Madaxweynaha oo ka qeyb galay shirka Midowga Afrika, lana kulmay madax kala duwan ayaa u sii gudbaya Caasimada kenya.
Shalay galinkii dambe ayuu kulan la qaatay Raysal wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi waxayna ka wada hadleen arrimo ay kamid ahaayeen geedi socodka nabada Soomaaliya iyo in Dowladaha Gobolka ay gacan ka siiyaan Dowlada Somaaliya dib u hanashada amaanka guud ee wadanka.

Mudane Sheekh Shariif ayaa la filayaa inuu ku hakado Magaalada Nairobi oo uu kulamo kula qaato Masuuliyiin ka tirsan beesha Caalamka iyo Dowlada Kenya.
Madaxweynaha oo ah Mas'uulka ugu safarka badan madaxda aduunka ayaa tan iyo intii la doortay ka dhamaan waayay safaro is-daba joog ah, ilaa iyo haddana lama hayo wax u qabsoomay dowladiisa Sanad jirsatay.

Sh Shariif ayaa ku hanjabay in Ciidamada Qalabka sida ay dhawaan xaaqi doonaan Kooxaha Mucaaradka ee ka soo horjeeda Dowlada, wuxuuna si kaftan ah u yiri ha raadsadaan meelihii ay ku dhuuman lahayeen!
Ragga taxliiliya Siyaasada Soomaaliya ayaa qaba inuu arinku caksi noqon karo oo ay u badan tahay in xubnaha Dowlada raadsadaan wadamo ay magangalyo siyaasadeed weydiistaan, madaama Dowladu ku taagan tahay 100% taageerada Ciidamada Nabad Ilaalinta ee AMISOM.
Si kastaba ahaatee waxaa laga war dhowrayaa halkey caga dhigato Dowlada Soomaaliya, iyo in ay umaara heli doonto kooxaha Mucaaradka ee awoodoodu sii xoogaysanayso.
Wadani UK | 5:53pm on Saturday, February 6th, 2010 |
Malabsi iyo Maal jaceyl baa maankiisa qaaday ee ma mooga magan amxaar iney mowdka badineyso.
Murti iyo mowqif muwaadin haka filan nin u martiyey Meles, mayalkana u hayaan mareykan. |
fuaad balad xaawo | 7:02am on Saturday, February 6th, 2010 |
waan kaxumahay |
ruqiyo uk | 2:23am on Thursday, February 4th, 2010 |
sh shariif sida lagaaga maseersan yahay lee tuuuutaha xataa waa soo gashanay adeer xaqaaye ilaahow ishooda kaa hay ilaahow ku xafid kii somali dajiyo ilaah hakaa dhigo sh shariif horay u soco cadowgu waa badan yihii dhag jalaq ha u siin kuwa meediyaalka taagan iwm guuuuuuuuuuull aan ilaah kaaga baryaa |
ruqiyo uk | 1:49am on Thursday, February 4th, 2010 |
madaxweynaha somali nin rag iga dheh laga maseeray nimanka somali badanaa waa ka maseersan yihiin naagaha sey ugu dhareeraayaan wwwwwwwwww shilke hakugutaagnaato maseerka macsokor sh shariif guuuuuuuuuuulayso cade |
bale cadaado | 12:55am on Thursday, February 4th, 2010 |
walaalayaal ilaahay aan idinku dhaarshay haka dhigina meel la isku caayo sida qaybo kamid ah paltalk fikradihiina saliimka ah ku soo bandhiga oo aad is leedihiin wax ay tarayaan mida kale aniga waxaan taageeraa dawlada wxaana ahay dadka aaminsan inaan dawlad la,aan la noolan karin dadka hogaaminaya ama waa xumaan karaan ama waa fiicnaan karaan tan hada uu hogaaminyo mudane sh shariif waa midii ugu fiicnayd ee soo marta somaliya sababtoo ah 1 waa dawlad diyaar u ah ansixisay ku dhaqanka shareecada islaamka hadaan shaqsiyaadka u hogaanka u haya sida madaxwaynaha iyo rw wa dhalinyaro maskax fiican hadaan u soo laabto safarkii shariif wuxuu ku soo dhamaaday guul wuxuuna la kulmay inta badan madaxdii meesha imantay oo diyaar u ahaa inay somaliya tageeraan dhinaca gudahana waxaan filayaa in maalmaha soo socda lakala baxo 5-0 dalakaan dawldaa maamulaysa ilahaya idinkiis |
Warning Hargeysa | 9:56pm on Wednesday, February 3rd, 2010 |
waxaan ka codsanna dadka website ka leh iney conrolaan dadka iska qoraaya aflaagada plz and plz. waxaan ka filaayay dadka ceda qoraya in uu we bsiteka uu ugoolanina waxaan ugu baaqaya somaliweyn meel walba ee joogto waa in a an laimana isbadallo dag dag ah oona laga gud baa qofba qofkka kale u jawabaya. peace>>>> |
Hurdaaye South africa | 4:17pm on Wednesday, February 3rd, 2010 |
Asc walaalayaal waxan idinka codsanayaa inad joojisaan aflagaadada maxaayeelay meeshani waxa loogu tala galay inan fikradeena ku dhiibano ookaliya hadii adtahay qof taageera shaqsi sida shariifka ama aweys ama ad taageerto koox sida alshabab xisbiga suna ogow in qofkastaahi fikrad leeyahay |
SHILKE XAMARJAJAB | 3:53pm on Wednesday, February 3rd, 2010 |
PIAN-BOY MAWAXAADTAHAY KUWA LAGUQABO VENEZUELA KHANIISAD KHANIISADI DHASHAY BAATAHAY NAAYAA ADIGA IYO HOOYADAANA DHILOOYINKA BUURKAROOLA AYAAD TIHIIN WASAKH WASAKHADI DHASHAY |
Mr ok south afrika | 1:25pm on Wednesday, February 3rd, 2010 |
war caayda iska daaya casiwaalideenbaa tihiin adeeca madaxweynihiina oo wax u qabta dalkiina iyo dadkiin sidii gebdho dhoocilobad caytamaysan war heedh isku xishooda walaalaha wabkan waxan ka codsaa ineysan gudbin dadka caytamo figradooda ileen wax laga faiidaayo malahan caytankooda mahadsanidiin |
MW OO | 10:16am on Wednesday, February 3rd, 2010 |
SALAAN SARE MR SHARIIF WAXA AA KU SHEEGI LAHAA IN AAD ARDAYDAAYA SHABAAB IN AA WAARDIYO KA DHIGITO INTA ay xabasho ku waardiyee laheee |
piano_boy venezuela | 10:09am on Wednesday, February 3rd, 2010 |
shilke waa kula kufaa markaa ku wasaayo matara makstii ku dhashay was sheekha afka kala bax |
shilke xamarjajab | 8:54am on Wednesday, February 3rd, 2010 |
hayaay waadoofaar kii doofaarara shaydaan shariif talow maantana naagtan cad mawaxa uumooday henari kilintan balaayyo kulatagtay midkasta waa udhareerinayaa kkkkkkkkkkk |