Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Dowlad hadii la diido, dagaalku xal ma keenayaa Posted to the Web Mar 16, 00:02

Waxaa ku bilabaayaa qoraalkayga magaca ilaahay subxaanuhu waa tacalaa .
Waxaa haboon in hadaan nahay soomali aan is xasuusino waxyaabo badan
Kolay waxaa  ognahay nin kasta oo maanta xilkasa inuu ogyahay in muddo dheer
Dagaal ka socday soomaliya qaasatan caasimada  waxaa la soo maray is reeb reeb
Qabiil  waxaa loo gudbay jirooni dheer oo jufo jufo laysu arkay waxaa la gaadhay
Heerka laga gaadho iyo harumarka iyo natiijada dagaalku leeyahay intay le,eg tahay
Dhimasho , dhaawac, qax, rafaad, , waxaa la soo  arkay ciidan dawladeed oo dilaya dadkii uu amaankooda sugi lahaa, waxaa lasoo arkay ciidan jabhadeed oo la ogyahay dhaxalkii iyo
Natiijadii uu dhalay dagaalkii lagu qaaday dawladii meleteriga ee maxamed siyaad bare
Dadku waxay filaayeen in jabhaduhu wax bedelayaan balse lama helin,


Waxay noqdeen jabhaduhu furihii xumahaiyo dagaaalada ilaa maanta soconayaa
Inkastoo dadkii aasaasay aysan qorshahoodu ahayn inay dalka dumiyaan iyo
In dhibaatada inta le,eg laga dhaxlo qorshahoodana waxaa uu ahaa maamulkan hada jira waa la saluugay ee mid ka fiican keena balse guuldaro kama horeyn jabhad, waxaa lasoo maray ciidan beeleed iyo maleeshiyaad reero iyo qabaa,iil ka amar qaata,
Kuwaasoo la eeday  lana arkay wax dadka soo marsiiyeen , waxaa loo gudbay hogaamiye kooxeedyo kala qoqobay magaalada muqdisho mid weliba uu ka samaystay isbaarooyiin
Iyo xeryo ciidan uu ku quudiyo ciidankiisa dhididka iyo hantida masaakiinta ninkii diidana
La dilo , intaasoo oo hadimo , hagar , iyo hantaaturo ah waxaa laga helay dagaaladii sokeeye


Waxaa maalin maalmaha ka mida ka bilowday  magaalada muqdisho  fursadii ugu qaalisanayd oo ahayd inay mayalka talada qabtaan oo hantaan dadkii u ehelka ahaa
Samatabxinta waa culumaa,udiinka iyo aqoonyahanka iyo waxgaradka , hogaamiyayaasha dhaqanka oo aan markii hore waxba laga dhagaysan jirin,


Waxaa dhacay dagaal muqdisho ka dhaca kii ugu faa,iidada badnaa waayo waxaa uu reebay
Raad ama wax la taaban karo waxaa uu dhalay midho la guran karo mudo lixbiloodaa
Waxaa hayay talada maxaakiimtii waa lixdii bilood ay nolosha maamulka dad aan weligood arkin xitaa arkeen lixdaa bilood nidaamka iyo nabada hanaan wanaageeda.


Hadaba waxaa cajiiba oo wax aad iyo aad loola yaabo ah aniga shaqsi ahaan aan is waydiiyaa
Dadka soomaliyeed ma waxay noqdeen , juud kama juud, ama yajuuj iyo maajuuj, hadaba sida loo yaqaan waayo waxay dhisaan ayaa la yidhi derbi aan dhamaad lahayn ilaa qiyaamaha
Inkastooo aay maqaale igu tahay sheekadan hadana dadkaas la sheegayaa waa soomalida
Waxay wadaan dagaal kamana daalaan , daayin abidkood , dulmi laysku raaciyo xaqoon daaha laga qaadin , dibindaabyo waa lagu dhintaa daayin soconaysa,
Soomaliya waxaa soo maray maamulo kala duwan midna ma qaangaadhin balse maamulkii maxaakiimta waxaa uu ku qaangaadhay oo dadka soomalida iyo bulshada caalamkuba arkeen
Horumarkii la gaadhay.


Maanta miyaynu hadana daawadayaal ama goobjoogayaal ka noqon karnaa in maxaakiimtii
Ay noo bedesho burburkii jabahAdii USC, SDM, SPM. SNF, USP, SSDF, SNM,SSNM, IQB
Inay maanta maxaakiimtii isu bedesho , GARABKA JABUUTI, GARABKA ASMARA, IYO  MACSARKARKA RAASKANBOONI ,JEBISO, ALSHABAAB, XISBUL ISLAAM, IQB,


 U malayn mayo shacabka reer muqdisho oo 19 sano soo arkay kana dheregsan  macaan iyo qadhaadh waxa uu leeyahay dagaal inay dhegaha u furi doonaan nin kale oo ku baaqa
Waxaa is waydiin leh ,


Muqdisho ma caasimadii dalkaa  ? mise waa xerada tababarka ciidamada soomaliya?
Muqdisho  hoobiyaha madfaca ma dadkeeda ayaa la jeclaaday mise waa mashruuc meel kale looga keenay?


Hadii ay tahay muqdisho wadnaha iyo halbawlaha soomaliya halbawlaha waa la xidhaa hadii uu dhaawac gaadho ama dhiigfurmo  maahane lama sii gooyo,


Hadii muqdisho dadkeedu jeclaadeen inay dumiyaan oo ay hoobiyaha iyo madfaca la dhacaan
Waa nasiibkeed oo waxaa uu yidhi ninkii waalnaa ee gurigiisa iyo reerkiisa baa, biyay
Ee la yidhi maxaad sedan u samaysay , HADAAN WAALNAHAY REERKASE LEEYAHAY SIDEE LAY GELAYAA, taas oo ka dhigan dadkii lahaa muqdisho ee degana haday jeclaystaan inay dhulkoodii gubaan  waa nasiib daro muqdisho haysta maahee cid kale lagu eedi mayo,


Hadiise dagaalka muqdisho yahay mashruuc dibad ka yimi ama gudaha ka yimi oo dad kale keeneen waxaa xil ka saran yahay waxgaradka iyo hogaamiyaaasha dhaqanka iyo dhamaan qaybaha bulshada ,sida  culumada iyo aqoonyahanka , indheergaradka , odayaasha , dhalinyarada haweenka , in si isku duubniya ay uga hor tagaan,  madfaca
Dawlad wax lagu waayay iyo degaanaana , dagaal laguma keeni karayo
Waa dawladu intay doonaba itaalkeedu ha le,ekaadee waxuun ayay keentaa
Dagaalna waan aragnay waxaa noogu filan  khibrad iyo aqoontiisa araga maanta ka muuqda  guryihii bilicda lahaa e muqdisho, xabaalaha meel  kasta buuxa, curyaamiinta gacmaha iyo lugaha go,een , dadka oo qofka ugu yar firidh meel ka galay , hadaanay xabado ku dhexjirinba
Markaa umadyahay , isku duubni iyo midnimo hala raadiyo qofoowna qof kale wax haw qabane sidaad nabad ugu noolaan lahayd raadi waayo soomaalida qaar baan fahansanayn
In nabadu isaga u dan tahaay waayo colaadu qof walba way saaamaynaysaa ,
Nabaduna qof walba way saamaynaysaaa
Dedaaal nabadu lagu helay ,
Mar halaysku wada dayo.
Dabka demiya shacaboow,
Dawladoo la diidaa ,
Dagaalka oo la doonaa
Dadka  kuma kordhaayee
Dadyahaw samaha doonoo
Naga daaya dirir kale


ILAAHAY AYAA MAHAD LEH


W/Q         Abdirihiin1@hotmail.com

No comments have been provided.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.