka oo bela kala duwan degen yihiin in ay ayagu gacanta ku dhegan waana mid aan u socon donin oo ceebi ka raaci donto.

galaalspokesman   uk

7:47pm on Monday, February 8th, 2010

awdal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dream on
we will not handover our brother,he done nothing wrong so back off nigga

Awdal Star   BORAMA

7:00pm on Monday, February 8th, 2010

Dhamaan beesha hawiye ama Habar gidir waa in aanay ku dagan beenta uu wado General galaal waa dambiile anaga hadii aanahay reer Awdal waxaan uga fadhinaa beesha Habar gidir in ay noosoo gacan galiyaan General Galaal waayo waxaan u haysanaa dilkii qorshaysanaa ee lagu dilay xamar General Yousuf Talan hadii kale waa godob aan u hayno isaga iyo beeshiisuba SOW GODOBI SURINKAAD MARTABA SABAB QARSOON MAAHA SOW NABADI GOGOSHAADA OOD SIDATO UUN MAAHA waa ay ayadi dhashay waanan dilaynaa Xamar dhexdiisa ayaanan ku khaarajin doonaa

vivagalaal   guriceel

5:26pm on Monday, February 8th, 2010

Viva Jeneral Galaal xafidullah
Waa mujahid u yimid mujahideenta kale siduu iga qeybgali lahaa jihaadka lala jiro al-khawarij.
Ilaahay kheyr ha siiyo

biib   Location unknown

5:21pm on Monday, February 8th, 2010

tuugbeenlooyaal

mire   garoowe

3:06pm on Monday, February 8th, 2010

jeneraal Galaal wuxuu kamid ahaa jeneraaladi ceeboobay ee ka qeeybqaatay dagaalki sokeeye inkastoo jeneraaladi dalka intooda badan ay ka qeeybqaateen dagaalki sokeeye, sidaas oo ay tahay aad baan ugu farax sanahay maanta in jeneraalka uu ka soo horjeesto dadqalatada ay nagu soo sii daayeen taajiriinta carbeed ee doonayo in dalkeena ay ka dhigtaan aalad ay u isticmaalaan reer galbeed. WAXAAN URAJEYNAYAA JENERAALKA IYO SOMALIA GUUL, WAXAANA KULA TALINAYAA JENERAALKA IN UU IS ILAALIYO. NIMANKA WAA FULEEYO DADKA ISKU QARXIYO EE IS ILAALI JENEAALE!

fuulaaye   edmonton

2:08pm on Monday, February 8th, 2010

awdal.. waa runtaa intaad sheegtay ... odeyga arbaciinka ayuu kujiraa ee malagiisa ayaa wado ee iska sug

fuulaaye   edmonton

2:04pm on Monday, February 8th, 2010

aaheey waa sugaynaa wuxuu kusoo kordhiyo lets see it

cumar   qaahira

1:11pm on Monday, February 8th, 2010

maa shaa allaah waa wax wanaagsan in loo soo wada jeesto in dalka laga difaaco raga buuraha kayimid iyo carabaha kale ee hanoolaado mu waadin kasto oo u istaagay inuu dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisa difaaco

Sunni   Luanda Angola

12:34pm on Monday, February 8th, 2010

waxan leyahay khawaarijta gabalkiina ayaa dhacay sida ay u dheheen walaalahayga kale ee commentska baxshay baraarug weyn ayaana ka muuqda shacabkii soomaliyeed. Maashaa Allah,
mida kale Ge. Galaal waxaan ku leeyahay iyo saraakiishii hore ee somaliya war intii la idinku lili lahaa adinka oo gurigiina jiifa adinka oo iska dhicinaya cadowga dhinta ama nolol fiican ku noolaada, waad u jeedeen sidii loogu ihaaneystay Kenya nairobi maalintii dhawaa madaxdii iyo shacabkii somaliyeed marka war waxaas iyo wax ka daran ayaa inagu soo socda ee aan u istaagno difaacu nafsi wa maal wal caa'ila anaga oo isku duubana aan wajahno khawaarijta wahaabiyada ah ee bidcada ah,
Ahlu sunna guul ayaan ilaah idinkaga barya yaa iyo in ilaah idinku ayido Ruuxul Qudus.

ASALAAMUN CALAA MANI TABACAL HUDAA

Saciid   Kenya Eldoret

11:47am on Monday, February 8th, 2010

Waasalaamantihiin bahda weebka Gen galaal waanin loobaahanyahay waxna kusookordhin karo kacdoonka looga soohor jeedo khawaarijta lamagac baxday shabaab iyo xisbu-sheydhaan waxaa lasogaaray xiligi lafahmi lahaa calooshood ushaqees-tayaasha Nabada diidan waxaan leenahay saraakiisha kale hakubiiraan Ahlusuna waljameeca waaxiligii loobaahnaa markaan by

Anonymous   Location unknown

11:41am on Monday, February 8th, 2010

arrooy awdal staar miyaa lagu maray mise waa laguugu soo socdaa mise doqonnimo aa ku dilootay goormaad wax garataa markii dhibku kugu dhaco ma khawaarij dadka leyneeyso ayaad qabiilnimo ku taageereeysaa tan kale qabiildhan oo sheekh iyo sharaf ku jiro ayaad afkaaga qurunkiisa la gaareeysaa ninyahoow wax iskula har alhaboow meeldanbe qabsanmeeyso gabalkeeda waa dhacay

kamaal   cape town

10:13am on Monday, February 8th, 2010

alxamdulilaah ilaah ayaa mahad leh gorowsiiye umada somaliyed dhibka ay ku hayaan shabaabka waxaan leeyahy umada somaliyeed ka digtoonaada dhagarta shabaabka idiin ma leegayaan ahlu suna waxaan leeyahay allha idinku guuleeyo jihaadka aad ku jirtaan wlaalwaad salaamantihiin bye

Awdal Star   BORAMA

8:17am on Monday, February 8th, 2010

General galaal waa dambiile qaran ehlu sunah hadii uu ku biirayna wax uu kusoo biirinayaa ma jirto waayo waxa saraakiishii Somaliya ee dawladii Siyadd Barre ka hadhay dhamaan isagaa ku qaatay qandaraas oo u adeegsaday dilal qorshaysan General Yousuf Talan oo dawladii Cabdo Qaasim uga Yimid Canada si uu wax ula qabto ayuu ku khaarajiyey Xamar isagoo usoo adeegsaday mooryaan xun oo hawiye ah markaa Ethiopia ayuu u shaqeeyaa waana dambiile waana in la dilaa alshabaab ka hor ba dhulkana alshabaab ayaa qabsanaysa inta uu Galaal qabsan lahaa

saciid   ceelbuur

5:45am on Monday, February 8th, 2010

meesha EEY SARTU KA QURUNTAY WAA CEELBUUR AYADOON AHLUSUNO SALDHIG KUYEELAN BUURBISHAARO IYO BARAAKO DHEER NABAD HASUGINA

sakariye   minneapolis

4:04am on Monday, February 8th, 2010

ahlusuno ilaahay haguuleeyo alshabaab ilaa umada haka qabto galaalna waxaan leeyahay kusoo dhawow gobolade dhexe iyadoo laga xoreeyay alshabaab

Shiine   Louisville

3:16am on Monday, February 8th, 2010

Ragga Ahlusunna ooy ka go'anatahay iska dhicinta Cadowga ummada, muujiyay geesinimo iyo karti dheeriya, hogaan intaana la wadaaga takhususna u leh xaalkaa waxa uu yahay rajo soo iftiintay Somalida xalaasha ah, ee garan karta xanuunka qof la qarxiyo, mid masjid lagu dilo, ku si caddaalad daro ah loo dhagxo... yuusanba magac la wadaagin ka dhow Somali, iyo aadamanimo ee. Dad badan ee u naageeya Shabaab, ficiladooda guracan oo si toosa u saamayn, iyo iyaga oon lahayn damiir iyo caqli ay ku gartaan dhbikani in uu iyagana soo gaari karo... aynaba waajib ku tahay qofka caqligiisu saliimka yahay in ay u dhibto dhika kan kale haya, sidii iyada oo isaga haysa. Waan rumeysanahay in ay isku dayayaan khaarijintiisa, balse raggii iyaga oon hogaan nuucaana haysan, soo qabqaban jirey hud-hudkooda, ayaa ka horeeya, so I'm not worried at all.

hobyo man   gaalkacyo

3:07am on Monday, February 8th, 2010

dadka soomaaliyeed waa isku caqiido marka laga reebo kuwa wahaabiyo duufsatay oo meelo kale kasooqaatay caqiido faasikh ah marka dadka kii aan culumo ahayn waa taabici sidaas ayaane madaxdu u waafakhsantahay culumadooda soomaaliyeed waana wax gen galaal qaatay

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.