Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Ururka Cusub ee Wata magaca Culimada Somaaliyeed oo ka digay galaysiinta iyo dhiiga muslimka oo la banaysto dhageyso
Posted to the Web Mar 27, 10:46

Gudoomiyaha Ururka Cusub ee Wata magaca Culimada Somaaliyeed  Dr sheikh Bashiir Axmed Salaad, Ahna madaxa uruka al-ictisaam Ex-al-itixaad ahna sidoo kale madaxa garabka hubeysan ee ururka Al-itixaad ee lagu magacaabo Jabha islaamiya (JABISO) ayaa ku baaqay in la joojiyo hadalo aan wanaagsaneeyn oo laga jeediyo masaajida qaar ee magaalada Muqdisho,kuwaasi oo uu ku tilmaamay in ay isugu jiraan Rido ku xukumid aan sharic aheeyn iyo baneeysasho dhiiga qofka Muslimka ah,waxaana uu ka digay in arintaasi ay sababto isku dhac Muslimiinta dhexdooda ah.


Waa arin lagu farxo maanta in ay ka digeen arimahan oo kooxo badani oo shaati diin ah wata kulumeen, lakiinse waxaad moodaa in ay dabo ka keen tahay oo looga bahnaa in ay mar hore arinta ka digaan, maxaa yeelay dhibka maanta daba qabasho ma leh wuxuuna marayaa xili ay xeero iyo fandhaal kala dhaceen.


Sheikh Bashiir ma ahan nin yar oo saaxada ku cusub waa jiray intii kooxahan jireen asagana xubin ayuu ka ahaa ururada saaxada jooga ilaa u ka noqday madaxa ogu sareeya ururkii fashilmay ee Itixaad.


Haddaba Waxaan ognahay ururka Al-itixaad in uu banaystay dhiiga muslimiinta dagaalo dad badani ku hoobteen ay lug ku lahayeen, isla markaana Aabo u ah dhamaan wax maanta hubka sita ee magaca islaamka ku qaraabanaya.


Sidoo kale wey adag tahay in hadalka sheikha Samayn weyn ku yeesho Saaxada madaama uu ku lug leeyahay siyaasada wasakhaysan ee Somaaliya uuna wali madax u yahay ururka hubeysan JABHA ISLAAMIYA (JABISO) Ee garabka Al-ictisaam.


Si kastaba ha ahaatee Hadalka sheikha waa hadal fiican ahaydna in mar hore laga maqlo.


Halkan ka dhageyso Hadalka sheikha.


Cabdullahi Adan Nuunoow


Miisaanka.com Muqdisho, Somaaliya


Miisaanka@gmail.com

No comments have been provided.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.