Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Maxaa ka jira in Shabaabku diyaariyeen hadalo uu leeyahay Sh Aweys Una gudbiyeen Hogaanka sare ee Al-Qaacida. Posted to the Web Oct 14, 01:47

Waaxda iclaamka ee Al-Shabaab ayaa dhameystirtay isku aadinta iyo tarjumida Codad uu leeyahay Sh Xasan Daahir Aweys, kuwaasoo xambaarsan hadalo uu Sh Aweys ku sheegayo in halganka uu wado uu ku saleysan yahay xukun raadis, Madaxweynihii hore ee Cabdullahi Yuusufna ay isku hayeen xukun oo uusan khilaafkoodu la xiriirin wax diin ah.


Sidoo kale Codadkan ayaa xambaarsan hadalo uu Sh Aweys ku mucaaraday howlgalo ay fuliyeen Shabaabka gaar ahaan duulaamadii ay ku qaadeen Guriceel iyo Gobolada Dhexe intii aysan soo muuqan kooxda Ahlu Sunna iyo hadalo kale oo iska hor-imaanaya ama is-burinaya.


Xogtan ay Shabaabku ka diyaariyeen Sh Aweys ayay noo xaqiijiyeen ilo muhiim ah oo lagu kalsoon yahay, waxeyna sheegeen in hadalada Sh Aweys loo tarjumay  af-carabi, si fiicana looga shaqeeyay loona gudbiyay Hogaanka sare ee Al-qaacida si ay talo uga bixiyaan.


Xogtan ayaa tilmaameysa in Shabaabku ay shaacin doonaan cajalka ay diyaarsheen isla markaana ay Hogaanka sare ee Al-qaacida ka dalban doonaan Fatwo hadii Sh Aweys raaco Dowlada Sh Shariif ama uu u weecdo dadaalada dowliga ah ee ku wajahan Soomaaliya.


Waaxda iclaamka ee Shabaabka ayaa xog sidatan oo kale ah oo ay ku jiraan hadalo is-burinaya horay uga diyaariyay Madaxweyne Sh Shariif kadibna banaanka u soo saaray markii Madaxweynuhu ka weecday wadadii Shabaabku rabeen, taasoo ugu dambeyntii loo helay fatwo ka timid Usaama Bin Laadin oo gaalaysiisay Madaxweynaha, amartayna in lala dagaalamo.


Sh Aweys ayaan wili qaadan go'aan kama dambeys ah oo uu ku kala dooranayo Shabaabka iyo Dowlada, waase lagu wargaliyay Codadka ay Shabaabku diyaarsheen iyo dhibka uga imaan kara.


Shabaabka ayaa macluumaad badan ka keydiyay Madaxdii ay ku wada jireen Midowga Maxaakimta, Macluumaadkaas oo loo adeegsanayo dagaalka Mediyaha xiliga Masaalixdu iska hortrimaado.


 


 


 


 


 

No comments have been provided.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.