Maalintii Jimcaha ee taariikhdu aheyd 21 Ogoosto, 2009ka kuna beegnayd shalay ayaa laga iclaamiyay Masjidka Nasrudiin ee Muqdisho in aan Salaad iyo Soon laga aqbaleyn cid walba oo aan u arag waajib sharci ah dagaalka lagula jiro Dowlada Soomaaliya.
Hadalkan ayaa ka soo baxay wadaad kamid ah raga wacyigalinta u qaabilsan Xarakada Al-Shabaab salaadii jimcaha kadib, mana dhicin in laga daba hadlo arrintaas sababo amni darteed.
Maaha markii ugu horeysay ee shabaabku ku kacaan arrimahan oo kale, waxaana madaxdooda sarsare horay uga soo baxay fataawooyin lagu gaalaysiiyay muslimiin soomaaliyeed oo ay ugu horeeyaan madaxda dowlada iyo dhamaan cid walba oo kalkaalisa.
Masjidka Nasrudiin ayaa ah Masjid weyn oo ku yaala aaga ay ka taliyaan maleeshiyaadka Al-Shabaab gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Baar Ubax iyo Warshada Sigaarka iyo Taraqa.
Akhriso Qormo ku saabsan Wadaad ukala garsooray DKMG iyo Mucaaradka.
Afaley Jwhr | 8:08am on Sunday, August 22nd, 2010 |
Wad salaman tahay nafisa qeyr alaha ku siyo munkaran afka aad ku radisay ilahey waa ka abal marinaya malinta qayamo kan aflagadeynayo fu'adne waxa uu ka shegay qayamo asagaa lagula xisabtami |
Ashabab anawaso Italy | 10:19pm on Monday, August 16th, 2010 |
Hadi ay isqarxiyan qawarijta kuwa uguwen sida fuad nag iyo xasan sheydan iyo godane wacal iyo aqyarta kale marke ismineyan aya waxaladhihi kara wexewadan wasax balse ine adunka jeclestan 10jirkane ee nafta kasaran |
Walawasa qawarijta Pakistan | 10:13pm on Monday, August 16th, 2010 |
Nimankan se usosocden waxa manta ujedin ine masajida ay kagadhawaqan wax anloga bahnen ayago sida xolaha kale ay u adegsadan marwalbo kuwa dhumalesiga kujira inkabadan sanadoyin mantane waxebilawen ine carab kajaran masakinta xogsatada ah sida ay qoren websityada shacabka waxa ugubaqa ine halmel kagasohorjestan kuwan anlakala aqon rag iyo dumar wexe yihin wana nisalama aqyarta barnamijka |
nafisa gurigaga | 3:43am on Tuesday, April 27th, 2010 |
waad edeb darantihiin miisaana wax ma ssraysan ee dadka islaamka cayda kadaaye mida kale webseykiinu waa war badan yahay waana been badan yahay hadaad dadka cayda ii naan ka dayna wax akhrisanaya meleh |
QIIL MAWAAYE ABUU ABUU | 11:27pm on Thursday, April 8th, 2010 |
FUAAD SHONGOLE SWEDAN CAANBUU KA AHAA CARUUR UU KADALBADAY AFRICA WAXAA LOO SHEEGAY IN UUSAN DHALIN MARKII LAGA QAADAY DNA WAXAA LOOSHEEGAY IN UUSAN NAAGTAAN HABEENA WASIN EE BYY WAA TAAS WAXA KUQASBAY IN UU UMADA QALO CARUURTANA LAAYO OO WAA QANIIS |
abuu nuha al xamari somaliya | 1:55pm on Tuesday, March 30th, 2010 |
Asc waxaa ahw ax lala yaabo amaba ah dhib umadaan ku soo kordhay qof aragti ahaan qaldamay oo hadana ummadii sii luminaayo bal baadilka ey koonbeynayaa wuxuu gaaray in ey yiraahdaana qoffkii aan dagaalka somaliya u arkin jahaad salaadiisa iyo soonkiisa lama aqabalayo yaa u sheegay in aan laa qabaleynin ma awooda rabi ayeye maamulaan waa shayaadiin dhiigyo xab ah oo aan xal somaliya ka rabain aniga waxaan u arkaaaa al shabaab iyo mareyknaku in eysan hal xabo is dhaamin waa isku mid ee waxaan dhihi lahaa uma ka daaya dagaalka iyo musiibada ALLAAH SWT haloo laabto ww |