Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Dardaarano ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj (Q 3aad) Posted to the Web Nov 22, 19:35

Waxaan Qeybtaan Sadaxaadna kusoo qaadaneynaa arin Xeriir la leh Qeybtii ka hor-eysay ee ku Saabsaneyd Axkaamta Udxiyada, waayo waxaa dad Badan is
         Weydiiyaan Udxiyada malaga Bixinkaraa Meydka?.
             


Udxiyadu waa sharci sida ku cad kitaabka Sunnada iyo ijmaaca muslimiinta nabigana waxa uu ku tilmaamay fadligeeda aad inuu u weyn yahay
intaas hadii aan fadliga ugu gudubno waxaa is weydiin leh meyd malaga bixin karaa udxiyada?


Jawaabtu waa haa si kooban..
Meydka oo laga udxiyeeyo waxa ay la mid tahay ayada oo laga Sadaqeeyo ama laga Xajiyo waana arin sharciga ku banaan mana jiro wax farqiya oo u dhaxeeyo gaaritaanka ajirka sadaqda, xajka iyo gaaritaanka Udxiyada qofkii kala saarana laba isla mid ah ayuu kala saaray,
arinkaana waxa uu ku cad yahay kitaabka sunnada  ijmaaca iyo qawaacida sharciga ah sida uu sheegay ibnul qayim (allaha u Naxariistee) mana diidaan ilaa qaar ka mid ah Ahlu Bidcaha waxa uu yiri "ibnu taymiya qofka sheegto inuusan gaareynin meydka waxa ay u hadiyeeyaan muslimiinta kale waxa uu meel uga dhacay ijmaaca muslimiinta.. mar la weydiiyay malaga udxiyeyn karaa meydka waxa uu ku jawaabay ?


{waxaa banaan in laga Udxiyeeyo sida looga Xajin karaba} sidaas daraadeed culimada in badan waxay si faahfaasan uga hadleen arinkaan waxeyna sheegeen qofka Camal walba oo suuban oo uu sameeyo uuna hadiyeeyo ajirkisa inuu gaaraayo waxayna tusaale ahaan uga dhigeen sida salaada, soonka, xajka iyo sadaqada waxaana sugan in nabigu {Nabad iyo Naxariis korkiisa allaja yeelee} gowracay wan yirina kani waxan ka goowaracay Muxamad iyo Reerkiisa sidaas daraadeed culimada muslimiinta waxa ay yiraahdeen "rasuulka waxa uu u hadiyeeyay ajarka udxiyadiisa naftiisa iyo ahalkiisa, ahalkiisana waxaa ka mid ahaa kuwa nool iyo kuwa geeriyooday.
 Ibnul qayimka (allaha u Naxariistee) kitaabkiisa Alruux waxa uu ku sheegay marka uu soo arooriyay adilada kitaabka iyo sunada kadib sida tan
 وهذه النصوص متظاهرة على وصول ثواب الأعمال إلى الميت إذا فعلها الحي عنه وهذا محض القياس فإن الثواب حق للعامل فإذا وهبه لأخيه المسلم لم يمنع ............. أ . هـ
oo macnaheedu yahay:
 { Nusuustan waxa ay xoojineysaa camalka suuban ajarkiisu inuu gaaraayo meydka hadii uu ka sameeyo qofka nool arinkaana waa qiyaas cad maxaa yeelay ajarka waxaa xaq u leh qofka sameeyay hadii uu u hibeeyo walaalkiis muslimka  ahna ma reebana..}waxaa kale oo ka hadlay arinkaan Shiekh yusuf al qardaawi oo ka mid ah culimada Casrigan waxa uuna yiri {waa sharci in laga sadaqeeyo meydka sida ay ku mideysanyihiin Muslimiinta, waxaana jiro labo arin oo aysan isku khilaafin Madaahibta waana meydka oo laga sadaqeeyo iyo meydka oo loo duceeyo oo ilaahey dambi dhaaf looga dalbo...."}


Sheeq ibni cutheymiin (Allaha u Naxariistee) oo arinkan ka hadlayna waxa uu tilmamay in aan lagu gooni yeelin Meyda waxaa uuna yiri :-


 {udxiyada waxaa asal ku ah sharci ahaan kuwa nool balse sida ay maleeyaan dadka qaar oo ah in lagu gooni yeelo  dadka dhintay wax asal ah malaha..} waxa uuna hadalkiisa sii raaciyay udxiyadu meydka waxay u qeybsantaa saddex qeybood :-


1) Inuu ka bixiyo Udxiyada kuwa dhintay isaga oo raacinayo kuwa nool sida inuu qof ka udxiyeeyo Naftiisa iyo Ehelkiisa una niyeysto mid nool iyo mid dhintay arrinkaasna waxaa asal u ah udxiyada Nabiga (Nabad iyo Naxariis allaha yeelee) uu ka bixiyay Naftiisa iyo Qoyskiisa waxaana ka mid ah ahalkiisa kuwa marhore dhintay


2) inuu ka Udxiyeeyo kuwa dhintay asaga oo fulinaayo dardaarankoodii arinkaasna waxaa asal u ah Allah hadalkisa


 فَمَن بَدَّلَهُ بَعْدَمَا سَمِعَهُ فَإِنَّمَآ إِثْمُهُ عَلَى الَّذِينَ يُبَدِّلُونَهُ إِنَّ اللَّهَ سَمِيعٌ عَلِيمٌ
3) Inuu ka Udxiyeeyo kuwa dhintay Samafal ahaan ayaga oo ka madaxbanaan kuwa nool, arinkaasna waxaa qabo Culimada Xanbaliyada ajarkeeda inuu gaaraayo meydka kuna intifaacaayo ayaga oo uga qiyaastay sadaqada meydka laga bixiyo waxa uuse yiri ibni Cutheymiin: {hasa yeeshee ma qabno in lagu gaar yeelo meydka udxiyo iney Sunnada ka mid tahay maxaa yeelay Nabiga Suuban kama udxiyeynin qof ka mid ah ehelkiisa geeriyooday ka mid ah si gaar ah kamana udxiyeynin Adeerkis Xamza oo ahaa kuwa ugu jecelyahay ehelkiisa kamana udxiyeynin, caruurtiisii geeriyootay asaga oo nool waxayna ahaayeen saddex gabdhood oo reero lahaa iyo saddex wiil oo aan qaan gaarin mana ka udxiyeynin haweeneydiisii khadiijah oo uu xaasaskiisii ugu jeclaa, mana sugna in axad ka mid ah saxaabada xilligii nabiga inuu ka udxiyeeyo qof kamid ah ehelkiisa geeryooday...}


waxa la weydiyay hey,ada culimada sacudiga meyd malaga udxiyeen karaa ?
 HWaxa ay ku Jawaabeen in ay banaan Tahay Sida ay culimada kalaba uga Hadleen oo kale.


Hadaladaas Culimada muslimiinta waxaa si kooban looga qaadan karaa in meydka muslinka ah udxiyo laga bixin karo laba arin darteed:
1=hadii udxiyada loo wada niyeesto kuwa nool iyo kuwa dhintay ee Ehelada qofka udxiyada la baxaayo.


2=Hadii uu ka dardaarmo qofkii inta uusan geriyoonin waa laga udxiyeeynaa ayadoo la fulinaayo dardaarankiisii.


Arinta soo harteyna oo ah in sigaar ah looga udxiyeeyo meydka waa arin Culimada isku khilaafsan tahay, waxaana wanaagsan inaan lagu gooni yeelin.


Qeybta Koowaad.


Qeybta Labaad. 


 W/Q: Calinuur Xoogsade      
 calixoogsade@hotmail.com

No comments have been provided.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.