Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Culimada waawayn ee soomalida ma gaalaysiin Dawlada federalka Posted to the Web Oct 25, 21:14

Raga kala ah  sh Xasan daahir aweys iyo sh Xasan turki,oo lagu bartay in ay gaalaysiiyaan dawlad ku sheegta soomaaliyeed, baaritaan ay sameesay bahda miisaanka ayaa waxaan ku soo ogaanay in culimada waawayn ee soomaaliyeed aysan la qabin arinkaas.


Sida la ogyahay Sh xasan daahir oo marwalba carabka ku dhuftaa in dawlada uu horboodaha ka yahay cabdullahi yusuf ay murtadiin yihiin, halka uu Xasan Turki ka gaalaysiiyay dadkii ay dagaalka isla wadeen uuna ugu horeeyo amiirkiisii Sh shariif, si dadbana u gaalaysiiyay saaxiibkiis Xasan daahir.


Ragaan oo aan ka mid ahayn culimada waawayn ee soomaaliyeed, ayaa waxay caado ka dhigteen in ay gaalaysiiyaan cidii khilaaftaba, heer ay marayso in ay dhexdooda is gaalaysiiyaan, taasina waxay cadayn u tahay in aysan ka duulayn qawaacida ahlu sunnaha ay u dajiyeen ka bixitaanka diinta islaamka.


halkaan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa hadaladii culimada waawayn ay ka dhaheen gaalaysiinta dawlada iyo dadka la shaqeeya.


Sh Cumar Faaruuq oo kamid ah culimada waawayn ee soomaalida,aana kamid ahayn garabyada isku haya siyaasada murugaysan ayaa mar la waydiiyay xukumka dawlada soo kaalmaysatay xabashida iyo dadka la shaqeeya. 


halkan ka dhageyso jawaabta Sh cumar faaruuq


Taasi waxay ku tusinaysaa aqoonta uu Sh Cumar faaruuq u leeyahay Qawaacida ahlu sunnaha. Shiikhuna wuxuu cadeeyay in Ahlu sunnaha aysan si duuduub ah u gaalaysiin qofkii gaalnimo ku dhaca ee loo baahan yahay tafsiil taasoo ah in la hubsado sababta ku kaliftay arinkaas. kooxaha dhunsan ayaa lagu yaqaanaa in ay si duuduub ah u gaalaysiiyaan muslimiinta.


Sh Umal ayaa sidoo kale tilmaamay in lakala qaadayo qofka iyo ficilkiisa, taasoo micnaheedu yahay in qof kasta oo gaalnimo ku dhacay uusan gaaloobayn, kana digay in nin walba gaalaysiiyo kii ay is khilaafaan.


Halkan ka dhageyso hadalka Sh Umal


Al-callaamah Shariif cabdinuur oo ka mid ah culimada sida weyn looga yaqaano somalia ayaa ku dhici kari waayay in uu gaalaysiiyo kuwa gaalada soo kaxeestay, taasina ay ku tusinayso  in aysan sahlanayn in qof muslim ah la gaalaysiiyo. Sh umal oo ka dhageystay cajal hadalka Shariif cabdinuur ayaa noo sheegaya.


halkan ka dhageyso Sh umal oo sheegaya hadalkii Shariif cabdinuur


 


Waxaa halkaas nooga cadaaday raga dawlada gaalaysiinaya in ay lafcad toobin ku hayaan, aysana heysan wax xujo ah. waxaana la oran karaa waa rag isku heysta madaxtinimo, haba kala duwanaatee wadooyinka ay u marayaan. sidaas darteed waxaa la oran karaa labada xasan hadalkoodu qabasho ma leh.


Bahda miisaanka oo u taagan soo gudbinta xaqaaiqda la qariyay, saari doontana miisaanka cadaalada.


:::miisaanka.com::: warbaahin miisaaman:::: miisaanka@gmail.com


 

No comments have been provided.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.