Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Maxkamada Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca ee Caabudwaaq oo Xukun ku riday Nin lagu eedeeyay Falal Amni darro ah. Posted to the Web Feb 05, 10:58

Maxkamada Garsoorka Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca ee Saldhigeedu yahay Degmada Caabudwaaq ayaa xukun ku riday Nin horay loogu qabtay Falal Amni darro ah.


Sh Cabdi Wali Jaamac oo ah Madaxa Garsoorka ee Maxkamada xukunka riday ayaa cadeeyay in Ninkaas uu weerar kula kacay Ciidamada Ururka Ahlu Sunna islamarkaana uu si sharci darro ah uu hub kula dhex isticmaalay Degmada sidaasna uu ku muteystay xabsi gaaraya 13-bilood.


Waa xukunkii ugu horeeyay ee Maxkamada Caabduwaaq riday tan iyo sidii dhowaan loo aasaasay.

6 Comment(s)

WALIID   MUQDISHO

6:16am on Monday, February 8th, 2010

ANAA GUBTEE ILA GUBO BEEY WADAAN MUZAL ZALKII MUQDISHO BOOSAASO IYO LASCANOD BEY URAREEN EE XIRA HADUU AABAHAA DHALAY WAA TUUG DAROOGO CABEE GUUL AHLUSUNO YAA RABI

hajji   Galinsoor

8:44pm on Saturday, February 6th, 2010

13 bilood 1 sano 1 hal bil, war maxkamadaan goormaa la dhisay ? waa maxkamad cajaaib ah.

hajji   Galinsoor

8:43pm on Saturday, February 6th, 2010

13 bilood 1 sano 1 hal bil, war maxkamadaan goormaa la dhisay ? waa maxkamad cajaaib ah.

ruun abti doon   uk

2:40am on Saturday, February 6th, 2010

hadii uu yahay kii hooyo nawada dhashay ugama hiilinayo sharciga diinta iyo deeganku isku raaceen ee xira oo xabsiga dhiga guul

Sardheeye   Xamar

2:09am on Saturday, February 6th, 2010

dadka diida awaamiirta amaanka waa in laxiraa maxaa yeelay amaandaro waad aragteen wax xamar yaal dadkii waa ku dhamaaday marka waa danta reer caabudwaaq iyo dhamaan gobalka marka yaan loo arkin wax kalel

Rayid   Carro edeg

9:10pm on Friday, February 5th, 2010

Reer caabudwaaq danihiina idinka ilaashada cidna yaan loo adeegin caabudwaaqna dhuuni raac laguma aqoon wa billaahi towfiiq

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.