Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Maqaal: Calaacal Col kaama Celiyo. Posted to the Web Feb 04, 10:12


Xasan Daahir waa Oday waayeel ah oo aan ku waansamin Cilmiga iyo waayo aragnimada uu ka kasbaday noloshiisa, maxaa yeelay waxaan maqalnaa Callaacal joogta ah oo marba kasoo yeera kamana guul keeno caqabad walba oo hortimaad, laakiin waxuu caado u leeyahay inuu muujiyo inuu yahay Hogaamiye Mowqif adag oo aan la loodin karin, taase waxaa muuqata in ay meesha kasii baxeyso maalinba maalinta ka dambeysa.
 
Xasan Daahir dadka qaar waxuu isugu muujin jiray waagii Maxaakiimta inuu yahay Hogaanka kala wada Maxaakiimta waxuuna si cad dadkii kulamada la qaatay ugu sheegi jiray inuu yahay Hogaanka ugu sareeya Maxaakiimta, waa markii uu ahaa Gudoomiyihii Shuurada, waxa uuna waagaas ka badin waayay inuu Guri-ceel iska Fadhiisto oo uu Beelaha Goboladaas kaaba Qabaailkooda u Xoolo qalo.
 
Markii Asmara la tagay ee uu maqlayna in Dib loo Caleemo Saaray Sh shariif waxaa uu bilaabay Hardan kusoo gabagaboobay inuu sheegto inuu xilka ka qaaday Sh shariif Eryayna, kuna badalay Dr Cumar oo uu islahaa waa Masaar aad ku kasban karto Ciidamadaii faraha Badnaa ee Maxaakiimta abuurtay taasna waa uu ku hungoobay, waxeyna ka furasan weyday inuu naf ahaantiisa Sheegto inuu kala wareegay xilka Dr Cumar markii ay ka hor yimaadeen Beelihii laga filaayay taageerada ugu badan in ay Xizbigiisa u noqdaan.
 
Hadaba maxaa ka dhashay is magaacibitaanka Xasan Daahir inuu yahay Gudoomiyaha Xizbul-Islaam oo aan aheyn inuu Calaacal iyo Ciil ku hadaaqo maalin kasta iyo hadalo aan mira dhal laheyn oo uu la galay Alshabaab oo la ogyahay in aysan ku qancin wax aheyn in la raaco oo lagu milmo.
 
Lagasoo bilaabo Maalintii uu Dalka yimid Bool uun baa sii jaba Ciidamadiisiina waxaa la dhaafiyay Xuduudaha waxaana kasoo yeera hadalo jiljilcan xataa hadii lagau daro hadalkaan ugu dambeeyay, waloow uu labis Milatari soo gashatay, laakiin muxuu soo kordhin karaa Labis hadii ay Ciidamadiisii kala noqdeen kuwo la dilay, kuwo la Xabisay, kuwa Xuduudaha laga tilaabiyay, iyo kuwo nafta ku kaliftay in ay ku biiraan Alshabaab?.
 
Jawaabtu waa waxba!, laakiin waxaa laga yaabaa inuu ula jeeday markan inuu asaga Hogaamin doono Dagaalka dhex mari doona kooxdiisa iyo Alshabaab, taasoo macnaheedu yahay waa saacadihii ugu dambeeyay Xizbul-Islaam iyo Xasan daahir ee Saaxada Soomaliya, waxaana dad badan aad u sugaayaan maalinkaas inuu imaan doono taasna ay tahay qeybweyn oo soo dadajineysa Jidka dheer ee loo mari doono Xalka nabada Soomaliya, waayo waxaa si toos ah isugusoo hari Doona Doowlada Soomaliya oo damacsan talaabooyin wax ku ool ah in ay u qaado xaga nabada iyo Alshabaab oo Cadeystay inysan aheyn Soomali ee ay gacan kale u adeegaan Ciidana u yihiin.
 
Marka waxaa kula talin lahaa Xasan Daahir hadii uu doonayo dagaal uu lagalo Alshabaab oo natiijo keena uma furna wax aan aheyn inuu Doowlada ku biiro, hadii uusan Dagaal Dooneyna waxaa la yaab leh waxa uu u xirtay Dharka Milatari oo uu u eedeynayo Alshabaab maadaama ay si cad ugu xoog sheegteen?!!
 
Waxaan ku soo gabagabeynayaa : Xasan Daahiroow waxay dadku qaar ku moodeen, mise waxaad noqatay mise waxaan loo noqon Doonin!!.
Waxaa dad badan moodeen Hogaamiye hal adag oo aan la loodin karin, Waxaadse noqotay Ciil iyo Calaacal ma daaye, waxaanse loo noqon Doonin in mar dambe wax la moodo goodi aan dhamaan iyo guuguul aan Cadawga lagala hortagin.
 
Waxaa diyaariyay Asad Cali Axmad
asadcnx@hoitmail.com

20 Comment(s)

Al-turabi   mogadishu

8:35am on Saturday, February 6th, 2010

waxaan usheegayaa beenaale yaasha doonaya in ay iska horkeena mujahidiinta necebna guusha islamka waxaan leeyahay ku dhinta caradiina ee kadaaya hagartaamada islaamka

SYL   S/A

7:11pm on Friday, February 5th, 2010

Asc miisaanka nimanka mamula waxna ku qora waxaan idin leyahay saxaafad mel kama so gashan damiir aadane malihidin alle ka cabsina waxad ka dooraten sandareeryo laaluush qabiil naceyb heyb soc ruux ku tiigsasho meyd garaacis waxad mar walbo ku howlan tahin waxyaaba lagu yaq yaqsado ani shaqsi ahan aabaha i dhaliyay hadu umada dulmayo beri ban ka aha xasan dahir ma jecleyn ina magacisa shego balse ma jecli mana taagersani wana kaso horjeda balse maanta asiga iyo adinka miisanka ah adinka ka xun kana xarar odaygas dad qalka ah ee walalayaal towbada wa furan tahay INALAAHA YUXIBU TAWAABIIN WA YUXIBUL MUTADHAHARIN umadina maanta ayey u baahan tahay badbaado e uma baahna qolo qolo iyo qabil koox jeclaysi lacag jaceyl wa iga talo hadad tala qadaneysan
Wcs

c/salan   xamar

5:36pm on Friday, February 5th, 2010

nimarkiina aan kaxishoon beenta way qiima beeleen wababkiino illaaliya somcadiina

abu jihad   london

3:24pm on Friday, February 5th, 2010

sh xasan waa nin halyeey ah laakin wuu garab beelay laakin ilaah ayaa ugargaaraayo wuuna guuleesanayaa wuxuu karoonyahay caado khaadatada

abu jihad   london

3:22pm on Friday, February 5th, 2010

sh xasan waa nin halyeey ah laakin wuu garab beelay laakin ilaah ayaa ugargaaraayo wuuna guuleesanayaa wuxuu karoonyahay caado khaadatada

C/salaan   Khaliijka

5:46am on Friday, February 5th, 2010

Dadka halkaan fikradaha ka dhiibtay iyo kuwa webkaan wax ku qoraba umalayn maayo in aad shiiq xasan aad siyaasad xumo ku caynaysan ee sxbayaal qabiil ayaa qalbiga idinka dagay uurkana sida qaras idiin fadhiya waxaanan idin sheegayaa la dhinta nacaybkiina iyo caradiina cuqdada aad u qabtaan habar gidir ayaad la ilawdeen diiwaanka dunuubta la idanka qorayo balse ogaada beesha ninkaan ka dhashay gobanimadeeda doqon walba ayaa iska cayda mana ka xanaaqan ee dadow qabiilkii sagaashameyadii ayaa idanka guuxaya anakana kuwii shalay ladilay xataa waan halmaansanay marka gob iyo gun ma sina wabilaahi towfiq

ruqiyo   uk

1:51am on Friday, February 5th, 2010

miskiiiiiiiiiiiin mow iska fariisto oo ilmaha abkow u yahay quraanka baro saas u rooneed taladayda hadii kale alhabaab dhulka kugu jiiiiiiiiiiidaayaan tol aan nahay waa i dhibee in alhabaab dhulka kugu jiiiiiiid ee talo raac noqo walaalkaa lee latasho sh axmed daahir aweys xafidulaah prof axmed D AWEY

AWEYS IYO XIZBUL-KUFAAR   HA DHACEEN

12:09am on Friday, February 5th, 2010

Mooryaanka Xasan Dahir iyo Xizbigiisa Xizbul-kufri ha dhaceen.

Wasiirka   Gaarisa

10:39pm on Thursday, February 4th, 2010

Sh Xasan Daahir waligiisa Daarood baa ku shaqeysan jiray balse Hawiyuhu ma fahmo.
Daroodku marwalba ooy dantooda ku gaaraana waa tuuraan.
Hawiye iyo Ceyrba meesha ay taagan yihiin asagaa dhigay.
Beesha Ceyr hadii ay mar hore iska qaban laheyd Xasan Daahir maanta meel sare ayey joogi lahaayeen.
Dad maaha Xasan, Daaroodku xataa waa ogyihiin in uusan dad aheyn haba ku gaaraan danahooda.
Kun mar indhacade aa ka fiican, sababtoo ah indhacade waa tuug weynaaday oo wuxuu galaa meeshii beeshiisa dani ugu jirto.
Xasan Daahir waqtigiisa waa dhamaaday.

abajaad   manchester

10:34pm on Thursday, February 4th, 2010

waxaan la yaabay miisaanka war wixii idinka soo horjeedo fikradooda maxaad u diidaan?

Anonymous   Location unknown

10:08pm on Thursday, February 4th, 2010

Bahda Miisaanka Waxan la yaabanahay Sawirkan aad soo xusheen sida aad ula hesheen odayga koley adinku ma aadnan sameyn Sawirka lakin Munaasib ayuu ku yahay, isagu wuxuu islahaa Sawir Wanaagsan iska qaad lakin waxaad moodaa Dameer duqoobay, Xasan Dahir waa Malcuun aan Waji iyo Wanaag toona laheyn oo Qiimo beelay , koleyse haatan wuxuu ku jiraa saacdihii ugu danbeeyey Mustaqbalkiisa , bal eega Da'daas ayuu Qaatil iyo Mooryaan ku yahay, waligiisna Shar mooyee wax kheyr ah kamaanu shaqeyn , waxan u rajeyneynaa iney Meel xuni u danbeyso Wasqaanka Qalbiga adagle, Dadka Xizbigiisa ku sheega (XIZBUL-ISLAAM) waxan kula talin lahaa iney ka daayaan kuna badalaan (XIZBUL-KUFAAR) , magacaas ayaana ugu dhow marka la eego qaabkiisa iyo dhaqankiisa .

sugal   sweden

9:05pm on Thursday, February 4th, 2010

xukun jecli waxa ay ku biday tarikhda aad mel xun aad ka gasho waxayna ku biday inaad habenba aad mel ku hoyataa isdhib sida saxiibka xasan turki

xasiina1@hotmail.com   hargaysa

7:48pm on Thursday, February 4th, 2010

sh xasan daahir waa shaqsiyad umada islaamka iyo umada soomaliyeedba kaalin mugleh iyo maskaxleh kafilayaan ee waa in uu culimada islaamka katala qaataa

Xubur   Location unknown

6:30pm on Thursday, February 4th, 2010

Xasan dahir waa ruux qaloocan qaldan hadana madax adag oo an aqbalin tiise ma ahane tukale lakin manta ayey heysataa xaxana hore looyiri niki barbaarshay baahal nool kabaxsay imasa buqna gooy

Awdal Star   Borama

2:57pm on Thursday, February 4th, 2010

Xasan Aweys ha dhaco waayo fidmoole hadana aanan waxba iska celin markii dawladii Embaguetti lasoo dhisay ee ay Xamar kusoo fool lahaayeen ayuu sameeyey wax la dhaho majlisul-shuura fidmadii uu halkaa ka bilaabay ayaa ku keentay in uu Futo dameer galo fidmadii uu ka galay shacbiga somaliyeed ayaana keentay arintani ah kuududshaha isaga ayaanay dib ugu noqon doontaa ee daaya waa dambiile qarane

barre   uk

2:52pm on Thursday, February 4th, 2010

aweys waa ninkii burburiyey hawiye kkkkkkk
shalay dab xooggan ayaa suuqa mooryaanta qabsaday kkk
aweys dagaalka uu gula jiro hawiye waan ku taageersanahay kkk
mar badan ayaa lagu yiri hawiyaha: war dagaalka joojiya,kufsiga joojiya, bililiqo joojiya,diinta oo laga been sheegaayo joojiya. weey diideen

barre   uk

2:51pm on Thursday, February 4th, 2010

aweys waa ninkii burburey hawiye kkkkkkk
aweys dagaalka uu gula jiro hawiye waan ku taageersanahay kkk
mar badan ayaa lagu yiri hawiyaha: war dagaalka joojiya,kufsiga joojiya, bililiqo joojiya,diinta oo laga been sheegaayo joojiya. weey diideen

Nuhqadi   Nairobi

1:34pm on Thursday, February 4th, 2010

Marka hore shaqadiina ma in aad ku mashquushaanaa dadkaan alla & rasuulba hilmaamay mise waxa aa tihin dad calooshood u shaqaytayaal ah oo sharuurada fiirsado maxaa ugu luminaysiin waqtigiina xasan dahir & alshabaab maad ka hadashaan arimaha kale ee bulshada xataa hal qodob oo ka hadlaayo gubashadii bakaaro ma aad naan soo dhin webkiina midka aad bahwadaaga tihiin ee uu leyahay burcad saxaafadeedka daahir calasow waa maxay sababta aad u soo qaadan waydeen gubashada bakaaro mise wax faa'iido ah aad naan ka heleyn ka hadalkeda marka aad dhor qodob uga hadleysin xasan dahir ama waxaad isleedihiin ha idin af karto runtii waxa aan idin sheegayaa in aad odaygaas ku daalaydiin cid uu sharaf karabo majirto illaahi abuuray uuba ka gamban waayay marka adinka oo ba ah burcad saxaafadeed warkeeda ba daa iimaanka kiyawo ku dhuqsada yaah reer burcad saxaafadeed

Shiino   NL

1:16pm on Thursday, February 4th, 2010

Xasan makala garto talo iyo tab wax lagu hago wuxu ku jiraaa xiligii odayasha somali dhihi jiree waa maandoobay ee yaan leygu haleyn reerka hadaba waxan kula talino iyo waxan ugu talino meesha ma yaaliin

khalif   North america

1:01pm on Thursday, February 4th, 2010

Sh xasan Dahir, waxaa urroon in uu qaato taladii Sh Al-baani u soo jeediyey 94-ka ee ahayd in uu muslimiinta ka joojiyo dagaallada uu ka dhexwado.

Assa.c.w.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.