Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Afhayeenka Al-Shabaab oo Beeniyay in ay Balan uga baxeen Sh Xasan Daahir Aweys. Posted to the Web Feb 04, 23:13

Afhayeenka Al-Shabaab Sh Cali Maxamuud Raage (Sh Cali Dheere) ayaa gaashaanka u daruuray hadal dhowaan ka soo yeeray Sh Xasan Daahir Aweys oo ahaa in Al-Shabaab ay balamo uga baxeen Xisbul islaam ayna boobeen rag ka tirsanaa Xisbiga.


Sh Cali Dheere ayaa si cad u beeniyay Eedeynta ka timid Sh Xasan Daahir Aweys, wuxuuna sheegay in aysan jirin wax balan ah oo dhexyaalay Xisbul islaam iyo Al-Shabaab.


Dhanka kale Sh Cali Dheere ayaa sheegay in aysan jirin wax dhibaato ah oo dhextaala ayaga iyo Xisbul islaam ayna yihiin Walaalo Mujaahidiin ah oo isku cadow ah.


Sh Cali Dheere ayaa hadalkiisa ku soo qaatay arrimo kale oo ay kamid ahaayeen Ciidamada Kenya ee la soo dhoobay Xadka Soomaaliya iyo Gudi ka tirsan Al-Shabaab iyo Culumadooda oo loo xilsaaray taakuleynta dadkii dhibaatadu ka soo gaartay dabkii ka dhacay Suuqa Bakaaraha.


Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqata in labada dhinac mid kamid ah uu ka been sheegay Balamaha la sheegay ee ahaa in labada Koox aysan kala qaadan Maleeshiyaadka iyo Horjoogayaasha.


 

8 Comment(s)

c/qadar axmed   norwey

9:08am on Saturday, February 6th, 2010

2lbaduba waa labo dambiile oo ilaah & umada muslimka ah dimbi ka galay ilahna haka qabto umada mooryaanta diinta ilaah ka been sheegaya

Faja   Nairobi

6:49am on Saturday, February 6th, 2010

Diinta ayay noga digi jiren in 73 firqo noqon donto hada waxay aburaya culumada hada jogta 1000 firqo

sugal   sweden

5:44am on Saturday, February 6th, 2010

calidhere iyo xasan waa laba mujrimiin ah oo dhigya cab ah waxana ilah ka baryayaa in in labadaba usku baba,aan xaq daradii ay ku hesheyeen aya hadana isku dirtay xasha li lah.

Rayid   Carro edeg

10:09pm on Friday, February 5th, 2010

Cali iyo xasan wax markhaati u kala ahaa horta ma jiraan ama al shabaab iyo xisbul islaam wax idaacad ah oo goob joog ahna ma jirtaa

XAQ DOON   HAYDARABAAD

2:16pm on Friday, February 5th, 2010

WAXAAN SOO XUSUUSTAA MARKAAN ARKO SIDA CULIMADA FIRQOOYINKA UGU DIGI JIREEN

Nuur c/laahi maxmad   South afric

1:33pm on Friday, February 5th, 2010

Oday xasanow adiga balan waa lagaaga baxee markad ledahay kalunka sida biyaha uu ugu dhax nol yahay ayaan shacabka ugu nolaheynaa manta dadka ad u tur jumey say balanka waa kaga baxeynee siyasada dada shacabka yey so dhafin qandhadada dowlada islamiga ha ukenin cilan saro guriga celasha miyaha ku yalo kugal galo hadii ad sobaxdo waxa ku la joga waa balan lawayashii shabad ama shabab ama sheydan bye

Balan   Location unknown

6:30am on Friday, February 5th, 2010

Kaadibiin iyo kaadib balan isaga baxay maxaa ka micni eh ama waxaba ladhihi karaa waaba kuwaajib

Guuled   Xagardheer kenya

5:39am on Friday, February 5th, 2010

Sxbkey ina aweys calacalka iskada maaha marki ugu hore horeys oo balan lagabaxa nacas baatahy ileen mumin laba god lagamaqanino miyad hilmantay marki shariif badmadow kagaso dhuntey baranbaro ayad tahy gormad adiga dad balan ugabixi donta

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.