Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Naagtaydii waan furay gurigaygiina waan ka baxay Daawashada filimaanta awgeed!! Sheekooyin qosol iyo xikmad isugu jira, qaybta 2aad.
Posted to the Web Apr 23, 00:05

Wuxuu yiri asagoo oynaya: Waxaan aad u jeclaaday in aan daawado filimaanta, waqtigayga oo dhanna waxaan ku lumiyay in aan video soo kireysto oo daawado, ilaa aan ka jeclaaday naagihii matalayay filimka, oo aan hawada kala saaxibay.


Waxaan aad oola dhacay quruxdooda iyo qaabka ay u socdaan, iyo noolasha heerka sare ay ku matalayaan filimka, waxaan noolasheeyda oo dhan ku xiray wax khiyaali ah oo shaashada tv-ga ka socda.


Waxaan dareemay in aan si tartiib ah u galay noolal cusub, noolasha xaqiiqda aan  ku noolahay in aysan ahayn tii saxda ahayd, waxaan iska noqday nin caalam kale lahaysta., waxaan isu dhiibay noolashaas khiyaaliga ah anigoo 28 jir ah, sadax caruurna a leh.


Waxaan bilaabay in aan ka fogaado waaqica xaqiiqda ah ee aan ku jiray waxaana iska sawirtay anoo guursaday naag la mid ah kuwa aan filimaanta ka daawado, waxaana iska sawirtay noolal aan caadi ahayn iyo damaashaad.


Natiijada arintaasna waxay noqotay in aan Xaaskaygii ka jeesto oo aanba daymoon, una arkayay in ay tahay wax aan jirin, waxaan aad u laba jibaaray Daawashada filimaanta, waxaana dhici jirtay in aan ku soo ceshan jiray meelaha qatarta ah  ee noolasha khiyaaliga lagu matalayo iyo naagaha shidan ku jiraan in ka badan 20 jeer hadde waa labaatan jeer.


Xaaskayga ayaa dareentay in aanba u soo jeedin oo iska hilmaamay, arintaas oo ay aad oga murugootay, waxayna bilawday in ay i weydiiso wax igu dhacay, waxaana ku iri daal un wax kale ma jiraan, waxaana si lama filaan ah ku gaaray go'aan aad khatar u ah.


Waxaana is iri Noolasha kuwa filimaanta matala ay ku nool yihiin ayaa wax badan ka fiican noolasha qoftan iyo ilmaheeda, waxaana farta ka saaray waraaqdeedii halkaasna waxaan ku furay xaaskaygii.


Muddo kadib waxaan guursaday xaas kale, waxaaba ii soo baxaday xaaskaygii hore in ay ii ahayd janno iyo qof aad igu fiican, waxaana u galay naag baalaya ah.


Markasta oo aan hab siiyo mid kamid ah sadaxdeyda caruur ayaa ilmo fililiq iga soo dhahdaa waxaana Soo xasuusta waxa xaday caqligaygii  iyo qalbigaygii iyo garashadeydii in uu ahaa daawashada filimaanta khiyaaliga ah.


Waxaana ii soo baxaday naagaha filimaanta jila in ay ku noolyihiin noolal ka duwan midda ay filimka ku jilaan, ayna tahay noolasha xaqiiqda ay ku noolyihiin mid aad u hoosaysa  aadna u liidata.


Erayada iyo qaabka ay wax u jilayaana waa wax laga soo shaqeeyay oo ay rabaan in ay ku jahwareeriyaan masaakiinta daawanaysa sida anigoo kale.


Waan ogaaday dhagartooda lakiin goorma?  mar ay xeero iyo fandhaal kala dhaceen. Waxaan jirin bay nagu lug gooyeen Allaw i danbi Dhaaff!


W/Q:


Cawil Xasan Xaaji Adan


miisaanka.com


La wadaag sheekooyinkaada wanaagsan akhristayaasha, ku soo dir emailka hoos ku qoran mahadsanid.


miisaanka@gmail.com



 

5 Comment(s)

khaalid c/laahi   egland

3:31pm on Monday, June 21st, 2010

waa idin salaamay akhyaarta miisaanka waana sheeko xikmadaysan oo ay dad badan ubahan yihiin inay fahmaan.
waxaan layaabanahay 2bada nin oo lakala dhaho macalin sahal iyo ali mahamed horta eyaga maqarwayaan waawa yaab miisaanka bay ka"akhrisanayaan sheekada mahada-ne waxay siinayaan waaga cusub su"aal shekada waga cusub maaka "akhrisatayn mise miisaanka?

Abdulahi   Zambia

3:47pm on Tuesday, February 9th, 2010

Naga dhafa benta aan laqadan karin ilaheyna kabaqa xadith waxaa jira benta waxey kugu hanunisa fajirnimo fajirnimaduna naar

xasan cali maxamed (tiirsade)   mogadishu

7:32am on Thursday, January 21st, 2010

qaasatan waxaa saameyn ku yeesha shaqsiga daawado aflaamta mixco oo la tarjumay ee lagu tar jumay luqada carabiga waana filimo aad u cajiib ah naaga la xulayne la keenay hadal iyo dhinac walbo iyo raga ba oo gabdho badan ey caashaqeyn

macalinsahal@hotmail.com   nairobi

10:44am on Wednesday, January 20th, 2010

waxaan u,arkaa sheekadaan iyo xigmada wanaag san midwanaagsan oohaqabtirikarta aqrista yaasha waaga cusub waxaan leeyahay hakadaalina xigmadahaan .waad mahasantihiin shaqaalaha waaga cusub

Ali Mahame   Norwa

10:39pm on Thursday, December 24th, 2009

waxaan raba in aan weydiyo waga cusub waraka aad soqortaan oo wabsayada kale soqorin inteeka heshaan idinkoo raali ah

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.