Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Dagaalo ka dhacay Duleedka Degmada walaweyn ee Shabelada hoose. Posted to the Web Feb 04, 08:50


Dagaal qadar kooban socaday ayaa dhax maray beelo wada dega dhulbeereedka ku yaala nawaaxiga degmada walaweyn oo ay ka arimiyaan maleeshiyaadka Al-Shabaab.


iska horimaadkan ayaa ka dhashay khilaaf xaga dhulka ah oo loo maara wayay xalintiisa, waxaana ku geeriyootay  5 qof oo kamid ah dhinacyadii isku dhacay tiro kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray.


Ma ahan markii ugu horeeysay oo dhiig ku daato dhul lagu muransanyahay tan iyo sidii ay u luntay dowladii dhexe ee soomaaliya ayaa dadka beeraleyda isku qabsanayeen biyaha iyo beeraha.


Odayaasha dhaqanka ayaa ku guuleystay in ay kala dhax galaan labada beel waxaana la filayaa in wada hadal uga bilaaban doono degmada walaweyn, si xal waara looga gaaro arintaas.

4 Comment(s)

haaji   Daafeed

1:08pm on Thursday, February 4th, 2010

hawiyooy dhulkeena amaan nagu siiya.

haaji   Daafeed

1:07pm on Thursday, February 4th, 2010

hawiyooy dhulkeena amaan nagu siiya.

c/risaaq cali xasan   nairobi kinya

12:54pm on Thursday, February 4th, 2010

wan kaxumahay dagaalada kasocda somali lashabaab ayaa iskudiaraya dadka somaaliyed hala is kaqato alshabaab waa alqaaido soomaliyey toosa oo kaca waa hurudiin soomaali guul

c/risaaq cali xasan   nairobi kinya

12:53pm on Thursday, February 4th, 2010

wan kaxumahay dagaalada kasocda somali lashabaab ayaa iskudiaraya dadka somaaliyed hala is kaqato alshabaab waa alqaaido soomaliyey toosa oo kaca waa hurudiin soomaali guul

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.