Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Adeegto ama Adeege! (Qiso la yaab leh oo ku dhacday qoys carbeed)
Posted to the Web Jun 14, 00:19


Adeegto ama adeege !


(Qiso la yaab leh oo ku dhacdey qoys carbeed) 


Sugid dheer ka dib, waxaa timid adeegtadii dalka Filibiin u dhalatey ayadoo soo gaartey gurigii qoyska hantida badan lahaa ee loo soo kireystey shaqadiisa, waxaa si diiran u soo dhoweysey hooyadii qoyskaas, waxeyna uga sheekeysey dariskeeda ayadoo ugu bishaareyneysa in ay u timid adeegtadii ay mudada dheer sugayeen, waxey guda gadashey adeegtadii la soo carbiyey hawsheedii waxeyna kasbatey raali ahaanshaha qoyskii, hooyada gurigu raaxo ayey dareemi jirtey marka ay gacanta heysato adeegtadaasi, ama marka ay tuujineyso madaxeeda kolka ay xanuun dareento ama marka ay tinteeda shaleyneyso……. 


Muddo ka dib, hooyadii qoyska waxey daahfurtey xirfad cusub oo ay leedahey adeegtadu, waxeyna ogaatey in ay si fiican u taqaano daliigga, waxeyna weydiisatey in ay jirkeeda oo idil daliigto, adeegtadiina arinkaas ma diidin….waxeyna u soo dhoweysey si laab furnaan ah…hooyadii gurigu waxey dareemi jirtey farax marka loo daliigiyo..arinkiina waxey uga sheekeysey ninkeeda, ayadoo u sheegtey in aysan waxba ka qabin in ay asagana u daliigto oo uu tijaabiyo maadaama uu ka sheegan ninkeedu daal badan oo hawshiisa la xiriirta… si taxadar leh ayuu ku ogaaladey muddo ka dib, ..waa lagu bilaabey ninkii guriga lahaa, dhowr jeerna waa loogu celceliyey…wuxuu bilaabey dareenka raaxada iyo macaanka  uu leeyahey daliiggu… shaydaankii ayaa bilaabey inuu u maceeyo arinka taasna ay keentey in ninkii uu si aad ugu soo dhowaado adeegtadii asagoo la cayaaraya, la kaftamaya, iyo asagoo si daran u jecalaaday khaadimadii, isla markaasna wuxuu bilaabey in ay laabtiisa ku soo laablaabato sidii u sameyn lahaa xumaan. 


Maalin maalmaha ayuu qoyskiisii oo dhan geeyey guri reer ay qaraabo yihiin, wuxuuna si degdeg ah ugu soo laabtey gurigiisii asagoo ku faraxsan danbiga weyn ee uu galayo…..ninkii gurigii ayuu si hal haleel u soo galey asagoo shaydaaanku qalbigiisa indha tirey.. wuxuu ku soo boodey adeegtadii asagoo weydiisanaya in ay daliigto.. adeegtadii ma diidin arinkaas… wuu u soo dhowaadey wuxuuna weydiisey in ay isku dhiibto….waa ay diidey waxeyna isku daydey in ay cararto…wuu soo qabtey wuxuuna si xoog ah uga dhigey dharkii ay xirneyd oo dhan… waa uu eegey mase balaa dhacdey muxuu arkey??? 


La yaab ayey laheyd kadiskii uu arkey ninku! Wuxuu waaba nine ee naag ma aheyn…musiibaa dhacdey…ninkii xishood iyo yaxyax ayuu dareemey.. wuxuu dib u xusuustey sida ninkaani uu ugu daliigi jirey haweeneydiisa.. dhidid badab baa ka soo shubmey dhabanadiisa…dhulkii ayaa cariiri ku noqdey ninkii….wuxuu niyadda iska yiri waa in aan ka takhalusaa ninkaan… waxa uu degdeg ula xiriirey xafiiska adeegayaasha sidii u tarxiili lahaa adeegtada ku noqotey ninka… waana la safriyey ninkii markii in muddo ah uu ku shaqeynayey magaca iyo muuqaalka adeegto daacad ah, wuxuuna reerkii uga tagey yaab iyo amakaag iyo is haaraamid… waa qiso dhab ah oo ka dhacdey wadan wadamada carabta.


Axmed Deeq Maxamed


Qaranimo2009@yahoo.com

9 Comment(s)

JAMKA   LONDON

9:57pm on Saturday, August 28th, 2010

WAA BEEN IYO SHEEKO XARIIR LA DHOODHOOBEY

Anonymous   Location unknown

9:55pm on Saturday, August 28th, 2010

WAA BEEN IYO SHEEKO XARIIR LA DHOODHOOBAY

ciise   baladweyne

5:03am on Friday, August 6th, 2010

waa wax dhicikara waana mid kamid ah habdhaqanka siyaasadeed ee dunida loogu noolaado waxaana dhicikarta in ninkaasi falka uu damcay ay kadul dhacday carada alle oo ay wuxuba ahaayeen naag

Mahamad haji   Dar salaam

9:45am on Friday, July 2nd, 2010

Waa qiso cajiib ah lakin surta gal ma ahan nin nag iskama dhigi karo nasa lobahan yahay, codna ged ayaa lobahan yahay, muqal naged ayaa lobahan yahay mise ninka nagta iska dhigay yaa sodiray ? Maxase loo sodiray dantu laha maxay ahayd? Surta gal ma ahan

Mahamad haji   Dar salaam

9:43am on Friday, July 2nd, 2010

Waa qiso cajiib ah lakin surta gal ma ahan nin nag iskama dhigi karo nasa lobahan yahay, codna ged ayaa lobahan yahay, muqal naged ayaa lobahan yahay mise ninka nagta iska dhigay yaa sodiray ? Maxase loo sodiray dantu laha maxay ahayd? Surta gal ma ahan

Anonymous   Location unknown

9:54am on Friday, May 21st, 2010

fdvdv

mcgarase   dara esalam

10:14pm on Tuesday, March 23rd, 2010

waa wax dhici kara waayo sideeda wax kasata waa macquul lkn waxaa is bwaydiin mudan ninka arintaa sameenaya maxay ahayd ula jeedadiisu maxuuse iskaga dhigayay jariyad

Leylo shiiq mustafa   Borama

10:35am on Wednesday, March 10th, 2010

Waxan layabanahay walalka shekada diyariyay gob jog miyuu ahaane watan uu leyahay qiso dhab ah maka xumi dhaleceynta uu la begsanayo hablaha lakin wadanka xata noma shegin kan u yahay

cabdiwahaab   Garoowe

9:27am on Monday, December 21st, 2009

waa arin la yaab leh lakiin see ku dhacday in nin iska dhigo naag oo u daliigo ninka iyo naagtiisa taasi macquul maahan oo maxaayeelay soo lama garteen qaabkiisa maxaayeelay naagta waa lagaran laha

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.