|
|
Khasaare badan oo ka dhashay Dagaal ka dhacay Deegaanka Baacadweyne ee Gobolka Mudug.
Posted to the Web
Feb 06, 09:21
|
|

Dagaal u dhaxeeyay Maleeshiyo Beeleed ayaa shalay galinkii dambe ka dhacay Deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.
Sagaal qof oo u badnaa Rayid ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaalkaas halka dhaawucuna gaarayo dhowr iyo toban qof.
Dagaaladan ayaa ahaa kuwa in muda ah soo noq-noqanayay oo aan loo helin xal waara, waxeyna salka ku hayaan muran ku aadan dhul xooluhu daaqaan iyo ka cabida Ceel Biyo iyo arrimo kale.
3 Comment(s) Xasan Nrbi | 3:50pm on Sunday, February 7th, 2010 | Waxan ad uga xumahay in la af lagadeyo beel kamida ah beelaha somaliyed walalkay ado mahadsan ina dhahda ka wanagsan ilah nbd ha dhax dhigo |
ISMADHANTO SKY | 1:49am on Sunday, February 7th, 2010 | ISMA DHAANTO MATASHADAN LOOMANA TALIYO UR BADANAA BEELAHA DAGA ........? |
Anonymous Location unknown | 10:11am on Saturday, February 6th, 2010 | hawiye ayaa isku tagaalayaan meel walbo oo soomli ka mid ah ee ilaah ha u dhibyareeyo dagaal ayee moodeen faan iyo hor mar |
Miisaanka.com miisaanka@gmail.com
|
|