Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Sheeko: Afartii Lamaane ee Isasiray! Posted to the Web Aug 07, 21:19


Qaybtii 1aad:


Xasan yare waa wiil 18 jir ah wuxuuna ku noolyahay guriga walaalkii Cabdi, Xasan yare wuxuu dhigtaa fasalkaa 4aad ee dugsiga dhexe. Xasan yare waa wiil furfuran oo dabeecad wanaagsan balse xanaaqiisu dhawyahay.
Xasan yare wuxuu isku diyaarinayaa imtixaankii dambe asaga iyo wiil saaxiibkiis ah oo la yiraahdo Ilkacase, xasan wuxuu ahaa nin sheeko badan,inkastoo ay gabdaha badankood isku baran jireen qaabka loo yaqaano KU NASIIBSO; (ku nasiibso waa qaab ay aalaa dhallinyaradu isticmaasho lab iyo dhadigba, wuxuuna qofku wacayaa lambar uusan garanayn kaasoo uu ku nasiibsanayo qofka ka qabta telefoonka, hadii uu ka qabto ruux aysan da’diisu ahayn inta u dhaxayso 14-30 sano hadii ay ka qabtaan sida Habar, oday ama ciyaal wuu ku daminayaa telefoonka, ama jinsigiisa oo kale balse hadii uu noqdo qofku inta u dhaxaysa da’daas aan soo sheegnay) ayaa hadan xasanyare gabdhuhu ay ka heli jireen codkiisa iyo waliba dhaqankiisa waa markii ay is arkaane.
Xasanyare oo barqo iskaga galgalanaya jooradigiisa ayaa waxaa talefoonkii soo wacay lambar uusan garanaynin asagoo yaaban ayuu gacankii kor u qaaday waxaana la is waydaarsaday hadaladan:
X.yare: Hello? Sacdiya: Hello, haa ii waran walaal?
X.yare: Haa abaayo waa khayr’e maxaan kuu qabtaa?
Sacdiya: Walaal Maxamed iigu dhiib.
X.yare: KKK,ma anaad I doonaysay mise Maxamed?
Sacdiya: Adiga Maxamed matihid Miyaa?
X.yare: Waa tumah adiga Magacaa?
Sacdiya: Sacdiya ayaa laydhahaa, adigana boowe?
X.yare: abaayo aniga Maxamed layma dhaho balse Xasanyare ayaa lay yiraahdaa,. Ma garatay?
Sacdiya: ok boowe waxaan filayaa inaad dagantahay Hantiwadaag, aniguna waxaan daganahy Hodan
X.yare: ok, telkaan idinkaa leh soomaahan oo markasta waa lagaa helayaa
La soco Todobaadka Dambe Haddii Eeebe Idmo.
W/Q:Cabdulqaadir Xasan Dooy. cabdi_doy@hotmail.com

7 Comment(s)

Afaley   Jowhar

8:51am on Saturday, August 7th, 2010

Wad mahad santahay cabdi & asxaabtisa marka salan kale ayan waxan u dirayaa faa'iso weyna mahadsan tahay sida ay ugu dhun dalosho wad ayan ku bararujinayaa walasheyda qaaliga ah waxana leygu magacaba cumar maxa'd cali {c.m.c}

ridwaan   bosaaso

3:38pm on Saturday, July 10th, 2010

aad baad umahadsantahay wad ayaan kuleeyaha waxa laga yaabaa iney gadaal kawanaag sanaato

mohamed osman   somali

11:39am on Sunday, June 27th, 2010

tani sheeko makuu noqtee iska jooji

hjhjrduhfdgjh   qahidfgd

1:33pm on Thursday, June 3rd, 2010

wara benale ana ku wassa

onbekend   lama yaqan

2:51pm on Thursday, May 20th, 2010

ninki tan sheeko ku magacaabi rabo wuxuu sheego ayuu wayay xaqiiq

aniga ahaanteyda tan sheeko ahaan maba u qori laheyn oo watiba maku dhumiyeen xaqiiq

faiza   australia

3:31pm on Sunday, April 11th, 2010

cabdi walal waxaad noqotay qoraa caadi ah mabruuk! laakiin waad qarsatay aoguuriyo...

faiza   australia

3:30pm on Sunday, April 11th, 2010

cabdi walal waxaad noqotay qoraa caadi ah mabruuk! laakiin waad qarsatay aoguuriyo...

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.