Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Dardaarano Ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj (Q 4aad) Posted to the Web Nov 25, 01:16

Waxaan Qeybtaan Afaraad kaga Hadleynaa Fadliga Maalinta Carafo iyo Fursadaha ku jira Maalintaas.


Maalinta Carafo waa maalin aad u Fadli Badan waana Maalin maamuus Gaar ah ku leh Diinta Islaamka iyo Dadka Muslimiinta, waxaana tusaya Fadliga Maalinta Carafo arimahaan soo socda:
 
1- Maalinka Carafo waa maalintii Diinka la Dhameestiray iyo Nicmada Allaah ku Maneestay Muslimiinta.
ففي الصحيحين عن عمر بن الخطاب رضي الله عنه أن رجلا من اليهود قال له : يا أمير المؤمنين ، آية في كتابكم تقرءونها ، لو علينا معشر اليهود نزلت لاتخذنا ذلك اليوم عيدا . قال أي آية ؟ قال : " اليوم أكملت لكم دينكم وأتممت عليكم نعمتي ورضيت لكم الإسلام دينا " المائدة :3 . قال عمر : قد عرفنا ذلك اليوم والمكان الذي نزلت فيه على النبي صلى الله عليه وسلم : وهو قائم بعرفة يوم الجمعة .


Xadiiskan waxaa uu Tilmaamayaa Qiimaha iyo maamuuska Maalintan : Nin Yahuud ah ayaa ku yiuri Amiirkii Mu'miniinta Cumar: Aayad Kitaabkiina ku jirta hadii ay anaga Yuhuudaa nagu soo dagan lahaeyd waxaan ka dhigan laheyn Maalinkaas Ciid, markaasuu Cumar Ibnu KHadaab Su'aalay oo yiri: waa Aayadee? waxaa Yuhuudigii ku Jawaabay waa Aayada Qur'aanka ah
{اليوم أكملت لكم دينكم وأتممت عليكم نعمتي ورضيت لكم الإسلام دين} Cumar waxaa uu yiri: waan Naqaan Maalinkaas iyo Meesha ay kula soo dagatay Nabiga Suuban [Naxariis iyo Nabad alaha Yeelee]: Aasaga oo taagan Carafa, weliba Maalin Jimca ah.
Marka Xadiiskaan waxaa laga qaadanayaa in Maalinka Carafo yahay Maalinkii mUslimiinta illaah u yaboohay inuu u kamilay Nicmadii Diinka Islaamka ee uu Illaah uga Raali Noqday Muslimiinta, taasoo tuseysa in Maalinkaan yahay maalin Barakeysan.
 
2- Waa maalin Ciid u ah Muslimiinta Sida ku cad Xadiiska Nabiga uu ku Sheegay:Maalinta Carafo Maalinta gowraca Bilaawdo ee Tobonaadka iyo Maalmaha loo yaqaan Maamaha Hilbo warashada oo sadaxda Maalin ee ka Dambeysa Maalinta Tobanaadka in ay Muslimiinta u yihiin Ciid sida ku cad Xadiiskan:
قال صلى الله عليه وسلم : " يوم عرفة ويوم النحر وأيام التشريق عيدنا أهل الإسلام ، وهي أيام أكل وشرب " رواه أهل السنن .
 
Waxaa kaloo Cumar Ibnu KHadaab laga wariyay inuu yiri waxe Soo dagatay Aayadaan ah { اليوم أكملت } Maalin Jimco ah ahna Maalin Carafo ah , waxaa uuna yiri: Labada Maalinba waa noo Ciid Illaah Mahadii
وقد روي عن عمر بن الخطاب أنه قال : " نزلت - أي آية ( اليوم أكملت ) - في يوم الجمعة ويوم عرفة ، وكلاهما بحمد الله لنا عيد "


3- Maalinta Carafo waa Maalin uu Illaah [Cw] ku Dhaartay weynideeda Daaraadeed, illaaha weyna kuma Dhaarto ilaa wax Qiimo weyn leh maahane, Sida ku Cad Aayadan :{فهو اليوم المشهود في قوله تعالى : " وشاهد ومشهود " البروج :3}.
Waxaa Sidoo kale abuu Hureyra tilmaamay Maalinta
 فعن أبي هريرة رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : " اليوم الموعود يوم القيامة ، واليوم المشهود يوم عرفة ، ... " رواه الترمذي وحسنه الألباني


Waana Witirka uu Illaah ku Dhaartay Sida ku cad Aayadan:{ في قوله : " والشفع والوتر " الفجر :3}
Ibnu Cabaas [Allaaha ka Raali Noqdee] waxaa uu ku macneeyay Shfacu inuu yahay Maalinta Ciidda Udxaha, Witirkana waxaa uu ku Macneeyay Maalinta Carfo, sidaasoo kalana waxaa ku macneeyay Rag badan oo Culimadii Salafka ka mid ah, taasoo tuseysa Maalinka Carafo Qiimaha iyo Qadarka uu leeyahay.
قال ابن عباس : الشفع يوم الأضحى ، والوتر يوم عرفة . وهو قول عكرمة والضحاك .


4- Soonka maalinka Carafo waxaa lagu Dhaafaa Dambiyada Laba Sano, Sida Nabiga Suuban Tilmamay{Waxaa lagu Dhaafaa Dembiyada Sanadkii tagay iyo sanadka soo socda},
فقد ورد عن أبي قتادة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم سئل عن صوم يوم عرفة فقال : " يكفر السنة الماضية والسنة القابلة " رواه مسلم
Xadiiskaan Dembi Dhaafka Yabooyaha waxaa uu nagu Baraarujinayaa Soonka Maalinta Carafo iyo Fadliga uu leeyahay si aan uga Faaiideysano.
 
5-Waa Maalintii uu Illaah Balanka ka qaaday ilma Aadam ee uu ku yir:{ألست بربكم} Soow Rabigiina Maahi? oo ay ku jawaabeen
{قالوا بلى شهدنا} arinkaasoo oo dhacay ka dib markii la dhameestiray Abuuristii Nabi Aadam, sidaasna waxaa Cadeeyay Xadiiskan Soo Socda:
فعن ابن عباس رضي الله عنهما قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : " إن الله أخذ الميثاق من ظهر آدم بنعمان - يعني عرفة - وأخرج من صلبه كل ذرية ذرأها ، فنثرهم بين يديه كالذر ، ثم كلمهم قبلا ، قال : " ألست بربكم قالوا بلى شهدنا أن تقولوا يوم القيامة إنا كنا عن هذا غافلين , أو تقولوا إنما أشرك آباؤنا من قبل وكنا ذرية من يعدهم أفتهلكنا بما فعل المبطلون " الأعراف :172-173 ، رواه أحمد وصححه الألباني ، فما أعظمه من يوم وما أعظمه من ميثاق .
Marka waxaa nala gudboon inaan Cumrigeena yar uga afaaiideysanio Munaasabadaha waa weyn ee uu illaah noogu talagalay inaan weax badan kaga faaiidno si Cumrigeena u Barakoobo, oo waqti yar aan u helno Ajaro fara badan oo waa weyn.
6-Maalinka Carafo waa Maalinka ugu badan ee uu illaah Naarta Dadka ka Xoreeyo, Rabina Aadoomihiisa ugu dhaw yahay, Maaligtiisana waxaa uu ugu Faanaa Cibaada badnida ilmo Aaadam Sida ku Cad Axadiistan Soo socota:
 


ففي صحيح مسلم عن عائشة رضي الله عنها عن النبي صلى الله عليه وسلم قال : " ما من يوم أكثر من أن يعتق الله فيه عبدا من النار من يوم عرفة ، وإنه ليدنو ثم يباهي بهم الملائكة فيقول : ما أراد هؤلاء ؟ "
وعن ابن عمر أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : " إن الله تعالى يباهي ملائكته عشية عرفة بأهل عرفة ، فيقول : انظروا إلى عبادي أتوني شعثا غبرا " رواه أحمد وصححه الألباني .
 
Hadaba waxaan isu dardaarmeynaa inaan ka Faaiideysano Maalinkaas Carfo si gaar ah ugu Dadaalno Soonkiisa iyo inaan illaah weydiisano inuu naga Dhaafo Dembiyada faraha badan ee aan goor walba gacmahata kula jirno, Naartana naga badbaadiyo isagaa wax walba awoodee.


Hallkan ka akhriso qeybihii hore ee darsigan soo taxnaa.


Qeybta Koowaad.


Qeybta Labaad.


Qeybta Sedexaad.
 
Waxaa Diyaariyay Calinuur Xaoogsade
calixoogsade@hotmail.com

No comments have been provided.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.