Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Ogeysiis Muhiim ah oo ku Socda Soomaalida Degan Sweden. Posted to the Web Feb 05, 01:04

Ogeysiis Muhiim ah:


Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magalada Stockholm iyo nawaaxigeeda in uu dhici doono shir muhiim ah oo ay soo qabanqaabiyeen ololaha (Charta 2008) iyo ururka nabadda iyo horumarinta Soomaaliyeed ee Sweden, Shirkaas oo lagu falanqeyn doono qodobo aad muhiim u ah oo kala ah sida soo socota.


1.     Xiriirka dadka muslimiinta ah iyo hay’da nabad sugida Sweden (SÄPO).
Waxaa ka hadli doona Prof. Janne Flyghed oo ka socda Jaamacadda Stockholm.
 
2.   Hiiladii iyo is garab taagii uu ololaha Charta 2008 u sameeyey Shacabka Soomaaliyeed xilli lagu shaabadeynayey argagaxisonimo, iyo hiilkii ay la gabar istaageen xilligii Amxaaradu dalka qabsatay.
 
Qodobkaas waxaa soo jeedinaya Prof. Mattias Gardell oo ka socda Jaamacadda Uppsala.
 
3. Marti sharafta muhiimka ah ee meeshaasi ka hadli doonta waxaa ka mid ah, Gösta Hulten oo ah Joornaaliste, ahna ninkii buuga ka qoray Mahdi Ghazali oo ahaa Muwaadin Swedish ah oo ku xirnaa Guwantanaamo Bay, iyo dad badan oo qayb ka ah  gudiga fulinta ee Charta 2008.
Charta 2008, waa olole difaaca dadka la cunsuriyeeyo iyagoo loo adeegsanaayo arrimo siyaasadeed sida Argagaxiso, Naazi, Mintid iwm.
 
4.     Ururka Nabadda iyo Horumarinta wuxuu ka war bixindoonaa xaaladda ay ku sugan tahay Soomaaliya iyo isbadalkii dhacay kaddib asaaskii barnaamijka Charta 2008 ee lagu difaacayey dadka Soomaaliyeed.
 
Haddaba, qof walba oo Soomaali ah waxaa laga doonayaa inuu ka soo qeyb galo shirkaasi muhiim ka ah si aan wax badan ugala socono xaaladaha nagu soo wajahan iyo kuwii aan soo marnay ee dalkan.
 
Qof walba oo Soomaali ah waxaa waajib ku ah inuu goor &  goob walba ka difaaco  qaddiyadda ummadda Soomaaliyeed iyo sawirka  qaldan ee somalida laga bixiyay iskana fogeyno ficilada guracan  ee diinteena & sharafka ummada Soomaaliyeed lagu dhaawacayo.
 
Shirka wuxuu dhici doonaa
 
Taariikhda: 2010-02-07
Maalintu: Axada
Sacadu waa: 14.00-17.00
Goobtu: Rinkeby Folket Hus.


Ugu dambeyntii, qof walba waxaa ku waajib ah inuu intuu u soo baxo shirarka noocaas ah ka difaaco sharafta Ummadda Soomaaliyeed fagaarayaasha, anagoo ay waajib nagu tahay inaan la guntano dadka noo gurmaday ee sameeyey Barnaamijka Charta 2008.


ISLAM – ett fall för SÄPO?
 
Regeringen ger Säpo i uppdrag att "kartlägga radikal islamism" under våren. Men åsikts registrering är förbjuden i Sverige. Vad handlar egentligen kart­läggningen om och är polisen rätt instans? Handlar det om kriminalitet? Och vad händer med rättssäkerheten?
Söndag 7 feb kl. 14
Folkets Hus, Rinkeby
Skårbygränd 1, Spånga (T-bana: Rinkeby)
ˇ Janne Flyghed inleder
Professor i kriminologi vid Stockholms universitet
och bl. a. redaktör för boken "Laglöst land"
ˇ Debatt och frågestund
-----------------------------------------------------
Därefter, c:a kl. 15
Årsmöte för Charta 2008
 

11 Comment(s)

Drunk Flashing Women   Location unknown

12:37pm on Thursday, March 4th, 2010

searching for same blog engine

ticaire   Location unknown

11:21am on Saturday, February 27th, 2010

˙ âîō ÷ōî ņęāæķ: âîņõčōčōåëüíî!! ā82÷

farah   sweden

12:47pm on Sunday, February 7th, 2010

asc waan idin salaamay dhamaan dadka soo diyaariyay shirkan waxanse jeclaa in looga hadlo shirka dhibka ay somalia ku hayaan shayaadiinta diinta ku qaraabto ee wahaabiyada ah runta alle ayaa kugu jecel cabsina asaga ayey u sugnaatay marka runta hala sheego dhibka somalia waa wahaabi ee sidii wahaabi la isaga qaban lahaa halaga hadlo

Masago   K-holm_Sweden

10:09am on Saturday, February 6th, 2010

AC SHIRKA MALOOGA HADLAA DHIBAATADA LAGU HAAYO SOMALIDA KU NOOL WADANKA SWEDEN SIDA DADKA 2-MADA SANO KU GASEEYSAN KAAMAMKA OO SHARCI LA,AANTA AH BIRI GASHOOWNA LOOGU HANJABO WAA LEDIN CELIHAA EE DIYAARSADHA BACAHIINA? SIDOO KALE MALOOGA HADLAA DHIBAATADA NAGA HESATO XAGA SHAQA LA,AANTA TAASOO AY UGU WACANTAHAY MAGACA SIDA MA,XED,MAXA,UUD,C,LAAHHI IWM HADAAD NIN MAGACIISA LADHAHO KALSSON IYO ADIGA OO LAGU DHAHHO MAXA,ED SHAQA ISLA DOONATIIN MAWLAMALKU WAXOOW ISLA MARKIIBA DAFAA MAGACAA KALSOON MARKA TAAS LAFTIRKEEDA IN LAGU SOO HADAL QAADO WAYGULA JURTAA CALAKULIXAAL WA SHIR MUHIIM IYO QODOBO KALE O XASAASI AH OO MARKI AAN MAHA IMAADO KA SHEEGI HADOOW ALA I WAAFAJIYO A/C

wardheere   Xamar

8:12am on Saturday, February 6th, 2010

WAAN LASOCONAA SHIRARKA NOOCAAS OO KALE AH WAXAA DHAQAALO LOOGU URURIYAA WAHAABIYADA INTA MAGACA LABADSHO MEESHA WAXAA LARBAA IN DHALINYARO IS QORXISA LAGA QORO MARKA HORENA LAGACTA LAGAKHAATO KADIBNA LAYIRAAHDO YAA DIINTA U DAGAALADMAYA IYO YAA KHARUUJ UBAXAYA YAADSIRAYSAA WAXAAN KULA TALINLAHAA DADKA REER SWEDEN IN AY KAFOGAADAAN NGO LAGU QARAABTO OO HABBANOOC LOOBADALAYO

hidig bashiir   sweden

12:05am on Saturday, February 6th, 2010

waan ku faraxsanahay in la qabto shirkaan oo kale waana aan kasoo qayb gelaynaa hanoolato somalia

Mahmud   Swedan

9:33pm on Friday, February 5th, 2010

Asc wan kufarax sanahay shirka waana kasoo qayb galaynaa ceebta iyo magac xumada loo soo jiidayo somalidana wan kaxunahay waana soo dhaweynaynaa cid walbo oo wax kaqabanayso

Mahmud   Swedan

9:33pm on Friday, February 5th, 2010

Asc wan kufarax sanahay shirka waana kasoo qayb galaynaa ceebta iyo magac xumada loo soo jiidayo somalidana wan kaxunahay waana soo dhaweynaynaa cid walbo oo wax kaqabanayso

sugal   sweden

7:30pm on Friday, February 5th, 2010

waa ku farax sanahay in shirkas uu yimado waqti munasab ah wayo waxa inugu dhax jir hadan somali nahay ku sharafti iyo karamadii diinta islamka u gafayo oo waliba ugarsana carurta aan wali qangarin una adega alqacida marka waxaan idinka codsanaa in aan si wada jir ah an uga hortagno walalayal.

khadiija   swedan

11:02am on Friday, February 5th, 2010

ASC AAD AYAAN UGU FARAXASANAHAY IN SHIR LOGA HADLAAYO SOMALIA UU KA DHACO SWEDAN INSHALAAH WAAN KA SOO QEYGALAYAA IDINKA ILAAH AJIR HANIGA SIIYO ISDA AAD UU ARDISAN SHARAFTA SOOMALLIA ALLAA TACK

xaaji Cali   Danmark

7:06am on Friday, February 5th, 2010

guuleysa
ceebta iyo magac xumada ay kuwa ku dhuumanaya diinta ee aan diinba war u heynin ee naloo soo diray, si walba oo aad u difaaci kartaanba u difaaca una diida soomaali ceeb, waan ka xumahay waan idiin imaan lahaa oo ka soo qaybgali lahaaye meeshaa ayaa igu fog waanse idin taageersanahay

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.