Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Shabaabka ku abtirsada Biyomaal iyo Digil iyo Mirifle oo laga saaray Marka iyo madaxda Shabaabka oo la filayo in ay casilaan Abuu Mansuur, Murtadnimana ku xukumaan, xaalada ayaa aad u kacsan.
Posted to the Web Apr 08, 01:42

Al-Shabaab ayaa isugu soo aruuray Magaalada Marka, kadib markii laga soo saaray Bay Iyo Bakool iyo Kismaayaba, madaxda ururka ayaa xalay waagu ugu baryay shir looga hadlayay masiirka Abuu Mansuur iyo mustaqbalka mugdiyoobay ee xarakada.


GoŽaamada shirka ka soo baxay ayaa wili si rasmi ah saxaafada loo gudbin, waxaase la filayaa in Abuu Mansuur laga qaado Afhayeenimada xarakada, murtadnimana lagu xukumo.


Shirka ka hor ayaa waxaa magaalada laga saaray shabaabkii ku abtirsan jiray beelaha Biyomaal iyo Digil iyo Mirifle, taas oo looga aarsanayay Abuu Mansuur oo horay uga soo sifeeyay Bay iyo Bakoolka shabaabka aan ku abtirsan Digil iyo mirifle.


Warar ay heshay shabakada miisaanka ayaa tibaaxaya in Amiirka Shabaabka Axmed Godane uu damacsanyahay in uu badalo istraatiijiyada xarakada, soona celiyo xiriirkii xumaaday ee ay la lahaayeen Beesha Hawiye si loo badbaadiyo jiritaanka xarakada loona waajaho Abuu Mansuur.


Sidoo kale dhalinyaradii shabaabka ee ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa goobjoog ka ahaa madasha shirka waxaana horkacayay nin magiciisa na loogu sheegay Xasan Afrax.


Dhamaan Ajaanibtii ku hoos noolayd Al-Shabaab ayaa ku sugan Marka, waxaana hormuud u ah nin Maraykan ah oo asna la sheegay in uu madasha shirka goobjoog ka ahaa, kana mid yahay raga ay taladu ka goŽdo.


Sidii ay u dhalatay Dowlada Sh Shariif madaxda ka yahay, nabadana loo helay ayaa maalinba maalinta ka dambeysa waxaa sii baaba`ayay qoraxdooduna sii dhacaysay kooxaha mufsidiinta ah.


Cali Sahal: alisahal778@gmail.com


miisaanka.com


 

No comments have been provided.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.