Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Isma qabato dowladu waa gaalo halala dagaalamo iyo madaxda dowlada qaarkood yaan la layn
Posted to the Web Mar 29, 02:11

Isma qabato dowladu waa gaalo halala dagaalamo iyo madaxda dowlada qaarkood yaan la dilin.


Sh Cabdulqadir Cali Cumar oo ah wasiirka arrimaha gudaha, ayaa lala beegsaday qarax 23-03-09, dad bdan ayaa dhaleeceeyay falkaas foosha xumaa.


Waxaana lala yaabay in kooxihii Dowlada gaalaysiiyay dagaalkana kula jiray ay ayaguna cambaareeyeen falkaas.


Suaashu waa sidee isku keeni kartaa in dowlad ay gaalaysiiyeen dagaalna uga soo horjeedaan, hadana in ay cambaareeyaan falka lala beegsaday wasiirka?


Taasi miyay ahayn shacabka oo la marin habaabinayo iyo taageero shacab oo la raadinayo.


Qaraxa lala beegsaday Sh Cabdulqadir Cali Cumar hadii lala beegsan lahaa saaxiibada kale ee ay dowlada ku wada jiraan sida Gen Cabdi Qeybdiid, Jurile, Cirro, lagama xumaadeen lamana cambaareeyeen.


Caqligee iyo diintee ogolaan karta laba qolo oo isku dowlad ku jira isku siyaasad ah isku dustuur ah, in qaarna dhiigooda loo farabaxsado, qaarna la cambaareeyo isku dayga dilkooda.


Maxay tahay munaafaqada intaas dhan masa ninkii dowlada ku jira oo shacbiyad haysta, dhiigiisu waa xaaraan, si aan taageerada shacabka loo dhumin, hadii uu dowlada ku jiro uusan haysana taageero shacab, dhiigiisu waa xalaal si taageerada shacabka loo kasbado.


Sida muuqata cambaaraynta kooxaha ka soo horjeeda dowlada, ay cambaareeyeen qaraxa lala beegsaday wasiirka, maaha mid diin ku taagan, ee waa arin ay taageero shacab ku doonayaan.


Kooxaha Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab 2ba arrin waa in midkood loogu soo hagaago.


1-In ay dowladu gaalo tahay, lana dagaalamaan, ugaarsadaana madaxda dowlada iyo cid walba oo la shaqaysa.


2-In ay dowladu muslim tahay, dhiigooda iyo la dagaalankooduna banaanayn, ayada oo aan loo kala qaadayn hebel iyo hebel.


Arrin sedexaad oo labadaas u dhexeeya ma jiri karo, haduu jirana waaba sida la arkay, waxa uu ku qotomaa munaafaqnimo iyo shacab iska dhisid.


Cabdullaahi Adan Nuunoow.


Miisaanka.com Muqdisho.


miisaanka@gmail.com

No comments have been provided.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.