Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu eedeeyay in ay ka dambeysay dab khasaaro badan geystay oo dhowaan ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Eedeyntan ayaa ka timid Dowlada KMG Soomaaliya oo uu u hadlay Sh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo ah Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga.
Sh Indhacade ayaa sheegay in waxa uu ugu yeeray Mooryaan Diimeedka oo uu ka wado Al-Shabaab ay ka dambeeyeen dabkaas ayagoo adeegsaday walxaha qarxa.
Sh Indhacade ayaa tilmaamay in baaritaan ay sameeyeen ay ku soo ogaadeen in qeyb ka tirsan Shabaabka oo mas'uul ka ahaa goobta shidaalka lagu iibiyo ee dabku ka bilowday ay dhunsadeen lacag iyo shidaal fara badan oo ay lahaayeen isla rag kale oo isla shabaabka ah kadibna ay sidaas dab ku qabad siiyeen Suuqa si aan la iskula xisaabtamin waa sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale Sh Indhacade ayaa Shacabka u sheegay in aysan ku kadsoomin Gudi ay shabaabku u xilsaareen taakuleynta dadkii ku hantida beelay dabkaas maadaama ay ayagu yihiin cida dambigaas geysatay islamarkaana ay doonayaan in ay xoolaha dadka ku aruursadaan dhibka ay geysteen.
Ugu dambeyn Sh Indhacade ayaa ku baaqay in taakuleynta dadkaas loo xilsaaro gudi ka kooban ganacsato iyo dad kale oo lagu aamin qabo.
Al-Shabaab ayaa horay dabkaas ugu eedeysay Dowlada KMG Soomaaliya ayadoo la ogsoonyahay in meesha uu dabku ka dhacay ee Suuqa Bakaaraha ay tahay Talis weyn oo Shabaabku ka howlgalaan ayna aad u adagtahay in cid aan ayaga aheyn ay falkaas oo kale ka dhex fuliso.
muna usa | 6:36pm on Wednesday, February 10th, 2010 |
asc dhmantiin walaalha soomaaliyeed meelkastoo ad joogtaan ragiyo dumarba saqiir iyo kabiir hooyo iyo abe dhamantiin waxaan idinkusalaamayaa salaanta islaamka asc /w/w waxaan kaloo salaamayaa salaan qas ah una mahadcelinayaa bahweeynta idaacada miizaanka oo noo ogoladay inan afkaartena kasoo gudbisano meeshan waxaan idin leeyahay dhamantiin marlabaad iyo marsadexadba ad ayaad ugumahadsantihiin walaalayaal aniga waxeeyigula muuqataa meeshan kahadal majiro inta eey khawarij joogto wadankena waayo wax loogu maleeyaa ama lagutuhma maba yaalaan sababtoo ah waxii falkaan ookale geeystaa waxaloonisbeeyaa wakahwaarijta manta wadankena kubaratay sidaana kadhigtay raxmada illaaheeyna kaguurta marka intaan iskutagno oon illaheey barino aan halmel kasoowada jeesano hadaanahay soomaaliweynta waayo soomaliya waa wadankeena dadka kudhimanaayana waa dadkeena waxey ilatahay haduu soolaqo kuwajooga inuusan dhafeeyn kuwakamaqan marka baryada illaheey halagudaro tan gacanta oo ben yaan afka lagasheegine jihadka iyagaa ubaahan inlagujihaadee halagu jihaado khawarijta illaaheyna waxaan kabaryeeynaa allaha awooda leh inuunaga qabto asaa awoodlehe walaala yaal waxuu yiri allaha awooda leh dadaala an waan idinla jiraaye marka an dadaalno yaanan ka,aamusine nimanka dalkeenii iyo dadkeenaba laayay nadeeyn mayaane an iska dhicino inta gooru goortahay biyo inteeysan kusoogaarin aalaiska moosaa |
Sunni Luanda Angola | 12:22pm on Monday, February 8th, 2010 |
salaaman sidoo kale bahda miisaanka laakiin waxaan ku dhaliilaynaa in ay waxyaaba badan wali ka dhiman yihiin war noqda sida waagacusub oo kale ama warsheekh ama mustaqiim ama jowhar ama dayniile ama somaliweyn warka aad qoreysaana ku taageera culumada iyo shacabka soomaaliyeed kana soo horjeesta qaswadayaasha alshabab iyo xisbul shaydaan mida kale ma ahan wax ku qarsoon shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in alshabab ka dambeeyeen gubashadii suuqa bakaaraha waayo waxaa ay rabaan in ay daqli ku helaan inta ay lacag soo aruuriyaan in ay dabka shidan ee wadanka ka shidan ku sii holciyaan waad aragteen oo gudi ayey ila markiiba magacaabeen ,ganacsatada xamaliyiinta, waratada, bacadleyda sarifka, dharleyda, waxaan leenahay war dalkiina iyo dadkiina yaal lagu gubin shilin aad leedihiin oo aad bixiseen ogaada waxa ku qaxaya waa idinka waxa lagu leynayana waa idinka take cares please!!!!!!!!!!! |
Hobyo Man gaalkacyo | 11:28am on Sunday, February 7th, 2010 |
ALSHABAAB WAA RUN AYAGAA KADAN BEEYEY WAXAA KUU CAD MAALIN WALBA HAL XABO AYEY KU TUURAAN MEELAHA AY JOOGAAN KUWA DAWLADA SHEEGTA SI LOO LAAYO DADKA BAKAARAH JOOGA MAXAA YEELAY WAA KUU CADAHAY MARKAAD XABAD AAN NINA WAX U DHIMAYN TUURTO IN DAD MASAAKIIN AH DHIMANAYO XAMAR MARKII HOGAAMIYAASHU JOOGEEN HADAY MAALMO IS DAGAAL OO ISMARI WAAYAAN XABAD WAA ISK JOOJIN JIREEN SAA DAD BAA UUN DHIMANAYEE KUWAAN DADKAYBA RABAAN IN LA DHAMEEYO MARKA MA QOFBAA SHAKHADIISA KADAALAYA WAHAABIHYO FIDNO BADANAA HALAASAMO IDAN ALLE |
Xamar Xamar | 10:47am on Sunday, February 7th, 2010 |
Indha cadde waa nahaab tuug khaa'in wax laga rumaysanaayo maleh sow kii lahaa Al-Shabaab aabahood aan ahay! hadda dowlad uu sheegaana war shariifka soo magacaabay aaba ka daran wasakhda |
axmed jamaame | 9:58am on Sunday, February 7th, 2010 |
scw bahda miisaanka waad salaaman tihiin salaanka dib waxaan u shegayaa dadka shacabka oo lagacta laga qaadaayo in ay lacagtooda ama xoolahooda ay siini alshabaab dabka bakaaraha lagu gubay waxaa ka danbeeye alsheydaan bakaaraha yaa ka ganacsada waa iyaga ayaga ayaa gubay deymo ayaa kawada dhexeeye midbaa deeyn badan lagu yeeshay oo shidaal ah sidaas ayey u gubeen waxa bakaaraha gu ganacsado waa ayaga meesha dagaalka shacibka loogu soo qaado ama hoobiyaha laga tuuro waa bakaaraha ninkasto waa ogsoon yahay dalka ha joogo ama dibada ha joogo bakaaraha qof kale in uu ku ganacsanin waa la og yahay waa meesha soomaalida lagu dilo oona lagu qalo soomaaliyeen warka alshedaan haraacina muslimka weydhibeen culimadii soomaalida aawey ayaga ayaa qalay iyo sheekhyadii joogay wadanka marabaan ni diin kasaayo ama tafsiir aqrinaayo marabaan waayo waxy intaas u diinayaan oo ay ka cabsanayaan dhalin yarada u dagaalamo in ay arintaas ogadaan ayey diidayaan si arimahooda loo ogaanin waa dad u shaqeeyo yahuud iyo al qaacida soomaaliyey digniin waaq qabtiin warkooda ka baxa ilaah ayaan ka baryeynaa in uu ilaah kuwaan naga qabto waa dad shayaadiin ah oo diinta ku mar marsiyoonaayo maanta haddii la dhaho subac ayaa lagalayaa mid ayaadiisa kor ka aqrinaayo majiro ama tafsiir si toos ah wax u tafsiiraayo waxaan arkay ninkii ay qaleen oo ayado aan la aqoonin ku akhrinaayo quraankana kuma jirtaa ayada la yiraahdo fa inamal jaajuusun meel ay ku jirto hala soo sheego quraaka rabigeey ayadaas ee waxaa waaye soomaalida ayaa lagu qaldayaa scw |
axmed jamaame | 9:48am on Sunday, February 7th, 2010 |

sureer Location unknown | 2:36am on Sunday, February 7th, 2010 |
Suuqa bakaaraha wuxuu u camiran yahay Alshabaab alshayaadiin iyo X-sauuq. waana meesha fidnada muqdisho laga abaabulo. waa suuqa dadka soomaaliya kadegiladahay kataajireen waxaa lagu gadaa hub iyo madaafiic umana baahna in lacaglasiiyo qofkii waxsadaqaysanaya hasiiyo masaakiinta ganacsataas qaxisay oo halaaga maataada iyo masaakiinta kamacaasha. |
SHARMARKE nederland | 1:47am on Sunday, February 7th, 2010 |
asc markahore waxaan aad usalaamaayaa bahda miisaanka dhamaan tood meelwalbo eey joogaan marka xiga waxaan leeyahay qawaariijtaan dalkeena xooga kuheesta ayaa kadan beeya maxaayeelay waxeey doonaayaan in eey dhaqaalaha loo u ruurinaayo dadka ku hanti beelay oomaskiin taan lacagt loo aruuriyo eey doolada dagaalkeey ku qaadeeso dhaqaalahaas maskiinta loo aruuriye iska ga diifacaan laakiin somalida kama in dha yaro in sha alaah waana laga saaraa dalka in sha alaah doolada ha guuleesato |
yuusuf uk | 1:42am on Sunday, February 7th, 2010 |
DAB HOLCAY WAXAA KAXUN CULIMADII EEY QALEEN SIDA SH KASHKA |